Ree ceynaashe iyo Darood iska dheh dee ileen Waad soo wadaayekaliil wrote: Mon Mar 12, 2018 1:07 pmWaan gartay sxb,,nin laandheere ah baad tahay.ilaa imika reer caynaashe iyo reer cabdile aad bay u kala guursadaan.balwarama wrote: Mon Mar 12, 2018 11:33 am Anigu reer Caynaanshahaa reer ay isu dhigmaan aadna u xididi jireen baan ahay. Waxaan ahay reer Ugaas Magan oo reer Ugaas kasii ah. Reer Sugule waxay isu dhigmaan laandheerahanaga reer Dalal Ugaas Magan. Baha Caynaanshoo kalana waan leenahayoo Baha Magan ayaan anaguba leenahay. Lkn si aad u fahanto aan kugu sheege Maxamed Subeer reer Cabdile baan ahay

Ree cabdille is equivalent or even larger than HabarYonis .Ree Caynaashe is comparable to Ree Ugaas Magan.that's is it man
