Have you guys watch Nuh Tani?

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

ImamAhmed
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 343
Joined: Thu Jul 18, 2019 12:06 pm

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by ImamAhmed »

its too late konforia has bloated the ego of habar yonis. the buck has to be broken. waxa lo kala baxaya HYista caare iyo HYista somalilanderka. then we will decide if the project has to be aborted.
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8473
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by LeJusticier »

skywalker25 wrote: Wed Aug 28, 2019 6:45 am
LeJusticier wrote: Wed Aug 28, 2019 5:37 am Waxaan ilaabay Yusuf and his SM cisal leef habit is so embarrassing.
His tongue is beyond brown.

The man has balls for everyone, soon as Sacad Muse gets mentioned, he starts giggling like a groupie. When he gets pulled up on it he starts pulling out “I’m landheere ta HJ blah blah”
I was think if we HJ handover Joseph to SM like gabdhaha la bixiyo and ask SM yarad. Haday ka murmaan we could argue look his tongue became extremely brown. Please take him as package
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by kaliil »

[quote=LeJusticier

Caare is not the only one that have blood in his hands. There lot of Habar-lamaan who have blood in their hands and freely walking today in Ceel-afweyn. Whoever, call hero a murderer such Caare is definitely narrow minded Infected by malware tribalism.
Caare is my cousin and I have more Sacad yonis immediate family unlike Kaliil who may have never been sanaag and Ceelafwein but worshiping to him.

Takale, waxaa vise versa dig iyo dam social media ka socdaa waa iska sidii hore uun...laba wiig oo qaylo aha ka dibna sida xunbadaa la gudhi....waxaana la heli new topic. Idoor must have every two weeks new topic ay ku nefisaan.

My two cent.
Mustafa
[/quote]

Lej bal ii sheeg cida caare dilay iyo siduu gacan ku dhiigle ku noqday?hadaanad xaqiiqada iska indho tirayn ama reerkiina difaacayn waad ogtahay inay sacad yoonis iyo biciide 4 sano dagaalamayeen oo reerkiinu mar walba heshiiska jebinayeen.si nabad loo helo sacad yoonis waxay ogolaadeen ina magaaladoodii dogoble la dumiyo oo ceelashoodii la aaso.3dii sano e u horaysay dagaaladaa kamaanu hadal oo tolka dhexdiisa xiitaa maanu soo hadal qaadi jirin oo waxaanu u arkaynay laba reer oo dagaalamaya.meesha laba reer kuma dagaalamayne biciide iyo dawlada oo is kaashanaya ayaa sacad yoonis la dagaalamayay.waxanu ognahay ciidamada hj e ceelafweyn joogay inay hub iyo rasaas siinayeen biciide oo qaarna ka barbar dagaalameen oo ku dhinteen.markii biciide dagaaladii lagu jebiyey waatii ciidamadii hj magaalada ceelafweyn oo dagaal ka socon mujaahid gaaleef iyo ragii kale ku laayeen iyagoo biciide u hiilinaya.caare wuxu ka cadhooday ragaa ceelafweyn lagu laayay iyadoo magaalada dagaal ka socon.
Markuu ciidamada ka baxay waakii qardho tegey isagoo cidna waxba yeelin weliba waakii ninkii gabadha dilay e qardho ugu tegey soo dhiibay.hadii cid la xidhayo waa ina la wada xidho dadkii dhaarta jebin jiray iyo saraakiishii labada reer u kala hiilin jiray.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by theyuusuf143 »

SahanGalbeed wrote: Wed Aug 28, 2019 7:49 am
SuldaanOfSanaag wrote: Wed Aug 28, 2019 5:18 am
SahanGalbeed wrote: Tue Aug 27, 2019 1:31 pm Oo kaalay Yusuf ma kanaad isku tool tihin , Skywalker ka la yidha ?
Halka thought process ka , the ability to form or develop a set of ideas that come to a logical conclusion , ayaa laga haysta yarka .
Wuxu yidhi " It's not about war , nobody 's gonna fight , but the HY are good fighters even though they're bad in politics " .:lol:
What does being a good fighter mean here if it is not about fighting?
My belief is that war is an extension of politics and that if you're bad in politics , chances are you're not going to be good in war either
Iska hadal. When war came it will be those who are ready will fight.

They call this war a cloud over the land. But they made the weather and then they stand in the rain and say 'Shit, it's raining
I am not interested in anything you delusional fucks have to say . Please avoid quoting me in the future. If there is one thing I have learned in my 10 yrs stay in Somali net , avoid the habar yoonis as much as you can in the name of staying mentally healthy
:pac: :wow: walaahi billahi indr waa runta , qofkii caafimad kiisa u tudhanaya waa inuu dadkaas ka fogaado intu awoodi Karo. Waaba virus caadiya. Waar xitaa gabadh yaroo 20 jira oo reer kaasa hadaad istidhaahdo shukaanso haasawihiinu caaruu kula gelaya dulmi iyo cadaalad darro, waar malaa falastiin but I khadku kaaga dhacay baad is odhan :lol: . Rag iyo dumar way cabanayan wayna cadhaysan yihiin mid qoslaya kuma jiro , odayaasha ka daran. Xitaa kuwa waalan ee danbaska cunaa hanjabaya.
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8473
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by LeJusticier »

ImamAhmed wrote: Wed Aug 28, 2019 8:08 am its too late konforia has bloated the ego of habar yonis. the buck has to be broken. waxa lo kala baxaya HYista caare iyo HYista somalilanderka. then we will decide if the project has to be aborted.
Its not 90s, Isaaq are rich now, many survey indicate that wealth folks love stability.
Muse hand-rope ama jeclow ama necbow nina wadan awgii u burburin maayo.
Don't let social media's full of armchair warriors fool you. Most of Idoor diaspora use drugs to treat psychotic disorders.
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7584
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by Nomand »

original dervish wrote: Wed Aug 28, 2019 7:59 am Everybody needs to cool down.......where did this suicidal attitude come from?

A few weeks ago sl was going from strength to strength and all of sudden folk wanna burn the place down.

So far Muse Bixi hasn't launched the expected major offensive, perhaps his advisors have been reading my posts. :)

A containment operation and protection of vulnerable local communities must be implemented.

All govt officials/officers should be banned from making any incendiary statements to the media.

Muse Bixi should make a live address to both houses of parliament.......stating that he will never abandon the search for peace even if it means stepping down for the good of the nation.

Another hidden policy of bribes must be implemented, even though some folk are against it, it is a tried and trusted method of quelling rebellions.
Stolkholm syndrome is one thing but this is straight up house negro stuff

An embarresment to dulbahante
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by kaliil »

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by SahanGalbeed »

:lol: the Yusuf
Allah ha sahlo. Habar yoonista Jabuti iyo kuwan Somaliland , iney isku dad yihin ba u malayn maysid , wallahi iyo billahi .
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8473
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by LeJusticier »

Kaliil, waad ogtahay anigu kama qayb qaato fadhi ku dirir iyo cayda Isaaq dhexdiisa laakiinse anigoon caadifiyadaysnay ayaan marmar dadka soo dhex galaa oo runta u sheegaa.
1-Arinta caare hadaynu usoo noqono. Caare waa reer Ceel-afweyn waana Half Biciide. Labadaadii gacmood oo isdilaya inaad kala dhex gasho ama aad dalkaba uga cararto ayaa fiican. Taana muu samayn, intuu mushaharkii ciidanka dhexda u galay ayuu goostay.
2-Iyadoo kays 4 nin oo dhulbahante ah loo haysto ayaa silaanyo dalacsiiyey markiisii horeba. Maalintii dhawyd markuu soo noqday miyaanu isagu ku dilin labada oday ee midna 92 years ahaa mida 86 years ahaa iyo islaanta? masoo dhigaa sawirada halkan?
Takale aniga hooyaday waa Muse turwaa oo xitaa iyaga dhibaa kasoo gaadhay. Markaan arko reer galbeed adigoo kale ah oo intuu nabada ehelka ku baaqi lahaa dabka sii shiday waan naxaa.
Sheekada cidbaa dawlad u hiilisay qoloba qolada kale ayay ku shaabadaysaayee taana la soco.
Hala kala saaro arinta Ceelafwein iyo Muse handrope vs HY.
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8473
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by LeJusticier »

SahanGalbeed wrote: Wed Aug 28, 2019 9:16 am :lol: the Yusuf
Allah ha sahlo. Habar yoonista Jabuti iyo kuwan Somaliland , iney isku dad yihin ba u malayn maysid , wallahi iyo billahi .
Joseph guursada waanu idiin hibaynay. Cant you see his :kiss:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by SahanGalbeed »

Warye , anigu homosexual jokes wax qosol ah u ma aqaan. Haddad rabto inaan kula qoslo, de wax lagu qoslo la kaalay .
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by kaliil »

Lej wararka caare laga fidinayo e la leeyahay dad buu laayay waa dacaayad raqiis ah oo sumcada lagaga dilayo.caare markuu qardho kasoo baxay wuxu toos usoo galay degmada ceerigaabo oo waatii ciidamada somaliland isku dhaceen markuu degmada soo gelayay?yaa kugu yidhi dararweyne ayuu tegey?cadayn miyaad u haysaa?
ImamAhmed
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 343
Joined: Thu Jul 18, 2019 12:06 pm

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by ImamAhmed »

wallahi dowlada aad bay uu jilicsantahay. gacan bir ah ba lo bahanyahay or there will be copy cats. im just saying as a habar awal do you think anyone red sand people are coming to hargeisa to sit on the thrown. you must be kidding me. ninwalba doobadisa ha ku noqdo.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by SahanGalbeed »

Ooh , imamahmed, is that so ?
Anyone can pretend to be anything he wants on the internet , but usually Isaaq people do not refer to themselves as " sitting on a throne " .
Might have outed yourself there buddy :lol:
Anyway Lejusticier is a little bit older than you , you might wanna try someone else
Last edited by SahanGalbeed on Wed Aug 28, 2019 9:55 am, edited 2 times in total.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by kaliil »

Saalaxneef weli waad barooranaysaa sidii muuse biixi.horta muuse biixi muxuu isaga oohiyaa oo dumarkana uga oohiyaa markuu dumarka u qudbadaynayo e ka waramayo dagaaladii?maalintii ninka reer samatar la dilayna waakii ooyay e la yaabay.ninku jilicsanaa.xagaya waa ceeb inuu nin rag ahi ooyo.muuse fulaysanaa dagaalka muxuu inoogu bilaabi waayay waanu diyaargarownaye?
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”