Page 5 of 5

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Mon Apr 26, 2021 3:50 am
by original dervish
Could it be that Sahal was right all this time? :damn:

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Mon Apr 26, 2021 4:39 am
by sahal80
original dervish wrote: Mon Apr 26, 2021 3:50 am Could it be that Sahal was right all this time? :damn:
:dead: sxb ciyaalkaan xamar ma yaqaanaan xataa somalia ma yaqaanaan kulahaa garowe iyo djibouti ayaan gaaraynaa :pac:

waxay kaloo wadeen Xamar waa jareer iyo idps hawiye uma badna kkkk

Xamar waa magaalo hawiye laakin waa dad aan rabin dagaal iyo dib u noqosho intaas ayuu ninkaan halka cisho lagu jabiyay islahaa ka faaideyso ka faaideyso dagaal daalkooda.

dee markii dhabta la gaarey waa aragtey si da loo cunay hal habeen

canugaan waa midka mid ah dadka waalaya oo leh anaa hawiye ah dagaal ma rabaan hotel jaseera uu ka cararay xalay wuxuu galay madaxtooyada caawa hoobiyaaha lala dhici rabo

Xamar ma burburayso waayo 3 maalin ma qaadanayso hadana waxaa la diyaarinooyaa dagaal saf balaaran waqooyiga iyo koonfur toos xaafada wardhiigley ay ku dhuumaleysanayaan loo qabanayo inta kale safe waaye.


Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Mon Apr 26, 2021 4:54 am
by TheGrumpyGeeljire
30 years ago, Siad Barre refused to step down after destroying Somalia and was chased out by the good people of Mogadishu.

Farmaajo should take heed, he still has time to step down peacefully. Otherwise, a shameful exile awaits him.

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Mon Apr 26, 2021 5:16 am
by AbkoowDhiblaawe
Sahal new reinforcements from Raage Ceelle has arrived in Marina.

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Mon Apr 26, 2021 5:37 am
by sahal80
AbkoowDhiblaawe wrote: Mon Apr 26, 2021 5:16 am Sahal new reinforcements from Raage Ceelle has arrived in Marina.
war ninkii fakfag laha ahaa amisom iyo beesha caalamka uu saakey qaylo dhaan u diray waxay soo waceen MM. qabkii hada wuxuu leeyahay na dhexgala marka caawa waa in laga gaarsiiyo ilaa habeen danbe hadey rabaan baabuurkii weynaa asaga haku dhex haayaan
:dead:

aniga waa sheegay golfyare ka hor. daciifnimadiisa ninka ogol in xamar kala qeybsanaato ka waran oo MM hub iyo ciidamo ku dhex heestaan ninkii banaanbaxa diidayay

https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=402892

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Mon Apr 26, 2021 5:49 am
by sahal80
Amisomeey iga soo gaar adiga na maamula shaleyna sidee ciidamada u monitor gareen karaan
سبحان مغير الاحوال
:dead: :deadrose:





Adaa Rabbigaa Rasaas ka Baryee ku Raaxeyso Riinka Taangiga
:russ:

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Mon Apr 26, 2021 8:29 am
by Sbashi
This will be short-lived. It shows the government that the opposition don't want peace.
It's just a delay dactic of crying to rooble and qoorqoor after getting karbaashed. No one will listen to them from now on if they beg.

Furthermore, no one is begging amisom. You're full of fake news.

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Mon Apr 26, 2021 8:56 am
by sahal80
i talked to someone in Xamar who is close to MM and he said to me "hadii shacbiga ahaan laheen wadada airportka xataa waa xiri laheen ee waxyaabo badan ayaan nolol ahaan uga fogaanay meelo badan ayaan dartood banaanka uga joognaa "

woow majority of Xamar inay heestaan uu iiga sheekeeyay dhul badan iyo suuqyo badan waxaan weydiiyay wadajir iyo dharkenleey wuxuu yri "digniin ay u direen filish iyo guudlaawe hadeeysa soo leexan inay ka hoos bixi doonaan marka waan waan ay ku baryootamayaan maadama they r under hot water"

waxaan weydiiyay sideey hal habeen ugu fududaatey howshaan wuxuu yiri "wallahi duqa ciidamadii uu isku haleeynayay oo dhan waa ka hoos baxeen shabeelooyinkana waa ka soo dareereen kuwa badan dagaal ma ogala inay MM la galaan marka laga reebo kuwo ex shabaab ah iyo ciidamo beeleedkiisa uu hassan sheekh ku weeraray waana la cunay kuwa duufaan loo baxshey waa niman aan dhulka aqoon dagaalka habeenkana waa uga darey kurti waa carareen meel ay joogaan iyo meel ay ka dhaceyso ma oga"
:dead:






Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Mon Apr 26, 2021 10:39 am
by AbkoowDhiblaawe

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Mon Apr 26, 2021 10:40 am
by AbkoowDhiblaawe
Taliyaha yaaqshiid has also joined the opposition in Marina. Waalaso hoobanaa

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Mon Apr 26, 2021 10:50 am
by TheGrumpyGeeljire
AbkoowDhiblaawe wrote: Mon Apr 26, 2021 10:40 am Taliyaha yaaqshiid has also joined the opposition in Marina. Waalaso hoobanaa
You guys need to choose a competent Hawiye leader after Farmaajo leaves. HSM and Sheikh Sharif shouldn't be chosen again, I doubt they will bring any progress or change.

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Mon Apr 26, 2021 10:51 am
by AbkoowDhiblaawe
TheGrumpyGeeljire wrote: Mon Apr 26, 2021 10:50 am
AbkoowDhiblaawe wrote: Mon Apr 26, 2021 10:40 am Taliyaha yaaqshiid has also joined the opposition in Marina. Waalaso hoobanaa
You guys need to choose a competent Hawiye leader after Farmaajo leaves. HSM and Sheikh Sharif shouldn't be chosen again, I doubt they will bring any progress or change.
The importance is a election.

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Mon Apr 26, 2021 11:09 am
by TheGrumpyGeeljire
AbkoowDhiblaawe wrote: Mon Apr 26, 2021 10:51 am
TheGrumpyGeeljire wrote: Mon Apr 26, 2021 10:50 am
AbkoowDhiblaawe wrote: Mon Apr 26, 2021 10:40 am Taliyaha yaaqshiid has also joined the opposition in Marina. Waalaso hoobanaa
You guys need to choose a competent Hawiye leader after Farmaajo leaves. HSM and Sheikh Sharif shouldn't be chosen again, I doubt they will bring any progress or change.

The importance is a election.
With the current election process not being 1p1v, waxa badinayaa old faces :lol:

Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM

Posted: Mon Apr 26, 2021 8:56 pm
by DaahirMursal
Farmaajo must bend the knee for the sake of his own survival and the people of Somalia.