Waxad isku khaldaysa dadka iyo system Ka. Dadka isaaq iyo kuwa cagdheer belaayo kama dhexayso. Laakiin system Ka Ethiopia Ka jira ayaa u dhisan qaab keeni kara in ay isku dhacaan ogaadeen iyo Somalida kale oo dhan not just isaaq. Tusaale alaab ganacsi baad is tidhi oromia gee, Askari cagdheer baa dabeeto jidka kuu fadhiistay sifo sharci darro ah. Laba wadaa kuu furan marka sacad muusaw inaad baad siiso iyo inaad gebigiisaba meesha Ka saartid , ciidan ka cagdheer tu xaqba uma laha inuu xuduuda joogo shaqadaas federal ka leh , police Ku should be local people.mahoka wrote: Tue Oct 18, 2022 8:45 pmThere is no such thing as idoorzidane88 wrote: Tue Oct 18, 2022 2:29 pm Change the goalpost whenever cornered. You're claiming Mustafe now that's how desperate you're.Fall in line iidoorow.
Beesha Sacad muse has now good relations with cagdheer, yusuf is hj and they breed with your dhulo cousins who are allied with your mareexan enemies. The days of big qabiil groupings are over, it’s Everyman and his interest out there. Next time someone says the word isaaaq just laugh at them
We SM expect beesha cagdheer to cooperate specially in trade, otherwise we will install a fella like abdisamad (creator of jail ogaden). You can abuse HJ/hy like you abuse your boon cousins in ‘jubbaland’ state of Kenya.
Sidan wadkayga u hubo baan u hubaa inay isaaq iyo cagdheer isku dhacayan. Sacad muuse sigaar lagu bakhtiiyey buu dagaal kassna Ka bilaabmaya. Kolayba anagu hadaanu HJ nahay cidii sigaar kugu bakhtiisa waanu dilayna. Markaa buumahaga iska sii xidho dagaal waa ina daan wayne. Inaynu cagdheer dirirno danteena baaba Ku jirta. Isaaq sida keliya ee laysugu hayn karaa waa in Cid lagu jiheeyo. Adeer frontan majeerteen Ku boring bay noqotee taa cagdheer ta inagu aadiya.
