Kambuli
We dont see eye to eye when it comes somalis problem that doesnt mean we are enemies but two different pple who have different point of views.
Now let me ask you this since you claim that you hate the Tigrey ragime
Why you want to give Abdulaahi Yousuf more chance since he invited the Amxaaro invade parts of somalia in order to kill his pple.
Please try to convince me that you are not supporting him for Qabiil reasons.
I usualy dont blame Abdulaahi yousuf for taking part of the SSDF but I would have hang him for what he did in 1977, he ordered the excution of 88 men who was the most elite commando of the somali army in the front line, well that is unforgivable treason.
As for who is ruling you in somaliland which you stated in your earlier post
What Crime they commited, and to whom they did to?
Suldaan qudhac maygaag
Islamic fighters decide to pull back
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- kambuli
- SomaliNet Super
- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Qudhac,
Ilaah baa igu og la col baan ahay Tigre iyo wixii la feker ah.
Fili maayo inaan aniga iyo adigu ka doodi karno arrin qabyaalad ku saabsan. Waayo walaal, dee haddaad dib ugu noqoto waxa aad qorto waxaa ku cad inaad tirtiri lahayd qab'aailka Somaaliyeed qaarkood (Daarood) haddii aad awood u leedahay... Waa marka aan qiimeeyo qoraaladaada...
Cabdilaahi kow ayuu ka yahay kuwii Xabashi hoos galay.... taas cidina ma inkiri karto....Dhaqankaa foolsha Xun waxaa la wadaagey intii Xabashi hoosta ka gashay oo dhan.... Waanad ogtahay oo maaha wax cidna ka qarsoon...
Waxaanse anigu aan rumeysnahay ilaa iyo maanta inay dawlad xumi dhaanto anarchy... Waxaan is tusey, hadda ogow bani aadam baan ahoo waan khaldami karaa.... Haddii Cabdulqaasim... loo oggolaan lahaa inuu xukumo Somaaliya... Oo deedna si demoqraadiyad ah haddana loo dooran lahaa Madaxweyne in sidan la dhaami lahaa...
Sidoo kale, Cabdilaahi haddeer markii la doortey haddii chance-ka la siin lahaa in iyadana sidan la dhaami lahaa...
Ma qabo anigu mana rumeysni inay Xabashiyi dan ka leedahay TNG waxaan qabaa inay rabaan intaa yar ee u eg Dawladda inay qorshe ugu jiraan sidey ku dumin lahaayeen.... Xabashi waxay rabtaa inay Somaaliyi weligeed Dawlad la'aan ahaato, aakhirkana ay qaadato dhulkaa baylahda ah...
Arrinta waqooyi, haddaad u fiirsato qoraaladeyda, waan dhowrsadaa oo weligey qof magaciisa masoo qabsan... laakiin waad ogtahay igana badisaa inayna meesha fadhiyin cid aan ka mid ahayn xukuumaddii Kacaanka.... Wasiiradoodii, Generaaladoodii, Nabadsugidoodii, etcc.
Adiga Qudhac ahaan, waxaa iga su'aal ah, haddii aadba leedahay Maxaa Iiga kidhiisha Koonfur bal ii sheeg waxaad u kala guri? I hope inayna kaa ahayn yeyna weligood degine, isku dir......

Haa waa runtaa oo Daarood xabad kamaan reebeen xataa caruurta
ilaahayna ha ina gaadhsiiyo maalintaan madaxwayne noqdo, dadka loo qoordiidayaa ma yara.
Arinta chance ha la siiyo cabdulaahi waa khalad, hada waa aniga ra'yigayga waayo maalintii la doortay qudbadiisa ayuuba ku soo daray
waana tii dhalisay in baarlamaanku ku kala yaaco, oo mabuu qarsan inuu leeyahay dalka hala qabsado.
Arinta C/qaasim horta wakhtigii somali xukun dusha lagaga keenayay waa dhamaatay oo maalintuu siyaad dhacay baa u danbaysay waa in arinku ka yimaadaa shacabka waxaana u daliil THE SPEED THAT ISLAMIC COURTS CAPTURED THE SOUTH.
Waxa kaloo iyana kuu daliil ah sida somaliland u dhisantay iyadoo kala qabaai'l ah labaduba waxay yihiin iraadada shacabka.
Laakiin hadii nin Jabuuti ama Nayroobi lagu doorto oo yidhaa anigaa madaxwayne ah dee ma soconayso
Arinta maxaa kaa galay ogaw wali UN ku dalkayga somalia ayuu ugu yeedhaa.
Arinta nimanka ka taliya somaliland regimekii hore waa ku jireen waa run
laakiin dalkooda ayay u shaqaynayeen hadaanay wax crime ah gelina
waxa loo caydhsadaa waa qalad oo waxay noqonaysaa hadlii la yidhaa
dadkii dawladii hore ka tirsanaa waa in lawada diidaa IN MACALIMIINTA IYO DHAKHAATIIRTA IYO ALL CIVIL SERVICEKA LA WADA ERYAA oo noqonaysa qayr macquul.
Hadaba hadaan daacad kuu arkayo waan kaaga jawaabi lahaa sidaan xalka somali u arko, laakiin marka aad isticmaasho erayada propogandada
cadawga dee ana waa ku jikaarayaa.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 318 Views
-
Last post by newsbot
-
- 3 Replies
- 289 Views
-
Last post by Hassan_Al_Basri01
-
- 2 Replies
- 398 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 3 Replies
- 740 Views
-
Last post by original dervish
-
- 13 Replies
- 4837 Views
-
Last post by Bilis
-
- 1 Replies
- 475 Views
-
Last post by SLEW_DEM
-
- 13 Replies
- 34 Views
-
Last post by *Nobleman*
-
- 28 Replies
- 2321 Views
-
Last post by Murax
-
- 1 Replies
- 369 Views
-
Last post by Basra-
-
- 20 Replies
- 1160 Views
-
Last post by Rabshoole