We will try walaal, but my case is no better than the girl who when she was advised against sleeping around with men replied:
"Beer baas baa iga baxay, oo kolkii ay wax i weydiiyaan ayaanan maya odhan karin"
Mar kasta oo aan cahdoodo haddana waxaan is arki aniga oo aaminaya qof kale...
Inkasta oo aan Aadame cidina ka rabin abaal, oo marka aad wax la baxayso ay tahay inaad niyadda ku haysid waxa aad bixineysaa inay uun tahay hor Ilaahay iyo haben aakhiro, haddana bani aadam ayaan iska nahay oo waad dhibsan qof aad wanaajisey oo is moodaya inuu kaa caqli badan yahay ama ku sasabtayba
