puntlanders and jubbalanders come in

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

Image
Garoowe [RBC Radio] Shir ay maanta qaaten golaha wasiirrada xukuumadda Puntland ayaa si guud waxaa looga hadlay xaaladda ka jirta Puntland,waxaana warbixino laga dhageystay qar ka mid ah wasiirrada dowladda oo ka warbixiyey waxyaabihii u qab-soomay. Madaxweynaha Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shir guddoominayey kulanka maalin laha ah ee ay Khamiis walba yeeshan wasiirrada.

http://www.raxanreeb.com/2014/07/dowlad ... a-sawirro/
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

:blessed: our sade brothers are on the verge of joining puntland.
cabuudwaaq, puntland :Obama:

HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

Garoowe [RBC Radio] Dowladda Puntland ee u hoggaamiyo madaxweyne,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegtay in sannadkan loo xusi doono si ka duwan sannadihii hore 1-August oo ku beegan markii la dhisay Puntland.

..””Puntland waxaa ay xuseysa 1-August si kaduwan sannadihii hore,waxaana dhici doonna munaasabaddo ballaaran oo xusku lugu weynaynayo,..”ayaa lugu yiri qoraal ka soo baxay Puntland.

Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa lugu wada inay ka dhacdo munaasabadda ugu weyn,waxaana xilligan laga dareemaya diyaar garowga la xiriira xuska,aas aaska Puntland oo si isku mid ah ugu dhici doonna gobollada iyo deegaannada Puntland. Guddi wasiirro u badan oo u xilsaran qaban-qaabada xuska 1-August ayaa sheegay inay xilligan meel-wanagsan u mareysto diyaarinta munaasabadaha ka dhacaya Puntland,waxaana sidoo kale la adkeeyey amniga magaalooyinka waa weyn ee Puntland.

Wasiir ku-xigeenka howlaha guud iyo gaadiidka Puntland islamarkaana ah xog-hayaha gudiga qaban qaabada xuska,Cabdi Raxmaan Yuusuf Faarax (Dujaana) ayaa sheegay in sanadkaan si balaaran loo maamuusidoono sanad guurada aas aaska Puntland , iyadoo uu xaqiijiyay in si siman looga xusidoono dhammaan gobollada Puntland. Ciidamada ammaanka ayaa la arkayey iyagoo baaritan ka wada magaalada Garoowe habeen iyo maalinba,waxaana saraakisha ciidanka hoggaaminaysa ay sheegen inay adkeynayan amniga oo ay ka hortgayan khasaraha wax u dhimi kara.

Xalfado iyo fan-tisyo ayaa lugu wada inay ka dhacan Puntland,magaalada Garoowe waxaa la sheegay inay ka qeyb-gali doonan fan-tasyada ka dhacaya,ciidamada dhulka kuwa cirka iyo badda. Diyaaradaha ciidanka badda ayaa lugu wada inay muujiyan bandhiga xuska 1-August,waxaana la soo bandhigi doonna maamusyo lugu weynaynayo xuska.

Qurba-joogta Puntland ayaa dhinacooda diyaarinaya munaasabaddo la mid ah kuwa ka dhacaya gudaha Puntland,waxaana ay xusi doonan 1-August. Puntland,waxaa la dhisay sannadkii 1998,waxaana xilligan ay jirsatay 16-sanno,isbadalo iyo hurumaro kala gadisan ayuuna sannad walba ku dhalanayey. Raxanreeb ayaa shacabka Puntland ugu hambalyeenaysa xuska aas aaska Puntland.
http://www.raxanreeb.com/2014/07/1-augu ... ihii-hore/

getting ready for 1 august :win:
knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by knet »

HusseinHassan wrote::blessed: our sade brothers are on the verge of joining puntland.
cabuudwaaq, puntland :Obama:

All of Galgaduud should come under Puntland. :ugeek:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by original dervish »

This is tremendous news......truly a game changing event on the Somali peninsula. :D :som: :up:
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by Talo alle udaa »

Puntland could not unite the Harti confederation, Dhulbahante, Warsangeli, iwm.
Puntland was handicapped by ina Yey, who wasted thousands of it's men in Xamar and Baidoa.
So far puntland has yet to recover from that fiasco.
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

Talo alle udaa wrote:Puntland could not unite the Harti confederation, Dhulbahante, Warsangeli, iwm.
don't fall for the propaganda orchestrated by the anti-darod elements.
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

GOLAHA NABADA & HORUMARINTA BEESHA DHULBAHANTE EE JUBBA LAND SOMALIA

HORDHAC

Golohu wuxuu ka yimid dhamaan bulshada ka soo jeeda beesha dhulbahante ee ku sugan Magaalada kismaayo kadib marka ay qaateen shirar goos goos ah dhalinyarada, haweenka, aqoonyahanada, siyaasiyiinta, ganacsatada, iyo guurtida beesha dhulabante kadibna waxay isla qaateen in ay laga maarmaan tahay in la dhiso gole talada beesha gooya iyo hormarinta dhaqanka dhaqaalaha beesha ee uga baahan tahay deegaanada Jubba land.

XEER HOOSAADKA GOLAHA

1. Golohu waxay ka kooban yihiin 21xubnood , kuwaas oo u kala qeybsamaya seddex guddi, waxaana shir gudoonka iska leh Ugaaska beesha
2. Guddida guurtida oo ka kooban 9xubnood
3. Shirka goloha wuxuu qabsoomayaa marka la helo (Quaram) ama inta badan Golaha
4. Go,aanada goloha waxaa lagu gaarayaa hal dheeri
5. Guddiga dhaqaalaha tiradoodu waa 5xubnood
6. Guddiga arimaha beesha tiradoodu waa 7xubnood
7. Xubnaha golaha qofkii wuxuu leeyahay hal cod haddii natiijada codku sinnaadaan shirgudoonka wuxuu yeelanayaa labo cod

XUBINIMADA GUDDIGA WUXU QOFKU WAAYI KARAA

1. Qofka oo ka horyimaada qorshaha iyo hormarka beesha markay ku cadaato, golaha ayaa la hor keenayaa codna waa looqaadayaa, xubinimadana wuu waayi karaa haddii codku isku raaco
2. Wuxuu kaloo qofku ku waayi karaa dhimasho
3. Haddii qofku iska casilo iyana wuu waayayaa

UJEEDDADA GOLAHA NABADA & HORUMARINTA

Waa Gole horumarinta bulshada beesha ee dhaqanka dhaqaalaha arimaha bulshada & dhiirigelinta maalgashiga ee jaaliyadaha dibada dibu dejinta deeganadii la deganaa burburkii dawladii ka hor soo celinta sumcadii beeshu ku lahayd Jubba Land maaha Xisbi ama siyaasi ah

WAAJIBAADKA GOLAHA

1. Horomarinta deegaameenta beesha siiba degmooyinka laga bara kacay in dib loo deegaameeyo sida degmooyinka Waldeyna, Korimo, Jiroole, Mugaambo iyo dhasheega.
2. Hormarinta wax barashada dhulka la deegaameen doono.
3.Caafimaadka dhulka bulshada ku soo noqon doonta degmooyinkooda
4. Golohu wuxuu taageerayaa maamulka Jubbaland iyo sidey beeshu uga qeyb qaadan lahayd awood qaybsiga saamiyada Maamulka
5. Golohu wuxuu dhiiri galinayaa maalgashiga, ganacsiga, shirkadaha dhismaha, iyo abuurida ila dhaqaale.
6. Abaabulka iyo wargalinta qeybaha kala duwan ee beesha dhulbahante iyo wacyi galinta sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen horomarka deegaanka iyo dowladaba .
7. Goluhu wuxuu u xilsaaran yahay mideynta beesha iyo beelaha kale ee la dagan iyo sidii nabad loogula noolaan lahaa dhamaan beelaha deegaanka.
8. Golohu wuxu u xilsaaran yahay la xaajoodka beelaha kale iyo maamulka Jubbaland wixii hawlo ah ee looga baahdo.
9. Golohu wuxuu taageerayaa howlaha samafalka,iyo dhiiri galinta in la abuuro NGO & Hayado samafal oo beeshu leedahay,
10. Golohu wuxuu abuurayaa sanduuq dhaqaale oo qaaraanka beesha lagu horumariyo hawlaha beesha waxaana laga bilaabayaa gudaha & dibadaba
11. Golohu wuxu xaq u leeyahay in uu iska magacaabo gudi gaar ah oo shaqo muhiim ah oo laga maarmi waayey ama arimo baahida keentay {force majore}
12. Golohu wuxuu qurbajoogta dhulbahante kala shaqeyndoonaa wixii qorshe ah oo ay uga baahdaan gudaha dalka waxayna la wadaagi doonaan xogta (information sharing) si joogta ah .

YOOLKA GOLAHA

1. waa in bulshadeena la gaarsiiyo in ay heleen qorshe iyo talo mideysan oo lagu maamulo beel weynta dulbahante ee ku nool deegaanada Jubbaland
2. waa in dadka beeshani gaaran hormar xaga deegaanka oo ay helaan degmooyinka mustaqbalka ay doorashada laga soo gali karaan
3. golahani wuxuu gacan buuxda u fidin karaa cidii ehel ah ee waydiisata in ay ka saacidaan talada & wadajirsidda islaamka ogol yahay
4. golahani ka caagan yahay wax kasta oo ka hor imaanaya diinta islaamka iyo kuwa dhaqankeeda bulshada waa in ay kula taliyaan ku dhaqanka shareecada islaamka .
5. golaha nabada iyo hormarinta qorshe beeleedka ku saabsan mustaqbal dhow iyo midka dheer ee deegaanka iyo arimaha bulshada ee beeshaas, sidaa darteed cidna qatar kuma aha mana jirto cid wax loogu dhimayo.
6. Xubnaha golahan ka tirsan ee kuna jira ururada bulshada ama gudiyo beeleed kale oo ah ilaa heer Harti ama Kablalax wey u madax banaan yihiin xeerkuna ma diidayo.
7. Golaha wuxuu xoojinayaa kuna talinayaa wada jirka & wada noolaanshaha Beesha Harti in ay tahay lama taabtaan

MAGACYADA XUBNAHA GOLAHA NABADA IYO HORI MARINTA BEESHA DHULBAHANTE EE JUBBA LAND

1. Ugaas Axmed Siraad Boqow shir gudoonka golaha nabada iyo hormarinta
2. Yusuf heybe abokor {caaqilka faarax garaad}
3. Abdi moliid cilmi cadde {caaqilka maxamud garaad}
4. Abdi cismaan barre {caaqilka baho nugaaleed}
5. Muqtaar abdi adaan {sarkaal}
6. Abdi risaaq axmed warsame {sarkaal}
7. c/qani dhuux afcad {sarkaal}
8. maxamuud maawel {sarkaal}
9. Istir Xaaji Cige
10. sahra cali xasan
11. abdi fatax aadan c/laahi
12. nuuradiin maxamuud aadan
13. khadar cabdi cali
14. c/laahi xirsi maxamuud
15. cismaan macalin nuur {xerow}
16. maxamed haaruun maxamuud
17. saxardiid cabdi cali
18. saleebaan abdi shakuur aadan
19. c/raxmaan xuseen xasan
20. axmed abdi maxamed {axmed keyd}
21. Deeqa Ismaaciil Aw Cali

http://allssc.com/2014/07/daawo-akhri-m ... -yeesheen/
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by knet »

Image
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

puntlanders/jubbalanders having fun in nairobi in the 1st august 2013 celebration. :up:



1st august 2014 only few days away :blessed:
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

:lawd: wasiir anisa!
i wonder if she's single :shaq:

User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by thegoodshepherd »

Wasirada Arimaha Haweenka

:whew:
Image
User avatar
STARKAST
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5153
Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
Location: Bale mountains, Somali Galbeed

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by STARKAST »

nice stuff
Last edited by STARKAST on Fri Jul 25, 2014 10:22 pm, edited 1 time in total.
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by thegoodshepherd »

EU delegation arrives in Kismayo, Jubaland. The delegation discussed economic development, infrastructure rehabilitation, and agriculture.

Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”