Tartan ay soo qaban qaabiyeen ururka Ardayda Jaamacada Bariga Afrika faraceeda magaalada Buuuhoodle ayaa loo qabtay ilaa 4 dugsi sare oo kuyaala magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Dugsiyada Tartanku dhexmarayey oo kala ahaa, Hawd, Samatar Baxnaan, Furqaan & Shaxda School, ayaa dhamaantood muujiyey akhaaag, deaal dheeri ah & dhiiranaansho.
Ciyaarta kama danbaysta ah oo dhexmartay Shaxda Secondary Sxchool & Hawd, waxaana guushu raacday dugsiga sare ee Hawd Secondary School Buuhoodle. Munaasibad Tartanka lagu soo afmeerayo ayaa lagu qabtay qaybta sare ee Hotel Cabbdigurey Palaza, waxaana halkaa abaalmarino la gudoonsiiyey arydayda Hawd ee ku guulaystey Tartanka.
Re: puntlanders and jubbalanders come in
Posted: Mon Jul 28, 2014 2:45 pm
by Righteous
Great topic! Keep up the good work Hussein and co. Guul Federalism, Guul Somalia.
HusseinHassan wrote: some of the girls in the audience + the hosts.
puntland tv
Damn, I actually enjoyed that even though I did not understand some of the things the hosts were saying. What the hell is "far kama qoodna fanoole" even mean? Is Faduumo Duur from Puntland?
Puntland's 16 anniversary is going to be big, I assume. For the past couple of years the anniversary always fall in the middle of Ramadan and people either celebrated early (if they could) or did not bother with it. One more day and we shall see.
Re: puntlanders and jubbalanders come in
Posted: Thu Jul 31, 2014 8:41 pm
by HusseinHassan
(Sawirro) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas oo xariga ka jaray mashaariico horumarineed oo laga fuliyay gobolka Nugaal iyo kuwo hor leh oo uu dhagax dhigay.
(Pi Garowe) Madaxweynaha dowladda Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xariga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga fuliyay gobolka Nugaal iyo kuwo horleh oo uu dhagax dhigay. Madaxweynaha ayaa si rasmi ah ufuray buundada Midigar ee kutaala tuulada Sunijiif halkaas oo shantii bilood ee ugu dambeysay lagu waday dhismo kadib markii ay buundadu ku go’day roobabkii duufanada watay ee sanadkii hore ka da’ay qaar kamid ah gobolada Puntland.