







































Moderator: Moderators
Daawo qaabkii looga ciiday magaalada Kismaayo
[size]Madaxwaynaha Puntland oo qado sharaf u sameeyay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Iyo Cuqaashi la socotay(sawirro)[/size]
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta xarunta Madaxtooyada Dowladda Puntland ee magaalada garoowe qado sharaf ugu sameeyay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo Cuqaashi la socotay ee dhawaan Soo gaaray Magaalo madaxda Caasimada Puntland .
Kullanka Qado sharafta ah ayaa waxaa Madaxwayne Gaas ku wehliyay Madaxwayne Ku Xigeenka Dowladda Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay,Wasiiro katirsan Xukuumada Puntland,Xildhibaano iyo Saraakil katirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland.
Shir gaar ah oo qadada kadib ay wada qaaten Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas,Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Camay,Garaad Saleebaan iyo cuqaashi kale ee la socotay ayay isla qaaten in laga wada shaqeeyo midnaanta iyo wada jirka Puntland.
Sidookale Beesha Ugaaryahan oo uu hogaaminayay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa sheegtay inay ka aqbashay Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gogashii wadahalka ee uu horay u dhigay Madaxweynaha Dawlada Puntland.
http://www.dhanaanmedia.com/2014/07/mad ... a-socotay/
Puntites have always had a semblance of peace, prosperity and order, traders by nature, our people have always been autonomous and proud. For thousands of years, the guardians of Dal-Udug have ensured that every inch of ancestral land is safeguarded. Insha'allah the torch shall be passed onto the future generation".
Today we celebrate the 16th Birthday of Dal Udug/Puntland.