Page 47 of 53
Re: Qaraami appreciation thread.
Posted: Fri Mar 21, 2014 8:52 pm
by Meyle
Re: Qaraami appreciation thread.
Posted: Fri Mar 21, 2014 9:57 pm
by LeJusticier
Re: Qaraami appreciation thread.
Posted: Fri Mar 21, 2014 10:56 pm
by HooBariiska
Re: Qaraami appreciation thread.
Posted: Fri Mar 21, 2014 11:01 pm
by HooBariiska
Re: Qaraami appreciation thread.
Posted: Sat Mar 22, 2014 8:47 am
by Meyle
Markii iigu dambeysey Axmed Salebaan Bidde was living in Calaamadaha. Ilaahay cimriga ha u dheereeye.
Dhayal looma heesee,
Dharaarti aan ku caashaqay,
Ee aad dhibtaadiyo,
Igu dhalisay hawlahan,
Dhulka oo gugii da’ay,
Dhinacaydan maqaaddiish (Muqdisho),
Dhankan midig baddii tahay,
Bidixduna dhir iyo doog,
Ciiddan dhabaq guduudka ah,
Ee dhiin lo’deenniyo,
Geeluba ku dhaadamo,
Iyo ubaxa dhaadheer,
Miyaad kala dhex taagnayd,
Markii aan dhab kuu dayay,
Cadceed dhalatay waaberi,
Ama dhool aroornimo,
Dhanka bari ka soo kacay,
Naasaha dhexdoodiyo,
Dhuuxii Hargeysiyo,
Damashii ku dherernayd,
Uu mayay ku dhow yahay,
Intoon kaala meel dhigay,
Igu dhidhisay caashaqe,
Markii aan ku dheehdaba,
Ama dayo dhankaagaba,
Sow kuguma dheelliman,
Waxa laysku dhaafaa,
Dhex-yareey nasiibkee,
Malaa waanad dhaadine,
Soomaal-aad ka dhalatoo,
Dhay laguugu koriyoo,
Dhamal dherer ka noqotoo,
Haddii dumar dheg leeyiin,
Ama dhaaddin iyo qurux,
Waa laguu dhammeeyoo,
Anna dhibaha jiilaal,
Dharaarahan harraadkaa,
Sida dhibaca loo filo,
Ayaad iigu dheertoo,
Waan kaa dhur sugayaa.
Re: Qaraami appreciation thread.
Posted: Tue Apr 15, 2014 1:09 pm
by AbkoowDhiblaawe
Re: Qaraami appreciation thread.
Posted: Tue Apr 15, 2014 1:33 pm
by CasualFarah
Re: Qaraami appreciation thread.
Posted: Tue Apr 15, 2014 9:24 pm
by SummerRain
Re: Qaraami appreciation thread.
Posted: Tue Apr 15, 2014 9:28 pm
by Lamagoodle
Re: Qaraami appreciation thread.
Posted: Mon May 05, 2014 1:58 pm
by GalliumerianSlayer
[youtube]/watch?v=cZE8fXE94Yo[/youtube]
Re: Qaraami appreciation thread.
Posted: Thu May 29, 2014 10:36 am
by Xildiiid
Re: Qaraami appreciation thread.
Posted: Thu May 29, 2014 12:35 pm
by gaashaanlesare
Heesta aad baan u jeclahay laakin originalka waxa wada qaada tarabi(AUN) iyo maryan mursal
Igu dheeri inantani
waatan dhursugayee
dhuniga u diideen
hurda uga dhaqaaqee
dheeheda midabka leh
waa mid lo dhameyoo
maba kala maba kal mabala dhantalnee
Amba kugu dhadhabayoo
laba isku dhiganta
mid haduu dhaltaanmana
dhisma uma hagaage
Amba dhamac galgacal baa
i dhalaalineeso
dhexdu ila yaraatee
dhagar qabe jacaylbaa
inta uu dhan i riday
ma dhex galay wadnaha oo
ma la dhuubtay awgaa ma la dhuubtay awgaa
Dhadhab kugu xasuustoo
Riyo kugula dheelee
Dhalad xuural cayneey
Dhanaad qabatey waayee
kolkaad soo dhawaataa
Dhulku wada iftiimaa
Maba Kala dhantaalee
Amba kuma dhaliilinee
sidaad iigu dheertahay
dhaxalkeyga kugu qoray
inaa dhahal kaa dhaafee
Amba dhamac galgacal baa
i dhalaalineeso
dhexdu ila yaraatee
dhagar qabe jacaylbaa
inta uu dhan i riday
ma dhex galay wadnaha oo
ma la dhuubtay awgaa ma la dhuubtay awgaa
Re: Qaraami appreciation thread.
Posted: Fri Jun 13, 2014 8:52 am
by Tuushi
Re: Qaraami appreciation thread.
Posted: Thu Jun 19, 2014 12:37 pm
by Vivacious
Re: Qaraami appreciation thread.
Posted: Wed Aug 13, 2014 8:10 pm
by Xildiiid
Not qaraami in the usual sense since the theme revolves around other stuff but the melody and the way the song is played is qaraami.
Now when I'm at it, I can upload one of his famous songs.
Allahu Akbar by Gabileys own Cabdi Muxumed Amiin.
[youtube]/UqrkgSN2BzM[/youtube]