http://somali.raxanreeb.com/2014/09/mad ... y-sawirro/











Moderator: Moderators
one of the youtube comments by miski aliBella18 wrote:Bal arag casimada bilan bal arag
Bridgeka garoowe mara bal arag
Siduu baarlamaanku yahay bal arag
Markay codka bixinayaan bal arag![]()
bal arag buuraha Sanaag
bal arag Buuhoodliyo Caynabiyo
badroolka Nugaal ku jira
siduu kaligi u burqado.<3
Bella18 wrote:^Federalism is the way to go mate![]()
(Sawiro) Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo dib ugu soo laabtay Kismaayo
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ‘’Fartaag’’,Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Cabadirashiid Cabdullaahhi Cali ‘’Gooni’’ iyo Madax Heer Agaasime ah oo muddooiyinkii ugu dambeeyay hawlo shaqo u tagay wadamada Turkiga,Norwey,Sweden iyo Kenya ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ‘’Fartaag’’ Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka yimi dalka Turkiga,halkaas oo uu kula kulmay Madaxda Turkiga,oo uu kala hadlay hormarinta Arrimaha Mashaariicda Jubbaland.
http://puntlandi.com/sawiro-wafdi-uu-ho ... -kismaayo/