Page 48 of 58

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Tue Sep 02, 2014 12:56 am
by HusseinHassan

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Tue Sep 02, 2014 1:00 am
by HusseinHassan

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Tue Sep 02, 2014 1:05 am
by HusseinHassan
Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland iyo wafdi ka socda dowlada Turkiga oo Kismaayo gaaray (Sawirro)

http://somali.raxanreeb.com/2014/09/mad ... y-sawirro/

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sun Sep 07, 2014 10:18 pm
by HusseinHassan
Xildhibaano ka tirsan Puntland oo gaaray Badhan


Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sun Sep 07, 2014 10:21 pm
by HusseinHassan
Wasiirka Waxbarashada Puntland Ayaa Sheegay 1Milyan Oo Buug Ah Ay Jaaliyada Puntand Ee Menasota Ugu Deeqday Ardayda Wax Kabarata Iskoolada Iyo Jaamacadaha Puntland

1 million books :up:


Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sun Sep 07, 2014 10:24 pm
by HusseinHassan
HEESTII DHAANTADA JUBBALAND DHULKAYGOOW

loving this song :up:


Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sun Sep 07, 2014 10:43 pm
by Bella18
Bal arag casimada bilan bal arag
Bridgeka garoowe mara bal arag
Siduu baarlamaanku yahay bal arag
Markay codka bixinayaan bal arag 8-)



Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sun Sep 07, 2014 10:46 pm
by Casanova25
lol. I thought u were lander.. ^^

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sun Sep 07, 2014 10:49 pm
by Bella18
^ lol i'm reppin' my reer ayeeyo ninyahow ;)

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sun Sep 07, 2014 10:52 pm
by HusseinHassan
Bella18 wrote:Bal arag casimada bilan bal arag
Bridgeka garoowe mara bal arag
Siduu baarlamaanku yahay bal arag
Markay codka bixinayaan bal arag 8-)


one of the youtube comments by miski ali :up:
bal arag buuraha Sanaag
bal arag Buuhoodliyo Caynabiyo
badroolka Nugaal ku jira
siduu kaligi u burqado.<3

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sun Sep 07, 2014 10:56 pm
by Casanova25
:som:

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sun Sep 07, 2014 11:27 pm
by Bella18
^Federalism is the way to go mate :up: :som:

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Mon Sep 08, 2014 12:27 am
by HusseinHassan
Bella18 wrote:^Federalism is the way to go mate :up: :som:
:up:

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Thu Sep 11, 2014 10:39 pm
by HusseinHassan
xarunta Jimicsi Oo Laga Furay Magaalada Buuhoodle by Guray



wtf :lol: if they want to go for a jog, they can go to the outskirts of buuhoodle for a run. lol

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sat Sep 13, 2014 10:09 pm
by HusseinHassan
(Sawiro) Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo dib ugu soo laabtay Kismaayo

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ‘’Fartaag’’,Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Cabadirashiid Cabdullaahhi Cali ‘’Gooni’’ iyo Madax Heer Agaasime ah oo muddooiyinkii ugu dambeeyay hawlo shaqo u tagay wadamada Turkiga,Norwey,Sweden iyo Kenya ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ‘’Fartaag’’ Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka yimi dalka Turkiga,halkaas oo uu kula kulmay Madaxda Turkiga,oo uu kala hadlay hormarinta Arrimaha Mashaariicda Jubbaland.

http://puntlandi.com/sawiro-wafdi-uu-ho ... -kismaayo/
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image