puntlanders and jubbalanders come in

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

(Sawirro) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo shahadooyin gudoonsiiyay 86 arday oo ka qalin jabiyay jaamacadda Bariga Afrika faraceeda Garoowe
(Pi Garoowe) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng, Cabdi Xakiim C/laahi Cumar Camey, gudoomiyaha barlamaanka Siciid Xasan Shirre, xubno katirsan golayaasha dowladda iyo marti sharaf kala duwan ayaa maanta kasoo qeyb galay munaasanad loo dhigay 86 arday oo ka qalin jabisay jaamacadda bariga Afrika qeybteeda magaalada Garoowe.

Ardaydaan oo ah dufcadii labaad ayaa dhameystay afar kuliyaddood oo kamid kuliyaddaha laga bixiyo jaamacaddaan oo kala ah , Kuliyadaha Shareecada iyo Qaanuunka, Cumputer Science , BBA-DA iyo Kulliyada Community Development.

http://puntlandi.com/sawirro-madaxweyne ... a-garoowe/
:Obama:

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by knet »

:eat: :dj: :stylin: :som: :som:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by Khalid Ali »

This thread is a copy of Mogadishu PIC thread and Somaliland sacred pictures. :lol: :lol:

Hussein hassan oo isleh rag rag daba geee :lol:

Most of the pictures in this thread are about parties and gatherings no development projects nothing... :D
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

Khalid Ali wrote:This thread is a copy of Mogadishu PIC thread and Somaliland sacred pictures. :lol: :lol:

Hussein hassan oo isleh rag rag daba geee :lol:

Most of the pictures in this thread are about parties and gatherings no development projects nothing... :D
i was expecting you albeit a little late, but nonetheless you showed up as expected. :win:
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

History Of jubaland (Aden ugaas Baqow)

[youtube]x-hmswWsvbk#t=172[/youtube]
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

Madaxwayne Ku Xigeenka Dowladda Puntland Mudane Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay ayaa waxa uu Maanta ka qayb galay Tababar Muddo Toban Cisho ah soconayo oo Caasimada Dowladda Puntland ee Garoowe loogu qabanayo Saraakiisha Ciidanka Booliska Puntland.

HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

(Sawirro) Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland oo sheegay in shirka dib u heshiisiinta ee Kismaayo ka furmay uu yahay fursad ay isku cafin karaan qabaa’ilada Jubbooyinka
(Pi Kismaayo) Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa fursad muhiim ah ku tilmaamay wajigii labaad ee shirkii dib uhishiisiinta Jubbooyinka oo maanta ka furmay Ksimaayo.
Madaxweynaha ayaa sheegay shirkaan inuu muhiimad gaar ah unoqondoono inay isku cafiyaan qabaa’ilada jubbooyinka oo sanado badan kala tirsanayay xurgufyo colaadeed oo aan weli xal buuxda loo helin .
Shirkaan waxaa furitaankiisa kaqeyb galay Wufuud kala duwan oo ka tirsan Qaramada Midooba, IGAD, Midowga Afrika, Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha dowladda Federalka iyo Ergooyin kala duwan oo isaga kala yimid Gbolada Jubbooyinka.
gurguurte finally comes down to kismaayo :pac:
flag of jubbaland stands side-by-side with the flag of the somali federal republic :win:

Image
Image
Image
Image
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by THE_TRUTH1 »

Maxaa ku dhacay shirki Jubbaland
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by THE_TRUTH1 »

Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay furitaanka

“Maanta waxaa halkaan ka furmay shir dib u heshiisiin, dib u heshiisiintu waxay ku timaadaa dadka oo quluubtooda la isku xiro. Wado dheer ayaa la soo maray, waxaa lagu soo jiray howlo dhib-badan, waxaase mahad ilaahey ah inaan maanta halkaan nimid. Sidaad ogtihiin maamul oo dhan waxuu ku soo dhamaadaa talada dadka meesha ay ka go’do, sidaan waxay ku suurowday in maamul jiro, intaan iyo in ka sii qurux badanna waan rajeyneynaa” ayuu yiri Madaxweynaha

Dowladda Federaalk waa idinla joogeysaa oo waa fududeyneysaa shirka waxaana ka go’an in meeshaani maamul ka dhismo kaas oo u adeega dadka degan gobollada Jubbooyinka gacana ka geysta dib u dhis guud ee dalka” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh. :clap:




new jubba Parliament

Ogadan

Shiikhaal

Maraxeen

Galjceel

Dir

Bantu

Hiiraab ( Habergedir iyo abgal )

Time to Play Politics form Alliance :som: :up:
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

more pictures of gurguurte's arrival in kismaayo, jubbaland on a united nation's plane. :lol:
jubbaland exercising it's full autonomy. :win:

Image
Image
Image
Image
Image
Image
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

(Sawirro) Xafiiska qaramada Midoobay ee Somalia UNSOM iyo ururka saxafiyiinta Puntland ee MAP oo u dabaal dagay maalinta caalamiga ah ee nabada.

(Pi Garoowe) Xafiiska Qaramada Midoobay ee arimaha Soomaaliya UNSOM iyo ururka warbaahinta Puntland ee MAP ayaa si wadajir ah ugu dabaal dagay xuska maalinta caalamiga ee nabada oo sanad walba ku beegan 21 september.

Xuska sanadkaan oo hal ku dhig looga dhigay “Nabada darteed maxaad u qaban kartaa?” ayaa martidii kasoo qeyb gashay waxaa kamid ahaa madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiim Xaaji C/laahi Xaaji Cumar Camey, qaar kamid ah golaha xukuumada, golaha barlamaanka, ururka saxafiyiinta Puntland ee Map iyo marti sharaf oo aan lasoo koobi Karin.

http://puntlandi.com/sawirro-xafiiska-q ... ee-nabada/
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

(Sawiro+Cod) Dowlada Puntland oo si wayn uso dhowaysay Suldaanka guud ee Beelaha Warsangali oo maanta Garowe yimi.

Waxaa Maanta Si weyn Magaalada Garoowe ee Caasimada dowladda Puntland loogu soo dhaweeyay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud oo ah suldaanka Guud ee Beel weynta Warsangali .

Waftiga Suldaanka ayaa waxaa Magaalada Garoowe meel qiyaastii ujirta 22-Kiilo Mitir uga Hortagay Madaxwayne Ku Xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay ,Wasiiro ,Xildhibaano, Maamulka Gobolka Nugaal, Waxgarad, Cuqaal iyo Dadwayne kale kuwaasi oo si diiran usoo dhaweeyey Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan .

http://puntlandi.com/sawirocod-dowlada- ... rowe-yimi/
:Obama:

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by quark »

Suldaan Siciid :up:
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

DAAWO VIDEO:— Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Gaas oo sharaxaaya waxa dowladdiisa u qabsoomay intuu xilka qabtay

:Obama:

HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

gaalkacyo girls are beautiful! :lawd:

Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”