(Sawirro) Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland oo sheegay in shirka dib u heshiisiinta ee Kismaayo ka furmay uu yahay fursad ay isku cafin karaan qabaa’ilada Jubbooyinka
(Pi Kismaayo) Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa fursad muhiim ah ku tilmaamay wajigii labaad ee shirkii dib uhishiisiinta Jubbooyinka oo maanta ka furmay Ksimaayo.
Madaxweynaha ayaa sheegay shirkaan inuu muhiimad gaar ah unoqondoono inay isku cafiyaan qabaa’ilada jubbooyinka oo sanado badan kala tirsanayay xurgufyo colaadeed oo aan weli xal buuxda loo helin .
Shirkaan waxaa furitaankiisa kaqeyb galay Wufuud kala duwan oo ka tirsan Qaramada Midooba, IGAD, Midowga Afrika, Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha dowladda Federalka iyo Ergooyin kala duwan oo isaga kala yimid Gbolada Jubbooyinka.
gurguurte finally comes down to kismaayo
flag of jubbaland stands side-by-side with the flag of the somali federal republic
“Maanta waxaa halkaan ka furmay shir dib u heshiisiin, dib u heshiisiintu waxay ku timaadaa dadka oo quluubtooda la isku xiro. Wado dheer ayaa la soo maray, waxaa lagu soo jiray howlo dhib-badan, waxaase mahad ilaahey ah inaan maanta halkaan nimid. Sidaad ogtihiin maamul oo dhan waxuu ku soo dhamaadaa talada dadka meesha ay ka go’do, sidaan waxay ku suurowday in maamul jiro, intaan iyo in ka sii qurux badanna waan rajeyneynaa” ayuu yiri Madaxweynaha
Dowladda Federaalk waa idinla joogeysaa oo waa fududeyneysaa shirka waxaana ka go’an in meeshaani maamul ka dhismo kaas oo u adeega dadka degan gobollada Jubbooyinka gacana ka geysta dib u dhis guud ee dalka” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.
new jubba Parliament
Ogadan
Shiikhaal
Maraxeen
Galjceel
Dir
Bantu
Hiiraab ( Habergedir iyo abgal )
Time to Play Politics form Alliance
Re: puntlanders and jubbalanders come in
Posted: Tue Sep 16, 2014 10:14 pm
by HusseinHassan
more pictures of gurguurte's arrival in kismaayo, jubbaland on a united nation's plane.
jubbaland exercising it's full autonomy.
Re: puntlanders and jubbalanders come in
Posted: Sun Sep 21, 2014 9:13 pm
by HusseinHassan
(Sawirro) Xafiiska qaramada Midoobay ee Somalia UNSOM iyo ururka saxafiyiinta Puntland ee MAP oo u dabaal dagay maalinta caalamiga ah ee nabada.
(Pi Garoowe) Xafiiska Qaramada Midoobay ee arimaha Soomaaliya UNSOM iyo ururka warbaahinta Puntland ee MAP ayaa si wadajir ah ugu dabaal dagay xuska maalinta caalamiga ee nabada oo sanad walba ku beegan 21 september.
Xuska sanadkaan oo hal ku dhig looga dhigay “Nabada darteed maxaad u qaban kartaa?” ayaa martidii kasoo qeyb gashay waxaa kamid ahaa madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiim Xaaji C/laahi Xaaji Cumar Camey, qaar kamid ah golaha xukuumada, golaha barlamaanka, ururka saxafiyiinta Puntland ee Map iyo marti sharaf oo aan lasoo koobi Karin.