Page 50 of 58

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sat Oct 04, 2014 2:10 am
by HusseinHassan
eidul adxaa 2014

widhwidh, cayn, puntland :up:

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sat Oct 04, 2014 2:19 am
by libaaxyare
Jabarti waa Jareer

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sat Oct 04, 2014 5:24 pm
by HusseinHassan
gaalkacyo

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sat Oct 04, 2014 5:44 pm
by HusseinHassan
laascaanood

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sat Oct 04, 2014 6:09 pm
by HusseinHassan
garoowe city, puntland's capital

caaqil maxamud xaaji cumar camay on the front row, far left hand corner :up:

Image
Image
Image

vice president baabul, president gaas & speaker of parliament siciid hassan shire

Image
Image

the barkad garaad abshir saalax :lol:
next to him is the strongman ugaas cabdillahi ciise of the hassan ugaas :up:

Image

former vice president of puntland cabdisamaad cali shire & islaan ciise islaan mahamed :up:

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sat Oct 04, 2014 6:27 pm
by HusseinHassan
boosaaso

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sun Oct 05, 2014 12:48 pm
by HusseinHassan
Photo News:Daawo Sawirada Shirweynaha Dib u heshiisiinta Jubbaland oo laso gabagabeeyay.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Sheekh Axmed maxamed islaam Ayaa maanta soo xiray shirweynaha dib u heshiisinta Juba-land kaas oo 16 bishii Hore uu magaalada Kismaayo ka Furay madaxweynaha Dawlada soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud. Xiritaanka Shirweynaha ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Ergayga Ururka IGAD Ee Arimaha soomaaliya Mudane Maxamed cabdi Afeey Safiirada dalalka Itoobiya iyo Kenya wakiilo kasocday Dawladaha Talyaaniga Japan Uk iyo Ururka Jaamacada Carabta iyo Boqolaal Ergooyin ah oo Labatankii maal mood Ee lasoo dhafay shirkan uu u socday Maamulada Heer gobol iyo heer Degmo Ee gobolada Gedo iyo Jubada hoose iyo Marti sharaf kale.
jubbaland reconciliation conference :Obama:

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sun Oct 05, 2014 1:39 pm
by HusseinHassan
Wasiiro booqday Buundada Midigar oo Biyo Roobabka ka hooray Marayaan(Sawiro)

(Pi Garoowe) Wafdi katirsan dowladda Puntland ayaa booqasho gaaban ku tagay buundada Midigar ee Sunijiif halkaas oo dhawaan lagu sameeyay dib dhis xoogan oo ay iska kaashadeen dowladda Puntland iyo shacabkeeda gudaha iyo dibada. Buundadaan ayaa markii ugu horeysay waxaa hoosteeda ka gubday daadad xoogan oo ka dhashay roob ka da’ay tuulooyin katirsan gobolka Nugaal, iyadoo arintaana ay muujinayso sida adag ee loo dhisay buundada.

Mas’uuliyiinta booqday buundada waxaa kamid ah wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka iyo wasiirka warfaafinta, Enjineero, culimaa’udiin iyo waxgarad. Wasiirka Warfaafinta dowladda Puntland Cabdiweli Xirsi Indhaguran ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin sida ay buundadu u shaqeynayso islamarkaana ay bulshadu uga faa’idaysanayso dib udhiskeedii sanadkaan. Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa bishii julay 31-deedii xariga ka jaray buundadaan oo dib loo dhisay kadib markii ay ku buburtay roobadkii duufaanada watay ee sanadkii hore dhammaadkiisii ku dhuftay Puntland.
president gaas' motto; less talk, more work :Obama:

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Tue Oct 07, 2014 12:09 pm
by HusseinHassan
(Sawiro) Taliyaha cusub ee Hogaanka Dambi barista Dowlada Puntland oo xilka la wareegay.

(Pi Garoowe) Taliyihii hogaanka baarista dambiyada iyo dabagalada (CID) ee dowladda Puntland gaashaanle sare Cabdi Fitaax Maxamed Xaaji Cumar Camey ayaa maanta xilkiisii ku wareejiyay taliyaha cusub ee dhawaan xilkaan loosoo magacaabay Gaashaanle sare Ibraahin Cali Xasan.

Munaasabad xil wareejin ah oo ka dhacday xarunta CID ee magaalada Garoowe ayaa waxaa kasoo qeyb galay taliyaha ciidanka booliska Puntland Genaral Maxamed Siciid Jaqanaf iyo qeybo kamid ah saraakiisha ciidanka.

http://puntlandi.com/sawirro-taliyihii- ... aha-cusub/
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Tue Oct 07, 2014 12:13 pm
by HusseinHassan
Daawo : Shirkii Jaraa’id ee ay Gaas iyo Wakiilka Midowga Yurub Somalia Garowe ku qabteen

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Fri Oct 10, 2014 11:24 am
by HusseinHassan
Nichlolas Kay oo soo afmeeray Safar uu maanta ku tagay Jubbaland.

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nichlolas Kay ayaa kulan Madaxtooyada Jubbaland kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madooe iyo Ku Xigeenkiisa Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag,ka dib markii uu manata gaaray magaalada kismaayo.

http://puntlandi.com/sawiro-nichlolas-k ... jubbaland/
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Fri Oct 10, 2014 11:52 am
by HusseinHassan
Reysal wasaaraha Soomaaliya oo sheegay imaatinkiisa Puntland inay tahay bilowga dowladnimada Soomaaliyeed.

(Pi Garoowe) Raysal Wasaaraha dowladda federalka Soomaaliya Cabdiweli Sheikh Axmed Maxamed iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay ayaa maanta si diiran loogusoo dhaweeyay magaalada Garoowe. Madaxweynaha dowlada Puntland Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas , ku xigeenkiisa C/xakiim C/laahi Cumar Camey, gudoomiyaha barlamaanka Siciid Xasan Shirre, golayaasha kala duwan ee dowlada iyo boqolaal shacab ah ayaa wafdiga reysal wasaaraha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Garoowe. Sidoo kale kumanaan shacab ah ayaa wafdiga sidoo kale kusoo dhaweeyay wadooyinka magaaalada iyagoo ku dhawaaqayay hal ku dhigyo soo dhaweyn ah.

http://puntlandi.com/sawirro-dhageyso-r ... maaliyeed/
:Obama:

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Fri Oct 10, 2014 1:07 pm
by HusseinHassan
more pictures of "prime minister" abdiweli sheekh's visit to puntland.

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Fri Oct 10, 2014 2:02 pm
by thegoodshepherd
The King of Beesha Ugaas Sharmarke
He is of noble blood
:wow:

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Fri Oct 10, 2014 6:57 pm
by HusseinHassan
Xaflada lagu soo dhowaynayo Ra’iisul Wasaaraha ayaa si habsami leh uga socota Madaxtooyada Puntland ee Garowe,waxaana Khudbado jeedinaya Madaxda Federaalka iyo Puntland.

http://puntlandi.com/daawo-sawirada-iyo ... ka-socota/
:dj: :stylin:

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

:lol: xaabsade.

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image