BERI'S 21 OKTOOBAR. DAY OF KACANKA. DAAWADA SAWIIRO
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: BERI'S 21 OKTOOBAR. DAY OF KACANKA. DAAWADA SAWIIRO
38 Sano Kadib iyo Curashada Kacaankii Geerida
Published Oct 21, 2007 - 11:57 AM by siciid
Maanta oo ah 21-kii October 2007, waxa ay ku beegan tahay sannad-guuradii 38aad ee ka soo wareegtay maalintii uu dalkii Soomaaliya gacanta ku dhigay Kacaankii millateriga ahaa ee uu hoggaaminayey keligii-taliyihii Maxamed Siyaad Barre oo ahayd 21 October 1969-kii.
Waa maalintii dhalashada Kacaankii geerida, Kacaankii qabiilka, Kacaankii burburka iyo baaba’a ummadda Soomaaliyeed. Waa siddeed iyo soddon guurada ay dadka ku abtirsada magaca Soomaali dhammaantood ku xasuusanayaan xusuus murugo leh.
Waa maalin horseeday caddaadiskii, cabudhintii, isir nacaybkii, xabsi ku ururrintii iyo hanti boobkii ummadda Somaliland. Waa maalin suntan xasuuqii kumanyaal iyo kumanyaal saxariirkii iyo colaadda maalayiin qof oo Somaliland u dhashay ku baro kaceen. Waa maalintii sababtay dagaallada saldhigii waayey siddeed iyo soddon sanno ee weli ka socda deegamo ka mid ah dhulka Soomaaliya. Waa maalintii hurisay halgankii dib loogu xorreeyey dalka Somaliland. Waa maalintii sababtay debed-baxa labeentii ummadda Somaliland ee shidday shamacii halganka. Waa maalintii kumanyaal isugu jira mutacallimiin rayid ah, ciidan, siyaasiyiin, arday dugsiyaga ku jira, marwooyin xaasas ah iyo curtay dhallinyaro suuq-joog ah oo hubka u gurtay halgankii hubaysnaa ee ururka SNM kala horyimi taliskii maalinta madow [21 October].
Haddaba, maanta oo ay soo wareegtay siddeed iyo soddon sanno kadib, markii afgembigiga milateri ka dhacay dalkii Soomaaliya, la isku odhan jiray waqtigaa, kana koobnaa Somaliland iyo Koonfurta Soomaaliya ayaa qormadan isaga oo dhinacyo badan ka eegaya wargeyska Jamhuuriya badweynti nolosha madow iyo ma hadhooyinki uu la kowsaday Kacaanka 21 October, annaga oo si gaar ah isu dultaagi doona waxyaabaha nooga suurtogalay dhacdooyinkii dhacay habeenkaas.
Intii aannu waagu baryin habeenimada Salaasa ee bishu ahayd 21-kii October 1969-kii, ayaa ciidammadii miletariga ee dalkii Soomaaliya oo uu madax ka yahay Maxamed Siyaad Barre, ay kala wareegeen xukunkii dalka Raysal-wasaare Maxamed Ibraahim Cigaal iyo dawladdisii, waxaanna loo taxaabay xabsi ku yaallay Afgooye. Waxa la dhisay Gole ka kooban 25 sarkaal oo uu madax u yahay Maxamed Siyaad Barre, kuwaas oo la baxay Golaha Sare ee Kacaanka.
Bishii November ee isla sannnadkii nin u hadlay ciidammada waxa uu sheegay in xumaantii iyo maamul xumadi ay keeneen maamulkii ka horreeyey ee rayidka ahaa ay ciidammada ku keliftay in ay xukunka la wareegaan. Caddayntii ugu waynayd ee taas muujinaysayna waxay ahayd dilkii la dilay Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmaarke 17 October 1969.
Haddaba, bishii November ee sannadkii 1969-kii waxa Golihii Kacaanku soo saaray wax uu ugu yeedhay saddex iyo tobankii qodob ee bud-dhigga u ahaa siyaasadda Soomaaliya ee gudaha iyo dibeddaba, iyada oo markaas kuwa ugu muhiimsani ahaayeen.
-Dhisidda Hantiwadaagga Cilmiga ku Dhisan.
-In cagta hoosteeda la geliyo oo la baabi’iyo qabyaaladda iyo in hore loo mariyo barmaamijka dhinaca dhaqaalaha oo madaxbannaan.
Isla bsihii October 1969-kii, maalmo yar kadib markii inqilaabku dhacay Digtaatoor Maxamed Siyaad Barre, waxa uu dadka kala hadlay Idaacadda, waxaannu yidhi; “Waxaannu awoodda kula wareegnay (militariga) sharafkiina iyo magaca ummadda Soomaaliyeed, waxaan idinka codsanaynaa in aad isu soo baxdaan oo aad na taageertaan, dalkiina aad dhistaan, haddii ay tahay maalkiina iyo maskaxdiinaba si aad isaga ilaalisaan in aad baryootantaan.”
Haddaba, sannadkii 1998-kii, waqti 17 sanno ka soo wareegtay inqilaabkii dalkaas ka dhashay ayaa idaacadda BBC-du isku dubba-riday barnaamij ay ugu magac-dartay; “Maxaa ka dhacay Soomaaliya 18-kii sanno ee tegay? Waxaanay idaacaddu tidhi; “Marka afgembigu dhacay waxa Maxamed Siyaad Barre, saraakiisha inqilaabka dhigtay oggolaysiiyey saxeexa sharci xuddun u ahaa xeerkii maamulka cusub ee Kacaanka, kaas oo uu markii dambe lalaayey ugu yaraan afar sarkaal sare oo ka mid ahaa saraakiishii inqilaabka la dhigay, kuwaas oo uu ku eedeeyey in ay dabin u maleegayeen Kacaanka.
Dadka Soomaalida ah oo khaati la joogay axsaabtii syaasadeed ee faraha badnayd, mashaakilkii qabaa’ilka iyo ballanqaadyadii Siyaad Barre ee saacad-saacad uga soo burqanayey idaacadda Soomaaliya, ayaa keentay is-raacii guud ee Soomaalidu ku taageertay Siyaad Barre, waxana la abuuray xafiiskii xidhiidhka dadweynaha (PRO). Maxamed Siyaad Barre, waxa uu isku dhex waday mabaadidii kala ahayd Shuuciyad, caadada Soomaalida iyo aragtida diinta Islaamka, wuxuunna ka soo dhex-saaray wax uu ugu yeedhay; “Hantiwadaagga Cilmiga ku Dhisan,” ayey tidhi idaacaddaas.
Haddaba, laab-la-kicii wadajirka ahaa ee shacabka Soomaaliyeed ku taageereen isbeddelkaas waxa uu noqday xumbo gudhay, kadib markii Kacaankii loogu sheegay in uu barwaaqo gaadhsiinayo isu rogay dhagar-qabe dhiiggooda u haliilaya. Astaanta Maxamed Siyaad Barre uu lahaa ee ugu darran waxay ahayd kursiga oo uu sii haysto ama ku negaado, taas ayaana aakhirkii sababtay geerida kumanyaal iyo kumanyaal qof oo Soomaali ah oo uu dhegta dhiigga u daray, taas oo ahayd ta isagana la degtay oo keentayna burburkii dhacay iyo dagaalladii ahliga ahaa ee Soomaaliya ka dhacay, laga bilaabo 1981-kii iyo burburkii dhacay 1990-kii oo socda ilaa maanta.
Sannadki 1976 ayuu markii uu horreysay shaki ka galay maamulkiisii tawriga ahaa, waxaannu ku dhawaaqay dhismaha Xisbigii Hantiwadaagga Kacaanka Soomaliyeed. Waase u cuntami wayday. Isla sannadkii 1977-kii waxa uu ku dhawaaqay dagaalkii Soomaaliya la gashay dalka Itoobiya ee socday sannadihii 1977 ilaa 1978, waxana Kacaanki uu hoggaaminayey Maxamed Siyaad Barre ka soo gaadhay dagaalkaas khasaarihii ugu weynaa oo isugu jiray naf iyo maalba, khasaarahaas oo aannu ka soo waaqsan Kacaankii uu hoggaaminayey Maxamed Siyaad Barre, waxaannu geeriyooday 2 January 1995, isaga oo qaxooti ku ah dalka Nigeria, iyada oo lagu aasay goobtii uu ku dhashay oo ah magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo.
Source: Jamhuuriya

XidigtaSL,
Was your mother his personnel secertery too? Listen little effeminate cunt , Dr Gaboose was not as you calimed the Personnel Dr of the camel herder Afweyne, unless the camel herder was suffering from mental disease, Dr Gaboose is a nurelogiest , do you know what that means yout little Qaad baby?
It means a specialist to ilments that pertaines to the brain, he could be alot of help for you then to the Maro xaar old fart Afweyne. Dr Gaboose was somali's top doc and he was once the minister of health a position he earned on his own merit .
So you son of a whore if you are drooling from your back to impress these young Nazies who are celebarting the birth of their Hitler coxe them with something else other then Isaaq this and Isaaq that.
There is nothing to celebrate about the death of Democarcy in Somalia of Oct 21 when the elected civilian goverment of Somalia and its parliment was disolved and imprisoned, and there is nothing to celebrate about 21 year old dictatorship based on begging from the rest of the world.
For these 21 and 20 some aged Maro Xaar kids its reasonable most of their mothers were wed by Somalia's national wealth they are the prodcut of a looted Somali wealth, aske ano wadaad and he would tell you a lotted dhowry will begot nothing but a bastard.. be it Warsame or Dawladsade or Sadiboi non of these is Islamiclly legitmate , most of their mothers dhowry were looted Somali welath..
Let those who fed and were wed and were begotten by Xaraam celebrate the day Somalia was overtaken by the imposter Afweyne..
For the rest of Somalis it was a dark day .. the begining of the death of the 5 somalis.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BERI'S 21 OKTOOBAR. DAY OF KACANKA. DAAWADA SAWIIRO
waryee x.playa afkaaga ka leexi madaxwenihi hore nacala waxa tahay ku yaal jaajusyaho. hadaad rabtid merehan iyo daroodka kale waa cayikarta but dont insult dead wadani leaders.
everybody on this forum dissess the last 2 wanadi leaders we had aabe siad iyo ceydiid and now were under gumeysi.
everybody on this forum dissess the last 2 wanadi leaders we had aabe siad iyo ceydiid and now were under gumeysi.
Re: BERI'S 21 OKTOOBAR. DAY OF KACANKA. DAAWADA SAWIIRO
Aabo Siyaad?? ma hooyadaa ayuu wasi jiray siduu aabo kuugu noqday?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2215
- Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
- Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
- Contact:
Re: BERI'S 21 OKTOOBAR. DAY OF KACANKA. DAAWADA SAWIIRO
for sure hadaanu wasi jirin aabo ugumuu yeedheen.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: BERI'S 21 OKTOOBAR. DAY OF KACANKA. DAAWADA SAWIIRO
21 October, 1969 = The beginning of the end of Somalia, the transformation from democracy to autocracy.
Somalia was a model democracy and the first African nation to have a peaceful handover of power between two leaders in 1967, something not repeated until 1992 when Kenneth Kaunda lost power to Chiluba.

- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: BERI'S 21 OKTOOBAR. DAY OF KACANKA. DAAWADA SAWIIRO
[quote="LAFO-LAFO"]for sure hadaanu wasi jirin aabo ugumuu yeedheen.[/quote]
You brown noised lesbian,pull your nose out of Xplaya's arse.
You sorry excuse for H.J.your bringing shame to us.
Stop acting like an abused wife.
Compared to the leaders of today's standard's in the south the man was sent from the heavens.
Comapred to the leaders in the north today the man was sent from hell.
Ps all you marexaan's in here why do you post so many Barre (aun) topic's.
You all need to move on couse everybody else has moved on.
You brown noised lesbian,pull your nose out of Xplaya's arse.
You sorry excuse for H.J.your bringing shame to us.
Stop acting like an abused wife.
Compared to the leaders of today's standard's in the south the man was sent from the heavens.
Comapred to the leaders in the north today the man was sent from hell.
Ps all you marexaan's in here why do you post so many Barre (aun) topic's.
You all need to move on couse everybody else has moved on.
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: BERI'S 21 OKTOOBAR. DAY OF KACANKA. DAAWADA SAWIIRO
This is a true statesman...Joaquim Chissan
http://news.independent.co.uk/world/afr ... 087262.ece
http://news.independent.co.uk/world/afr ... 087262.ece
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: BERI'S 21 OKTOOBAR. DAY OF KACANKA. DAAWADA SAWIIRO
Can already tell who was living off the poor Somali taxpayer funds by their responses in this post 

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: BERI'S 21 OKTOOBAR. DAY OF KACANKA. DAAWADA SAWIIRO
Xplaya, Dr Gaboose goormuu Isaaq noqday? I have talked to people that worked with him and carro Isaaq dagaalki civil warka baa ugu horayse, he was born among and bred by his reer Abti the majestic Sade. It is like Sacad claiming Cabdullahi Ciise even though Cabdullahi Ciise's father died when he was two, and he was raised by his reer abti and reer Siyaad Xussein step-father through Mareexaan muruq.
Loser adigaa ah, 40 baa jjirtaa dhalo qamri ah baana ku hor taal without a single achievement in this world.
Xiddigta, been maada sheegin Isaaq were one of the greatest members of the government and Somalia reached its height through the participation of ALL.

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: BERI'S 21 OKTOOBAR. DAY OF KACANKA. DAAWADA SAWIIRO
General SNM.
I agree 100%, that this is in the past and we should move on. Me personally I never, ever bring up MSB (aun) unless his name comes up. He's been dead for over a decade and its plain retarded to repeatedly bring his name up. Mutually loving or mutually hating MSB isn't needed or neccessary in building and reconciling a nation.

I can understand how an Issaq would criticize a Gov't or regime as there actually civilized honourable folks, no matter what this X Playa kid says. However A/Wahab who reigns from a clan that is subhuman, sees it fit to engage in political discussion as if his clan has ever done anything to advance the country. Heck even if we were thieves who stole all of Somalia's wealth, whats worth stealing funds from a treasury, or stealing steel from the sewage system of Xamar, or steeling light fixtures from masjids, or stealing national monuments, or desecrating an entire capital and even region? 'Caqli Hawiye ma koroto'.
Teeda kale, the ministries that were run by OTHER clans, are the ones who stole funds. Each ministry was run by different clans, and those clans hired there own people. Ask ANYBODY that was involved in the Gov and ask them if Marehan stole the Governemnts wealth and they'll laugh at you.The day MSB left Xamar, he didn't leave with a penny. Wallahi I know his grandkids, Daughters etc. and they live like other Somalis. Marehan as a clan, got the least wealth, and got the most neglect in regional development. (Burco, Bossaso, Hargeisa, Mogadishu, Kismayo etc.) all got signifigant aid, and Gedo didn't even get ONE project. Say MSB (aun) was a tyrant or this or that, but fiscally you will not find anybody more responsible.

- Posts: 8237
- Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
- Location: between past and future
Re: BERI\'S 21 OKTOOBAR. DAY OF KACANKA. DAAWADA SAWIIRO
Keep talking sh*t about Siad Barre (AUN), what will that prove? Will that take away the service of his devotation to Somalia? No.
He was a GREAT GREAT MAN!
Somalia is never going to be a civil country, because the moment he left the animals that were in cages broke away.
He was a GREAT GREAT MAN!
Somalia is never going to be a civil country, because the moment he left the animals that were in cages broke away.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: BERI'S 21 OKTOOBAR. DAY OF KACANKA. DAAWADA SAWIIRO
Allaha Unaxariisto aabahii dadka iyo dalka.
Re: BERI'S 21 OKTOOBAR. DAY OF KACANKA. DAAWADA SAWIIRO
In 1977, The Somali National Army and the WSLF (Western Somali Liberation Front), went to war in an aim to dislodge the Somali Region from the colonial Ethiopian power. Upon capturing up to 90% of its territory, the Soviets intervened by switching allegiance from Somalia to Ethiopia which lead to the mass-expulsion of the Soviets from Somalia soil. After Ethiopia received an enormous help in military hardware (totalling over 1 billion dollars) and foreign troops from the Soviets and its allies (Cuba), the coalition started launching a massive attack that pushed the Somali National Army back to the Somali borders. Even though this was a staggering defeat, the spirit of the Somali people remained roused.
Warsame I would like to know your opinion about Ogaden War.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 434 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 3 Replies
- 467 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 5 Replies
- 681 Views
-
Last post by HaragWafi85
-
- 53 Replies
- 1989 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 5 Replies
- 683 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 5 Replies
- 895 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 13 Replies
- 620 Views
-
Last post by zingii
-
- 27 Replies
- 2037 Views
-
Last post by original dervish
-
- 12 Replies
- 971 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 1 Replies
- 272 Views
-
Last post by peace-