[quote="Hiiraan boy"][quote="Voltage"][quote="BABYGIRL123"]voltage lol islaan mareexaan ah baa malin islaan ogadeen ah oo isla kaftamayaay ban ka maqlaay qosol nafta iga bixi lahayd.

[/quote]
Yaxye and Morif waa reer Siyaad kuwooda, lakin Timacade iyo Tuurcas waa u guud Sade

[/quote]
acuudubilaah war wa maxay waxaas??[/quote]

Hiiraan boy,i was like wht the hell......and i had to ask my mom bout it hadaan ogaday what BABYGIRL123 was talking bout.
Subxanallah, war iska daya waxaad shegeysiin
