Page 6 of 6

Re: 2 Sacad Muse killed and 6 wounded in Gabiley Region

Posted: Tue Jul 06, 2010 6:47 pm
by SahanGalbeed
Siciid85 wrote:
SahanGalbeed wrote:Maalina siciid 85 bay soo raacda .

Xagaad baad ku aragtay?
Maalintii aad ka wada hadlayseen cidii faysal Cali Waraabe badali lahayd e UCID qabsan lahayd .
Beenta ma aqaan anigu !

Re: 2 Sacad Muse killed and 6 wounded in Gabiley Region

Posted: Tue Jul 06, 2010 6:54 pm
by Siciid85
Ma waxad ka waada maliinti aan iri give suggestions ya ficaan inu noqda the next leader of UCID an anigu iri Abdirahman Cirro oo asagana yiri maya abdirahman cirro wa nin miskiin, shaqaada waxa ku ficaan nin garhajis ah oo big guns leh? are you talking about that topic. :lol:

Re: 2 Sacad Muse killed and 6 wounded in Gabiley Region

Posted: Wed Jul 07, 2010 5:40 am
by LiQaaye_TDH
Nacaskan Bohol ee Fataalka aya ugu Daran.. Gedabuursi Futo Xafajo ayo Naf Mooday, War Fadhiiso Makhnuudyow Reer Miyiga ahi...