Shirib wrote:Yalaxoow and naliaa
The saxaaba practices killing apostates, and is agreed upon by all 4 school of law. Do u know better than Ali RA and the 4 great Imaams?
sxb our first resource of understanding the religion its first IN THE QURAN( shaafici xanbali iyo dhamaan other schools dhamaantood waa baniaadam. xiligii ay noolaayeeyna sidii loo dhaqmi jirey ayey badanaa cabirkooda ahaa. laakiin maanta maaha 500 years ago ama 100 years ago. maanta waa 2008. waa inaad quraanka akhrisataa. fasirataa. markaasna fahamtaa.
hadduu quraanka yiri( laa ikraaha fi diin) micnaheedu yahay DIINTA QASAB MAAHA. iyo xadiis oranaya( dila qofkii diinta badasha) ka waran waa laba eray iska hor imaanaya. marka yaa qaadaneysa? offcourse the word of allah quran ayaad qaadaneysaa. hadiiska dhahayana ha la dilo qofkii diinta badasha waa XADIIS FAKE been ah. sababtoo ah aayadii ayuu ka hor imaanayaa.
xitaaa MASKAXIYAN u fikirin qofkii diinta raba inuu ka baxo yaa ku celin kara waa qofna. qofkaas hadduu og yahay in la dilayo. wuu iska aamusayaa ISAGOO hooos gaaal ka ah AYUU MASAAJIDKA safka ugu horeeya ku jirayaa. SHEEKH WEEYN iska dhigayaa, marka maxaa dhacaya? waxaa dhacaya waaa BULSHO wada munaafiqiin ah kor islaam iska dhig dhigaya HOOSNA gaaalo ka wada ah. marka waxaas wax fiican miyaa. off course maaha wax fiican.
laakiin haddii aayada la raaaco ee ah LAA IKRAAHA FI DIIIN. ok if you wanna become gaaal YES GOOD BYE gaaal noqo. adigeey ku jirtaa AAKHIRO CADAAB ayaa ku sugeysa maxaa naga galey. markaa bulshadaaas waxay noqoneysaa ISLAAAM SAXIIX AH oo aan ku dhex jirin MUNAAFAQ(QOF HOOS GAAL KA AH)
marka DIINTEENA ISLAAMKA qalad ma laha laakiin waxaa islaamka wareeriyey waa QURAANKA oo aan la raacin, oo waxaa la raacaa SHIIKH HEBEL HEBEL muxuu yiri. HADDA WAHAABIYADA DADKA DILA wadamada afghanistaan somalia wadamo baddan waxay daliishadaaan IBNU TAYMIN oo ahaa carab nationaliste ahaa ee noolaa 1230kii. carabkaas JIHAAAADKA bugaag baddan ka qoray. dadkii uu markaas la dagaalamayeyna waxay ahaayeen DAD MUSLIMIIN AHAA OO la oran jirey TARTAAAR ee indho yar yaraa ee uu ka dhashey IMAAM BUKHAARI. ibnu thaymin kuwa is qarxiya ama jihaaad ku sheega xasuuqa dadka islaamka waxay daliishadaaan wuxuu qorey ninkaaaas nolaaa 700 sano ka hor ee ahaa carab nationalist diintana u macneeystay siduu isaga jeclaaa.
imaam shaafici wax yaalo baddan waa ku fiican yahay isaga xitaa qaladaad baddan ayaa jira sida ninkii SALAADA AAN TUKAN ha la dilo oo kale. imaamyada kalena sidoo kale. marka waxaa fiican wixiii fiican in laga qaato wixii kalane KITAABKA QURAANKA la barto laga doonto sida diinta qasab maaha. ZINADA DHAGAX KU DILID WAA XAARAAN KITAABKA KUMA QORNA. OO KALE.