odey gan walan inaderka horey o qaadoRightwing wrote:I am out
I rest my case
Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland

Waryaada dhegaysta ..Somali waa qabiil ..ka sheeikha isku sheegaya ayaa xita maradu ka dhacaysa marka qabiilkisa girgiraha la saaro.
Anaga been inoo sheegi maysan Ogaden iyo mareexan iyo waxaad doontan noqda .
Qabiil iyo xeer somali baynu wax ku dhisanay ..intaasad kari waydeen ..waanad ka xuntahin .
Raali ahada , halkiina kolba ciddaad kurka jaraysan jara , kolba ciyaalkaad dhagaxaynaysan dhagaxa la dhaca ..anaga se Ilaah ba idinka xigna iyo huuhaada noocas ah ha inoo la imanina .
Nin wax dhistay baa wax laga maqla , kuwii Somaliya burburiyay baa raba iney wax inoo sheegan ..bal ka waran
Anaga been inoo sheegi maysan Ogaden iyo mareexan iyo waxaad doontan noqda .
Qabiil iyo xeer somali baynu wax ku dhisanay ..intaasad kari waydeen ..waanad ka xuntahin .
Raali ahada , halkiina kolba ciddaad kurka jaraysan jara , kolba ciyaalkaad dhagaxaynaysan dhagaxa la dhaca ..anaga se Ilaah ba idinka xigna iyo huuhaada noocas ah ha inoo la imanina .
Nin wax dhistay baa wax laga maqla , kuwii Somaliya burburiyay baa raba iney wax inoo sheegan ..bal ka waran
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand
qabiilka ad sheegeyso is in your head.
tell us what's your problem? if your problem with marehan and ogaden, i have no business in here.
but if you have problem with ideology no sheeg.
sidi wah sakhransan kolba darbi ha isla di'in.
i bet no one understands what you're talking about.
you just yelling yamiin and yasaar.
take deep breath and tell us what is your problem?
mahad ka hadleysa? alshabab? qabiil? shre'a ? what you're talking about?
tell us what's your problem? if your problem with marehan and ogaden, i have no business in here.
but if you have problem with ideology no sheeg.
sidi wah sakhransan kolba darbi ha isla di'in.
i bet no one understands what you're talking about.
you just yelling yamiin and yasaar.
take deep breath and tell us what is your problem?
mahad ka hadleysa? alshabab? qabiil? shre'a ? what you're talking about?
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand
War adeer de inaan ku jawaabo horta ma igu qasab ba ?
waa maya !
Markaad i caayaso ood i leedahay sidii wax sakharan ah baad tahay , sow cay ma'aha ? haa
waayahay sow haddena ku ma jawaabayo ilayn jawaabi waxaad iga rabto weeye e ? haa
Ogaden iyo mareexan have the same IDEOLOGY here and cheer for the same group.
Taasi ma' been ba ? maya !
Adigu sow Ogadeen ma tihid ? haa
Kolombo sow Ogadeen ma'aha ? haa
Somali star sow Ogaden ma'aha ? haa
New York sow Ogaden ma'aha ? haa
Gedo boy sow mareexan ma'aha? haa
Voltage sow marehan ma'aha ? haa
Sadeboi sow mareehan ma'aha ? haa {labadan dambe iyagu kolba dhinac bay u rooran e }
. in kale oo hawiye ah iyo in is qwarinaysa oo Isaaq ah oo tolkood ka baqaya na waa jiraan .
Anigu se kolba wixii isoo hor istaaga ayuun ban la hadla .
IDEOLOGY iyo qabiil sideen u kala saara markaad INTIINUBA isku wada ideology noqtaan
Markaa ciyaarta iga daaya fadlan, anigu qof Ilaah ka baqa baan ahay oo kolba weijigi la ila yimaad baan kula dhaqmaa anigu dadka , bal idinku horta dib isku eega
waa maya !

Markaad i caayaso ood i leedahay sidii wax sakharan ah baad tahay , sow cay ma'aha ? haa

waayahay sow haddena ku ma jawaabayo ilayn jawaabi waxaad iga rabto weeye e ? haa

Ogaden iyo mareexan have the same IDEOLOGY here and cheer for the same group.
Taasi ma' been ba ? maya !

Adigu sow Ogadeen ma tihid ? haa
Kolombo sow Ogadeen ma'aha ? haa
Somali star sow Ogaden ma'aha ? haa
New York sow Ogaden ma'aha ? haa
Gedo boy sow mareexan ma'aha? haa
Voltage sow marehan ma'aha ? haa
Sadeboi sow mareehan ma'aha ? haa {labadan dambe iyagu kolba dhinac bay u rooran e }

Anigu se kolba wixii isoo hor istaaga ayuun ban la hadla .
IDEOLOGY iyo qabiil sideen u kala saara markaad INTIINUBA isku wada ideology noqtaan
Markaa ciyaarta iga daaya fadlan, anigu qof Ilaah ka baqa baan ahay oo kolba weijigi la ila yimaad baan kula dhaqmaa anigu dadka , bal idinku horta dib isku eega
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand
Mid kale ayaan kugu daraya , shoodhe !mahad ka hadleysa? alshabab? qabiil? shre'a ? what you're talking about?
haddaanad garanayn waxaan ka hadlayo , intaanad i caayin inaad su'aasha i waydiso miyaaney kugu haboonayn?
ma aniga waalan mise adiga markaa?
- FAH1223
- webmaster
- Posts: 33838
- Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
- Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
- Contact:
Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand
then embrace sharica of allah iyo rasulkisIna Baxar wrote:War adeer de inaan ku jawaabo horta ma igu qasab ba ?
waa maya !![]()
Markaad i caayaso ood i leedahay sidii wax sakharan ah baad tahay , sow cay ma'aha ? haa![]()
waayahay sow haddena ku ma jawaabayo ilayn jawaabi waxaad iga rabto weeye e ? haa![]()
Ogaden iyo mareexan have the same IDEOLOGY here and cheer for the same group.
Taasi ma' been ba ? maya !![]()
Adigu sow Ogadeen ma tihid ? haa
Kolombo sow Ogadeen ma'aha ? haa
Somali star sow Ogaden ma'aha ? haa
New York sow Ogaden ma'aha ? haa
Gedo boy sow mareexan ma'aha? haa
Voltage sow marehan ma'aha ? haa
Sadeboi sow mareehan ma'aha ? haa {labadan dambe iyagu kolba dhinac bay u rooran e }. in kale oo hawiye ah iyo in is qwarinaysa oo Isaaq ah oo tolkood ka baqaya na waa jiraan .
Anigu se kolba wixii isoo hor istaaga ayuun ban la hadla .
IDEOLOGY iyo qabiil sideen u kala saara markaad INTIINUBA isku wada ideology noqtaan
Markaa ciyaarta iga daaya fadlan, anigu qof Ilaah ka baqa baan ahay oo kolba weijigi la ila yimaad baan kula dhaqmaa anigu dadka , bal idinku horta dib isku eega

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand
Waryaada , anagu markaynu wax qabsanaynay ..ma cid aan Ilaah ahayn baa wax inoo dartay ? maya !
Ka Eelayga ee abu maansoor la yidha ..halkuu ku maqna berigaa?
Ka cagdheer-ka ah e Turki la yidha ..halkuu joogay berigaa?
Hadda maanta niman tolkood ku daba saftay baad rabtaan inaan iska raaco oo wax alle iyo wixii aynu usoo tacabnay aynu gacanta uga dhiibno ? ya?
Maddaxad wax ka qabtaan baan u maleeya .
Xoog bay inoo sheegten raggasi , qarax bay inoo la yimadeen , tolkey bay magalaadeni ku dhex qarxiyeen , dhiig waxan ahayn inaga ma dhexeeyo . waa hadal cad !
Dad shalay iska soo biiray diinta Islaanka ma nihin , wax kolba dhinac loo jeedin karo na ma nihin .
Ka Eelayga ee abu maansoor la yidha ..halkuu ku maqna berigaa?
Ka cagdheer-ka ah e Turki la yidha ..halkuu joogay berigaa?
Hadda maanta niman tolkood ku daba saftay baad rabtaan inaan iska raaco oo wax alle iyo wixii aynu usoo tacabnay aynu gacanta uga dhiibno ? ya?

Maddaxad wax ka qabtaan baan u maleeya .
Xoog bay inoo sheegten raggasi , qarax bay inoo la yimadeen , tolkey bay magalaadeni ku dhex qarxiyeen , dhiig waxan ahayn inaga ma dhexeeyo . waa hadal cad !
Dad shalay iska soo biiray diinta Islaanka ma nihin , wax kolba dhinac loo jeedin karo na ma nihin .
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand
no one knowing what you're talking about adeer,
every time meel ko bodeysa.
dadki no one taking you seriously, i wanted inan ka nafisiyo, illen no one taking to you.lol
im individual dont group me with any one, please.
let us start ovewr now: you've problem what the alshabab doing or their qabiil or their idiology?
you know the head of them is your cousin too
every time meel ko bodeysa.
dadki no one taking you seriously, i wanted inan ka nafisiyo, illen no one taking to you.lol
im individual dont group me with any one, please.
let us start ovewr now: you've problem what the alshabab doing or their qabiil or their idiology?
you know the head of them is your cousin too

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand
War orodo cashar-kaaga iska laabo , yaaney taclintaadu ku seegin , wax alle iyo waxaad ku soo dari karto baanan jirin , horeyna waan kugu sheegay
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand
that's all what you could say?Ina Baxar wrote:War orodo cashar-kaaga iska laabo , yaaney taclintaadu ku seegin , wax alle iyo waxaad ku soo dari karto baanan jirin , horeyna waan kugu sheegay
adigu ee sheeg wah hikmat ah ad meshan ko so kodisay?
rag sidan iskuma afgartan, if you want to be taken seriously, talk like nin weyn that you're not eyaal.
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand
Waryee , cagdheerow niyow aqligu halkuu kaa saaranyahay?
Markaan idin caayay sow ka maad soo cabaadin .
Hadda aan kaa ku dhowrayo na inaan ku caayo baad rabta .
War orodoo halkaa iga mar haddaad Ilaah taqaan
..war waxan niyow
Markaan idin caayay sow ka maad soo cabaadin .
Hadda aan kaa ku dhowrayo na inaan ku caayo baad rabta .
War orodoo halkaa iga mar haddaad Ilaah taqaan

- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand
i dont care you can ay me, that shows your akhlaaq not mine.
ay qofki afkiisa ka so bahdey bey dibeysa not me.
marka ader, maha ko haya and where ad ka gobaneysa?
i feel inad aad o diban tahay!! you can talk to me?lol
anigu halka ka mari maayo, because adiga diidaey inan halka marto , od odey iska digto.
eyal ban iska digeysa , deetana eyaan ba Allah kogu saladi.
ay qofki afkiisa ka so bahdey bey dibeysa not me.
marka ader, maha ko haya and where ad ka gobaneysa?
i feel inad aad o diban tahay!! you can talk to me?lol
anigu halka ka mari maayo, because adiga diidaey inan halka marto , od odey iska digto.
eyal ban iska digeysa , deetana eyaan ba Allah kogu saladi.
- FAH1223
- webmaster
- Posts: 33838
- Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
- Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
- Contact:
Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand

ina baxar, you can't debate without including a person's clan not their individual views...that makes you lose credibility in any argument
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand
that's very true, he always embarass himself wallah.FAH1223 wrote:![]()
![]()
![]()
![]()
ina baxar, you can't debate without including a person's clan not their individual views...that makes you lose credibility in any argument
he never learns wallah.
wa odey so washaday.lol
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand
Individual views waa sheeko ajanabi ah
, ma' laha somalidu , waxaan SOMALILAND ahayn { 1 man 1 vote baynu leenahay inagu}
Halkey dadkaasi iska raaceen baan idin tusay ..waad iska idho tiraysan .
Runti {FACT} aan idin hor dhigay baad ka didaysan markaasad ila yaabaysan aniga
Qasab ma'aha inaan idin ku raaco fikradiina ..waanan idinku diiday .

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 407 Views
-
Last post by Meseret
-
- 8 Replies
- 96 Views
-
Last post by Daff
-
- 42 Replies
- 2510 Views
-
Last post by CaliQase
-
- 9 Replies
- 572 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 59 Replies
- 2296 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 4 Replies
- 579 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 2 Replies
- 1084 Views
-
Last post by The Arabman