Page 6 of 7

Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand

Posted: Sun Apr 19, 2009 1:15 pm
by Hyperactive
Rightwing wrote:I am out
I rest my case
odey gan walan inaderka horey o qaado

Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand

Posted: Sun Apr 19, 2009 1:19 pm
by Ina Baxar
Waryaada dhegaysta ..Somali waa qabiil ..ka sheeikha isku sheegaya ayaa xita maradu ka dhacaysa marka qabiilkisa girgiraha la saaro.
Anaga been inoo sheegi maysan Ogaden iyo mareexan iyo waxaad doontan noqda .
Qabiil iyo xeer somali baynu wax ku dhisanay ..intaasad kari waydeen ..waanad ka xuntahin .
Raali ahada , halkiina kolba ciddaad kurka jaraysan jara , kolba ciyaalkaad dhagaxaynaysan dhagaxa la dhaca ..anaga se Ilaah ba idinka xigna iyo huuhaada noocas ah ha inoo la imanina .

Nin wax dhistay baa wax laga maqla , kuwii Somaliya burburiyay baa raba iney wax inoo sheegan ..bal ka waran

Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand

Posted: Sun Apr 19, 2009 1:22 pm
by Hyperactive
qabiilka ad sheegeyso is in your head.

tell us what's your problem? if your problem with marehan and ogaden, i have no business in here.
but if you have problem with ideology no sheeg.

sidi wah sakhransan kolba darbi ha isla di'in.
i bet no one understands what you're talking about.

you just yelling yamiin and yasaar.

take deep breath and tell us what is your problem?

mahad ka hadleysa? alshabab? qabiil? shre'a ? what you're talking about?

Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand

Posted: Sun Apr 19, 2009 1:30 pm
by Ina Baxar
War adeer de inaan ku jawaabo horta ma igu qasab ba ?
waa maya ! :lol:
Markaad i caayaso ood i leedahay sidii wax sakharan ah baad tahay , sow cay ma'aha ? haa :lol:
waayahay sow haddena ku ma jawaabayo ilayn jawaabi waxaad iga rabto weeye e ? haa :lol:

Ogaden iyo mareexan have the same IDEOLOGY here and cheer for the same group.
Taasi ma' been ba ? maya ! :lol:
Adigu sow Ogadeen ma tihid ? haa
Kolombo sow Ogadeen ma'aha ? haa
Somali star sow Ogaden ma'aha ? haa
New York sow Ogaden ma'aha ? haa
Gedo boy sow mareexan ma'aha? haa
Voltage sow marehan ma'aha ? haa
Sadeboi sow mareehan ma'aha ? haa {labadan dambe iyagu kolba dhinac bay u rooran e } :lol: . in kale oo hawiye ah iyo in is qwarinaysa oo Isaaq ah oo tolkood ka baqaya na waa jiraan .
Anigu se kolba wixii isoo hor istaaga ayuun ban la hadla .
IDEOLOGY iyo qabiil sideen u kala saara markaad INTIINUBA isku wada ideology noqtaan

Markaa ciyaarta iga daaya fadlan, anigu qof Ilaah ka baqa baan ahay oo kolba weijigi la ila yimaad baan kula dhaqmaa anigu dadka , bal idinku horta dib isku eega

Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand

Posted: Sun Apr 19, 2009 1:34 pm
by Ina Baxar
mahad ka hadleysa? alshabab? qabiil? shre'a ? what you're talking about?
Mid kale ayaan kugu daraya , shoodhe !
haddaanad garanayn waxaan ka hadlayo , intaanad i caayin inaad su'aasha i waydiso miyaaney kugu haboonayn?
ma aniga waalan mise adiga markaa?

Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand

Posted: Sun Apr 19, 2009 1:41 pm
by FAH1223
Ina Baxar wrote:War adeer de inaan ku jawaabo horta ma igu qasab ba ?
waa maya ! :lol:
Markaad i caayaso ood i leedahay sidii wax sakharan ah baad tahay , sow cay ma'aha ? haa :lol:
waayahay sow haddena ku ma jawaabayo ilayn jawaabi waxaad iga rabto weeye e ? haa :lol:

Ogaden iyo mareexan have the same IDEOLOGY here and cheer for the same group.
Taasi ma' been ba ? maya ! :lol:
Adigu sow Ogadeen ma tihid ? haa
Kolombo sow Ogadeen ma'aha ? haa
Somali star sow Ogaden ma'aha ? haa
New York sow Ogaden ma'aha ? haa
Gedo boy sow mareexan ma'aha? haa
Voltage sow marehan ma'aha ? haa
Sadeboi sow mareehan ma'aha ? haa {labadan dambe iyagu kolba dhinac bay u rooran e } :lol: . in kale oo hawiye ah iyo in is qwarinaysa oo Isaaq ah oo tolkood ka baqaya na waa jiraan .
Anigu se kolba wixii isoo hor istaaga ayuun ban la hadla .
IDEOLOGY iyo qabiil sideen u kala saara markaad INTIINUBA isku wada ideology noqtaan

Markaa ciyaarta iga daaya fadlan, anigu qof Ilaah ka baqa baan ahay oo kolba weijigi la ila yimaad baan kula dhaqmaa anigu dadka , bal idinku horta dib isku eega
then embrace sharica of allah iyo rasulkis :up:

Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand

Posted: Sun Apr 19, 2009 1:45 pm
by Ina Baxar
Waryaada , anagu markaynu wax qabsanaynay ..ma cid aan Ilaah ahayn baa wax inoo dartay ? maya !
Ka Eelayga ee abu maansoor la yidha ..halkuu ku maqna berigaa?
Ka cagdheer-ka ah e Turki la yidha ..halkuu joogay berigaa?
Hadda maanta niman tolkood ku daba saftay baad rabtaan inaan iska raaco oo wax alle iyo wixii aynu usoo tacabnay aynu gacanta uga dhiibno ? ya? :lol:
Maddaxad wax ka qabtaan baan u maleeya .
Xoog bay inoo sheegten raggasi , qarax bay inoo la yimadeen , tolkey bay magalaadeni ku dhex qarxiyeen , dhiig waxan ahayn inaga ma dhexeeyo . waa hadal cad !

Dad shalay iska soo biiray diinta Islaanka ma nihin , wax kolba dhinac loo jeedin karo na ma nihin .

Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand

Posted: Sun Apr 19, 2009 1:47 pm
by Hyperactive
no one knowing what you're talking about adeer,
every time meel ko bodeysa.
dadki no one taking you seriously, i wanted inan ka nafisiyo, illen no one taking to you.lol

im individual dont group me with any one, please.

let us start ovewr now: you've problem what the alshabab doing or their qabiil or their idiology?
you know the head of them is your cousin too :P

Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand

Posted: Sun Apr 19, 2009 1:49 pm
by Ina Baxar
War orodo cashar-kaaga iska laabo , yaaney taclintaadu ku seegin , wax alle iyo waxaad ku soo dari karto baanan jirin , horeyna waan kugu sheegay

Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand

Posted: Sun Apr 19, 2009 1:55 pm
by Hyperactive
Ina Baxar wrote:War orodo cashar-kaaga iska laabo , yaaney taclintaadu ku seegin , wax alle iyo waxaad ku soo dari karto baanan jirin , horeyna waan kugu sheegay
that's all what you could say?
adigu ee sheeg wah hikmat ah ad meshan ko so kodisay?
rag sidan iskuma afgartan, if you want to be taken seriously, talk like nin weyn that you're not eyaal.

Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand

Posted: Sun Apr 19, 2009 1:57 pm
by Ina Baxar
Waryee , cagdheerow niyow aqligu halkuu kaa saaranyahay?
Markaan idin caayay sow ka maad soo cabaadin .
Hadda aan kaa ku dhowrayo na inaan ku caayo baad rabta .
War orodoo halkaa iga mar haddaad Ilaah taqaan :lol: ..war waxan niyow

Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand

Posted: Sun Apr 19, 2009 2:00 pm
by Hyperactive
i dont care you can ay me, that shows your akhlaaq not mine.
ay qofki afkiisa ka so bahdey bey dibeysa not me.

marka ader, maha ko haya and where ad ka gobaneysa?

i feel inad aad o diban tahay!! you can talk to me?lol
anigu halka ka mari maayo, because adiga diidaey inan halka marto , od odey iska digto.
eyal ban iska digeysa , deetana eyaan ba Allah kogu saladi.

Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand

Posted: Sun Apr 19, 2009 2:01 pm
by FAH1223
:lol: :lol: :lol: :lol:

ina baxar, you can't debate without including a person's clan not their individual views...that makes you lose credibility in any argument

Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand

Posted: Sun Apr 19, 2009 2:03 pm
by Hyperactive
FAH1223 wrote::lol: :lol: :lol: :lol:

ina baxar, you can't debate without including a person's clan not their individual views...that makes you lose credibility in any argument
that's very true, he always embarass himself wallah.
he never learns wallah.

wa odey so washaday.lol

Re: Southerns be Prepared stoning or cutting off one’s hand

Posted: Sun Apr 19, 2009 2:05 pm
by Ina Baxar
Individual views waa sheeko ajanabi ah :lol: , ma' laha somalidu , waxaan SOMALILAND ahayn { 1 man 1 vote baynu leenahay inagu}
Halkey dadkaasi iska raaceen baan idin tusay ..waad iska idho tiraysan .
Runti {FACT} aan idin hor dhigay baad ka didaysan markaasad ila yaabaysan aniga :lol:

Qasab ma'aha inaan idin ku raaco fikradiina ..waanan idinku diiday .