Page 6 of 6

Re: WHAT YOU KNOW ABOUT SACIID AFISOONE

Posted: Mon Aug 17, 2009 4:44 pm
by DR-YALAXOOW
waryaa cunugan afisyooni waxaad qof tahay qabiil dishey. cudurka qabiil la yiraahdo ayaa si xun kuu haya. sababta kaliya ee dawlada somalia aad ugu soo horjeedo ee aad ku taageereyso khawaariji warlord XASAN TURKI iyo other murders like al shabaab waa qabiiil.

waxaad ka timid kililka shanaad ee ethiopia. sidaa darteed waxaad afkaaga weeyn nacnacda baddan xigmadana yar ee aad wax uga sheegto madaxweynaha umadda al amiir sh shariif sh axmed xafidahu allah. sababta aad wax uga sheegto waa qabiiilnimada adeerkaa MOORYAAN WARLORD XASAN TURKI DARTIIS. :down: :down: :down: :down:

Re: WHAT YOU KNOW ABOUT SACIID AFISOONE

Posted: Mon Aug 17, 2009 5:53 pm
by afisoone
walaahi kilinka shanaad kama imaan. hassan turki ma aqaani.........qabiilna igama buuxo ina hooyo walaahi. ee daacad ayee iga tahay waxaan sheego oo dhan kkkkkkkkk. marka saaxiib barasha wanaagsan.

Re: WHAT YOU KNOW ABOUT SACIID AFISOONE

Posted: Mon Aug 17, 2009 9:37 pm
by afisoone
thank you for your response------- I appreciate that

Re: WHAT YOU KNOW ABOUT SACIID AFISOONE

Posted: Tue Aug 18, 2009 2:05 am
by Babygirl-
.........

Re: WHAT YOU KNOW ABOUT SACIID AFISOONE

Posted: Tue Aug 18, 2009 2:10 am
by afisoone
what i can do for you baby girl? maxaa ka qaban karaa allah ayaa saan ii abuuree hadii aad layaabtahy foolxumadeeyda by thanks for the reply

Re: WHAT YOU KNOW ABOUT SACIID AFISOONE

Posted: Tue Aug 18, 2009 2:25 am
by Amirsade
afisoone goormaad siyaasada baratey....beesha kasoo jeedid siyaaasad looguma tala galin waayo sidii quraanjadii bay isku cunayaan markay lacag arkeen, adna kama duwanaan doontid markaad mushaarkaad doonaysid heshid

Re: WHAT YOU KNOW ABOUT SACIID AFISOONE

Posted: Tue Aug 18, 2009 2:34 am
by Babygirl-
Afisoone xaal qado walaal waan iska kaa dhibayeey.. :rose: :up:

Re: WHAT YOU KNOW ABOUT SACIID AFISOONE

Posted: Tue Aug 18, 2009 2:35 am
by afisoone
ok thank you very much

Re: WHAT YOU KNOW ABOUT SACIID AFISOONE

Posted: Tue Aug 18, 2009 9:57 pm
by afisoone
waan gartay

Re: WHAT YOU KNOW ABOUT SACIID AFISOONE

Posted: Thu Aug 20, 2009 4:35 am
by afisoone
yes that is very good