Page 6 of 7

Re: Ogadenia government cabinet in the future

Posted: Wed Sep 09, 2009 7:39 pm
by koohi
war sowdigan igu noqday majeerteenkii weligood sheegan jiray kismaayo

markii xaqiiqdu timidayna cidii lahayd u hadhay

sxb magaalo hadaad aqal ka dhisatid yeelan maysid magaalona waa magaalo lama kala laha

lkn waxaan ka hadlayo ma garanaysid oo rara-dhawr ayaad ka tahay

dhulkan aad sheegaysid iyo dhul kale oo aanad waligaa arag annu waan soo maray

dhulaka itoobiya soomaalidu degto waxad ku leedahay dulcad iyo xarshin oo weliba lagula dego

beentu ma fiicnee waxaanse maqlay oonan anigu arag nimankaa hawadeeyga ah inay woxoogaa dhul roon ku leeyihiin
itoobiya sida gaashaamo.

dulcad ayaad ku faanaysaa war dulcad waxay ahayd xero qoxooti ka horna ma jirin kamana ay danbayn.

Re: Ogadenia government cabinet in the future

Posted: Wed Sep 09, 2009 8:11 pm
by Babygirl-
OGaden - 15 Wasir 15 Wasir Ku Xigen..
Other Absames & Gilimiyes 4 Wasir 4 Wasir ku xigeen...
Isaaq 3 Wasir 2 Wasir Ku xigen.
Hawiye 1 wasir 2 Wasir ku xigen.
Mj 1 wasir 1 Wasir ku xigen.
Cise 1 wasir 1 Wasir ku xigen.
Dhulbahante 1 Wasir 1 Wasir ku xigen.
Gedobursi 1 Wasir 1 Wasir ku xigen
Lelkase 1 Wasir 1 wasir ku xigen.
Marexan 1 Wasir 1 Wasir ku xigen.
Geri 1 Wasir 1 Wasir ku xigen..

30 Wasir 30 Ku xigen.. seems fair.. :clap:

Re: Ogadenia government cabinet in the future

Posted: Wed Sep 09, 2009 8:21 pm
by koohi
Babygirl- wrote:OGaden - 15 Wasir 15 Wasir Ku Xigen..
Other Absames & Gilimiyes 4 Wasir 4 Wasir ku xigeen...
Isaaq 3 Wasir 2 Wasir Ku xigen.
Hawiye 1 wasir 2 Wasir ku xigen.
Mj 1 wasir 1 Wasir ku xigen.
Cise 1 wasir 1 Wasir ku xigen.
Dhulbahante 1 Wasir 1 Wasir ku xigen.
Gedobursi 1 Wasir 1 Wasir ku xigen
Lelkase 1 Wasir 1 wasir ku xigen.
Marexan 1 Wasir 1 Wasir ku xigen.
Geri 1 Wasir 1 Wasir ku xigen..

30 Wasir 30 Ku xigen.. seems fair.. :clap:
waxaasi waa qabyaalad cad

gilimays iyo gerri markaad wasiir siisay samaroon maxaad 20 wasiir u siin wayday

Re: Ogadenia government cabinet in the future

Posted: Wed Sep 09, 2009 8:22 pm
by Babygirl-
:lol: :lol:

We will take 3 wasir from the Idoors and give it to Wadani Samaroons.. :up: 8-) :clap:

Re: Ogadenia government cabinet in the future

Posted: Thu Sep 10, 2009 2:37 am
by MrPrestige
babygirl traitor :down:

Re: Ogadenia government cabinet in the future

Posted: Thu Sep 10, 2009 8:01 pm
by daraawiish
Qodh iyo xero waa nimankii IIDOOR ahaa oo dhudoon ah. IIDOOROW ma triangle kii baa idinku yaraadey.
Beentaasi waa waxuu Sayid maxamed 'Radiyalu canhu' idinku nacay

Iidoorka hoosada Berbera, ka hawisaa hey! leh
Harag uraya Muusa-Carrihii hoodhi jirey baa leh
Hadduu niriggu heeryada ka rido, hoogey Arab baa leh

Gar hunguri Habaryonis iyo Herer nin joogaa leh
Ciisaha baqtiga hiigayiyo, haqay midgaan baa leh
Huurale Cali Jamaac iyo, huluq dameer baa leh

Re: Ogadenia government cabinet in the future

Posted: Thu Sep 10, 2009 9:09 pm
by The_Emperior5
daraawiish wrote:Qodh iyo xero waa nimankii IIDOOR ahaa oo dhudoon ah. IIDOOROW ma triangle kii baa idinku yaraadey.
Beentaasi waa waxuu Sayid maxamed 'Radiyalu canhu' idinku nacay

Iidoorka hoosada Berbera, ka hawisaa hey! leh
Harag uraya Muusa-Carrihii hoodhi jirey baa leh
Hadduu niriggu heeryada ka rido, hoogey Arab baa leh

Gar hunguri Habaryonis iyo Herer nin joogaa leh
Ciisaha baqtiga hiigayiyo, haqay midgaan baa leh
Huurale Cali Jamaac iyo, huluq dameer baa leh

Alla ninku wasashisana :lol: :lol: :lol:

Re: Ogadenia government cabinet in the future

Posted: Thu Sep 10, 2009 11:26 pm
by daraawiish
The_Emperior5 wrote: Alla ninku wasashisana :lol: :lol: :lol:

War nin yahow markaad sayidka afka soo mariso, ha ilobin inaad tidhaa 'Radiyalaahu canhu'

Re: Ogadenia government cabinet in the future

Posted: Fri Sep 11, 2009 7:45 am
by The_Emperior5
Muxu uu yidhi Huurale cali jamac iyo huluq dameer ba leh :lol: :lol:

Re: Ogadenia government cabinet in the future

Posted: Sat Sep 12, 2009 12:51 am
by Queen_Arawello
The cabinet will be predominantly Absame ( Jidwaaq, Bal'ad, Weyteen and Ogaden), Kablalax, Garxajis and small number of minority clans :up:

Re: Ogadenia government cabinet in the future

Posted: Sat Sep 12, 2009 2:09 am
by CoolPoisons
Queen Arawelo hadee sheekada sidaas tahay,

Shilabo ila Liban region waanu ka mamnuuceena ONLF

Without Marehan Liban region Oromo baa qabsan lahaa

Hadana kuw Itobiyanka wanted to drill oil from Wardher ila Dhabad border and they're asking Marehan for permission

Re: Ogadenia government cabinet in the future

Posted: Sat Sep 12, 2009 3:44 am
by hanqadh
ninkan hadal jeclaa...but he cant back up his claims.

liben degodi iyo garre baa ku dhex dabaasha.

shilaabo na becoz siyad barre ba ku dhashey marexan baa leh. :lol:

marexan permission :lol: :lol: .....

Re: Ogadenia government cabinet in the future

Posted: Sat Sep 12, 2009 4:05 am
by CoolPoisons
hanqadh wrote:ninkan hadal jeclaa...but he cant back up his claims.

liben degodi iyo garre baa ku dhex dabaasha.

shilaabo na becoz siyad barre ba ku dhashey marexan baa leh. :lol:

marexan permission :lol: :lol: .....
:lol: :lol:

Alle cuqdadsana. Waryaa, inkasto aan col nahay political. dont let Ur hatred deny shiid.

Liban wuxuu la wadagaa Gedo, waxaanu badan Rer Hasan. Garre iyo Degodia live there also laakin waa minorities. I lost count how many times Rer Hasanku clashed with Garre iyo Degodia.

Shilabo ila Feerfeer waa la yaqaana wixi dhega

"Beyond this general disillusionment with state structures, however, Somali
communities at the regional and local levels are often deeply divided by clan,
political, ideological, and resource-based tensions. All of the major Somali clan
families are found in Somali Region. The Somali Darood are the largest clan family
numerically—with the Darood Ogaadeen clan estimated to be the largest single clan,
constituting perhaps 40 to 50 percent of Ethiopian Somalis. Non-Ogaadeeni Darood
such as the Marehan, and other clan families including the Dir (Isse), Isaaq, Hawiye,
Bantu, and Rahaweyn also inhabit Somali Region
"

http://www.internal-displacement.org/80 ... report.pdf.

here''s the map

http://i32.tinypic.com/4g0q6u.jpg

Re: Ogadenia government cabinet in the future

Posted: Sat Sep 12, 2009 4:11 am
by hanqadh
liben is southern ogadenia waxaana u badan garre iyo degodi waa saxiix.

shilaabo na waa qoraxey...so what does that tell you..marexaan waxey degaan galgaduud wadooyinka u sii baxa :up:

feerfeer waa iska hawiye.

Galgaduud :up:

Re: Ogadenia government cabinet in the future

Posted: Sat Sep 12, 2009 4:31 am
by CoolPoisons
hanqadh, iska seexo. hadalkaada yaa ku rumeysan when I brought U evidence

cuqdad ha iga qaadin. Waanu ku so socodka ila Dhobley