Page 6 of 6

Re: Another Victim in Galkacyo

Posted: Fri Oct 09, 2009 6:01 pm
by Xamud.
Aniga Daroodkan arkay oo aan wada hadalnay badankod 30+ beey Darood Ismaciil ka tirsadan waana Marexaan,Leelkase,Majertee,Ogaden,Geri,Abaasguul,Dashiishe,Dhullos,Warsengeli,Awrtable.

Adiga un baan arkay wax leh 22 baa Darood laga tirsada? yaa ka tirsado 22? maybe 28-29 waa laga tirsan kara waan fahmay laakin 22 waligay maan arkin.

Madi waa qofka gabdho kaliya ay la dhashen oo will walaalo ah lahayn ama qof aan walaaloba aan lahayn.

Re: Another Victim in Galkacyo

Posted: Fri Oct 09, 2009 6:12 pm
by The_Emperior5
wa garaad jamaca maanta nooll weyaan
but u said abtiirsiintayada ayaanu badh ilawdna ta maxa ka jiira sxb

1 Garaad Jaamac
2 Garaad Cali
3 Garaad Jaamac
4 Garaad Cali
5 Garaad Maxamuud
6 Garaad Cali
7 Garaad Maxamed
8 Garaad Cali
9 Garaad Maxamuud
10 Garaad Maxamed
11 Garaad Maxamuud
12 Garaad Cali
13 Garaad Maxamuud jabane
14 Garaad Maxamed Amiir Cabdalle
15 Garaad Faarax
16 Garaad Shirshoore
17 Habarwaa
18 Cabdalle
19 Muuse
20 Siciid
21 Hartii
22 Kuumbe
23 kabalalax
24 Darod

Ugaas Xaashi
Faratoon -Cade
Ugaas Nuur "Cabdhudhiye"
Ugaas Warfaa-Aar (Aar= lion)
Ugaas Magan
Ugaas Warfaa
Ugaas Xirsi
Khalaf
Yuusuf "Guun"
Abdile
Muuse
Maxamed "Zubeer"
Baahaale
Muuse
Yuusuf
Tagaal Waaq
Miyir Walaal
Barwaaq
Ogaadeen
Absame
Kumade
Kablalax
Daarood.

this is the reer cabdulle lineage of the ogaden

now is barbar dhig Majeertenka 37 tiirsada iyo marexaanka 34 tiirsada
xabbad qalladii kuma jiirto
weydi ilamadeerada

Re: Another Victim in Galkacyo

Posted: Fri Oct 09, 2009 6:25 pm
by Xamud.
There`s noway he counts 8 too Reer Cabdille :shock:

Waxan ka waday kuwa madiga ah lama tirayo waa laga booda laakin dee abtirsiga weey ku jiraan, anigu koleyba waxan maqlay Dhulloska waay ka boodan, matalan

Aniga haadan will kaliya dhalo asagana uu will kaliya dhalo midku sido dhalo laakin uu 3 will dhalo asaga sub clan bu noqonaya after few generations laakin aniga waligay sub clan ma noqon dooni wayo hal nin aah baan ahay niman ilama dhalan saas baan ka waday.

Re: Another Victim in Galkacyo

Posted: Fri Oct 09, 2009 6:33 pm
by The_Emperior5
Xamud. wrote:There`s noway he counts 8 too Reer Cabdille :shock:

Waxan ka waday kuwa madiga ah lama tirayo waa laga booda laakin dee abtirsiga weey ku jiraan, anigu koleyba waxan maqlay Dhulloska waay ka boodan, matalan

Aniga haadan will kaliya dhalo asagana uu will kaliya dhalo midku sido dhalo laakin uu 3 will dhalo asaga sub clan bu noqonaya after few generations laakin aniga waligay sub clan ma noqon dooni wayo hal nin aah baan ahay niman ilama dhalan saas baan ka waday.

3 ku dar its the ugaas of the reer cabdulle living in the 1930

laakin maan fahmin siideed abtiirsiintada uga boodayssa
how can you forget odayasha qaar waxaasii macquul maha dee sxb
marka maad ka tagaysa
so lets say

eeg my qabil
sacadmuse wuxu dhalay
isxaaq sacad
xassan sacd
abduraxman sacad
cabdalle sacad

Suber had only muse marka ma waxad ka wadda muse walaga boodaya because nin kaliya ayuu dhalay
ii fahansii daroodku ma abtiirsiintooda bay badh ka taggan :shock:

Re: Another Victim in Galkacyo

Posted: Fri Oct 09, 2009 6:42 pm
by Xamud.
The_Emperior5 wrote:Suber had only muse marka ma waxad ka wadda muse walaga boodaya because nin kaliya ayuu dhalay
ii fahansii daroodku ma abtiirsiintooda bay badh ka taggan :shock:

Maya saas maha ee ninka halka will leh culus lama saro laakin ofcourse wuu ku jira abtirsiga laakin Hantillaha harti dhalay culus lama saro, Harti waa Harti Kumbo maha Harti Hantille marka lo abtirnayo laakin bar kama aan tagnin :lol:

Ma fahantay?

Emperior ugaasyadan mooye Dhulbahante ama Ogaden kale oo 22 ka tirsado Darood ma aragtay?

Re: Another Victim in Galkacyo

Posted: Fri Oct 09, 2009 6:45 pm
by The_Emperior5
Xamud. wrote:

ogaden 26 ka tiirsada darood waan arkay wa reer isaaq maxammad suber
marka ninku haduu wiil kaliya dhalo waad ilawdan ama abtiirsintaad ka saartan war hadu wax dhallo dee ha ilaawiinta wtf :lol: :lol:
eeg haartii hadu yahay hartii hantiile because hartii oo kaliya ayuu dhalay baad ku ilawdeen
eeg suber awal wuxu dhalay muse oo kalliya marka muse wala ilawayaa wax caqliga galii kara maha :mrgreen:

Re: Another Victim in Galkacyo

Posted: Fri Oct 09, 2009 7:00 pm
by Xamud.
26 waa macquul saxiib waa wax dhicii karta.

Anigu waxaan ka tirsada Reerkan Sheegto 6 laakin waxaan aqaana niman 3 ka tirsado? kuwa 7 ka tirsadano weey jiraan. markaa hadowti haaday sii socdan gapku wuu si dheeranaya hadowti ku 9 ka tirsado ba jirii doono kuwa 4 ka tirsadona weey joogi donan ma garatay.

Mayaa lama illawa laakin culus lamo saro oo saas muuhim uma aho

Adiga haada marka lagu weydiyo yaad tahay ma muse sheegata? mise sacadka?

Re: Another Victim in Galkacyo

Posted: Fri Oct 09, 2009 7:09 pm
by The_Emperior5
Xamud. wrote:26 waa macquul saxiib waa wax dhicii karta.

Anigu waxaan ka tirsada Reerkan Sheegto 6 laakin waxaan aqaana niman 3 ka tirsado? kuwa 7 ka tirsadano weey jiraan. markaa hadowti haaday sii socdan gapku wuu si dheeranaya hadowti ku 9 ka tirsado ba jirii doono kuwa 4 ka tirsadona weey joogi donan ma garatay.

Mayaa lama illawa laakin culus lamo saro oo saas muuhim uma aho

Adiga haada marka lagu weydiyo yaad tahay ma muse sheegata? mise sacadka?

eeg 1 ama 2 ama 3 ama 4 haday uu dhexeyaan reerku wax dhicii karta
anigu 21 baan ugu tagga sheikh isxaaq my Kid 22 bay ugu tagta waxay sii dhasho 23
4 way uu dhaxayn karta wa caadii laakin over 10 macquul maha
maya sacad muse ayaan sheegta ama suber awal laakin dee abtiirsinta maha inad ka boodiid
Eeg imika garaad ka dhulbahante 24 ugu tagga darood , ma dhicii karto inay 9 uu ilaway uu dhexyaan :shock:

Re: Another Victim in Galkacyo

Posted: Sat Oct 10, 2009 12:58 pm
by ciyaal_warta
AbdiWahab252 wrote:CiyaalWarta,

Bal waran ? Komputerka muxu sheegey ?
abaa computerka waxoo sheegay in labada tuug 2010 ka hor kala baxayaaan....mida kale in diyeeshe cidiisa la xaal mariyo waa sheegay LoL :lol:

Re: Another Victim in Galkacyo

Posted: Sat Oct 10, 2009 11:33 pm
by Murax
Ciyaal Warta,

Inadeer, My bad Man :lol: :lol:

Re: Another Victim in Galkacyo

Posted: Sun Oct 11, 2009 11:55 pm
by ciyaal_warta
Murax wrote:Ciyaal Warta,

Inadeer, My bad Man :lol: :lol:

waa iska caadi abaaa :lol: :lol: :lol:

meeshi ka waran sxb?