Page 6 of 7
Re: Without Garxajis
Posted: Sat May 08, 2010 12:21 pm
by hargaysaay
koohi dagaalku qamadi ma ahayn ee dhul buu ahaa, laba jilib oo ciidagale iyo hy ka kala tirsan baa islaayey markaasay soomaaliland isku dhex yaacday, maalintaasay garxajis qumadiisa gartay intay leegtahay
Re: Without Garxajis
Posted: Sat May 08, 2010 12:22 pm
by The_Emperior5
koohi wrote:siciid
hadaad rabtid inad nimankan HA sifaacan ula kaftantid markad wadanki tegto laba cisho soo joog gebiley iyo allaybaday iyo arabsiya.
dadka degan markasad soo arki ciday yihin.
wuxu so arkaya allabaday na cabdalle abokor
gabiley na jibriel abokor
arabsiyo na bah gobe iyo jb
Re: Without Garxajis
Posted: Sat May 08, 2010 12:24 pm
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:koohi dagaalku qamadi ma ahayn ee dhul buu ahaa, laba jilib oo ciidagale iyo hy ka kala tirsan baa islaayey markaasay soomaaliland isku dhex yaacday, maalintaasay garxajis qumadiisa gartay intay leegtahay
Aniga horta koohi la ima yidhaho dagaalku dee wa ki suldaanki ciidagalle ka dhex laha bbc somali waxanu isku dilnay qamandi hadu wax kale sheegan laha waxbabay ahaan lahayd laakin isaga halka idinku ceeebeye waxay doonta ba ha ahaato, Somaliland maxay iskugu dhex yaaci lahayd daror wa Ethiopia lol
Re: Without Garxajis
Posted: Sat May 08, 2010 12:29 pm
by hargaysaay
suldaanku eraygaa wuxuu u yidhi si ay dadkan is laynayaa u xishoodaan oo ay isula yaabaan fahan farsamaa ka dambaysay arinta
ha dagaalku ethiopia ayuu ka dhacay hadana sidaasay tahay waatii culumadii madaxdii soomaliland alla nabadeenaay ay ku waasheen
calaa kula xaal waxaasi waa wax dhamaaday ee adigu iska yara ilaali rift ga aad garxajis ka dhex bilaabayso

Posted: Sat May 08, 2010 12:32 pm
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:suldaanku eraygaa wuxuu u yidhi si ay dadkan is laynayaa u xishoodaan oo ay isula yaabaan fahan farsamaa ka dambaysay arinta
ha dagaalku ethiopia ayuu ka dhacay hadana sidaasay tahay waatii culumadii madaxdii soomaliland alla nabadeenaay ay ku waasheen
calaa kula xaal waxaasi waa wax dhamaaday ee adigu iska yara ilaali rift ga aad garxajis ka dhex bilaabayso

so ina dhabeyee said on the bbc we fought over qamandi because he wanted the hy and ciidagalle inay kala xishoodaan what weird logic
dee sxb nabbadu way fiicantahay soo dad waalalo ah is dilaya maha 200 nin ba dhintay ma waxad leedahay somaliland ha tirahdo ha is dilaan maxa ka si ah horta sxb ,
Re: Without Garxajis
Posted: Sat May 08, 2010 12:35 pm
by hargaysaay
maya ee waxaan kuu sheegaya two garxajis sub sub sub clans ayaa is laayay soomaliland oo dhama wey cabaaday, taasi maxay ku tusaysaa in somaliland ay iska diciif tahay amaankana shacabka ayaa haya ilaahay ka sokow ee dawldan yaree aad aaminsantahay ma hayso.
ta labaad suldaanka magiiciisa ugu yeedh, dee hadii kale suldaankiina gabadha oromo dhashay ayaanu odhan ina Oromo
Re: Without Garxajis
Posted: Sat May 08, 2010 12:37 pm
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:maya ee waxaan kuu sheegaya two garxajis sub sub sub clans ayaa is laayay soomaliland oo dhama wey cabaaday, taasi maxay ku tusaysaa in somaliland ay iska diciif tahay amaankana shacabka ayaa haya ilaahay ka sokow ee dawldan yaree aad aaminsantahay ma hayso.
ta labaad suldaanka magiiciisa ugu yeedh, dee hadii kale suldaankiina gabadha oromo dhashay ayaanu odhan ina Oromo
halkeed ku aragtay somaliland oo dhan ba cabaaday , jamhuuriyada somaliland waxay u dirtay dadki is dilaya ergo nabbad every one would do that adigu maxaad samayn lahayd ma waxad rabta inan ku yidho xiiniyo buur buuran baad yeelatay markad walaalka qamandi ku dishay come on man waxasi xiiniyo maha
Ina dhabeye qiimo farra badan kuma fadhiyo ma ninki shirki cali mahdi tagey eeh 100 dollar ka soo qaatay waiska caado qaatte naf farra badan ma leh kaasi , Maxaad tiri suldaankina gabadh oromo dhashay Ma suldaaan maxammad suldaan diriye allah ha u naxairsto Gabadh absame oo ogaden ah aya dhashay , oromo shaqo kuma laha
Re: Without Garxajis
Posted: Sat May 08, 2010 12:39 pm
by hargaysaay
bal eeg munaafiqnimadaada weli garxajis baad isku dir yaroo munaafiqnima ah ka dhex wadaa.
suldaan maxamed is not atleast a half OROMO suldaan

he is 100% somali
Re: Without Garxajis
Posted: Sat May 08, 2010 12:41 pm
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:bal eeg munaafiqnimadaada weli garxajis baad isku dir yaroo munaafiqnima ah ka dhex wadaa.
suldaan maxamed is not atleast a half OROMO suldaan

he is 100% somali
Anigu suldaankayga ilahay ha u naxariisto wabu dhintay diniyan xita adiga wa ku qallad inad wax ka sheegtiid hooyadi waan ku sheegey qabilkey ka dhalatay
Maxa munafaqad keenay Ina dhabeye inanu sharaf lahayn caruurta loo sheegi mayo

Re: Without Garxajis
Posted: Sat May 08, 2010 12:45 pm
by hargaysaay
waar anigu suldaankiinii dhintay ilaahay ha u naxariisto isaga wax kama sheegayo, laakiin miskiinkan madaxa daaska ah leh

ee OROMADU dhashay intaad ilawday ayaad suldaankuu Duriyada caayaysaa,
Re: Without Garxajis
Posted: Sat May 08, 2010 12:50 pm
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:waar anigu suldaankiinii dhintay ilaahay ha u naxariisto isaga wax kama sheegayo, laakiin miskiinkan madaxa daaska ah leh

ee OROMADU dhashay intaad ilawday ayaad suldaankuu Duriyada caayaysaa,
What are you talking about Suldaan Maxammad suldaan diiriye waxa dhashay gabadh ogaden ah oo la yidha cosob Xassan,
Suldaan Xassan suldaan cabdilahi suldaan cabdiraxmaan suldan diriye na waxa dhashay gabadh la yidha Maryan Cabdi yusuf gabadh la yidha oo iyadu na ogaden ah
Oromada iyo waxan halkeed ka keentay
Re: Without Garxajis
Posted: Sat May 08, 2010 12:53 pm
by hargaysaay
dee waa sidii aan dad ka maqlee maxaan ka garanayaa, laakiin sory haday sidaas tahay.
adna suldaan maxamed waa inaad ixtiraantaa waa suldaankii duriyada ma fahantay camuu
Re: Without Garxajis
Posted: Sat May 08, 2010 12:55 pm
by ina aadan
Ma labada suldaan ee isaaq ugu facawayn baanu dhalay
ka ugu facawayn iyo ka sadexaad