Shabelle: Farmajo Accepted (Forced) Resignation
Moderator: Moderators
- Dudaaye
- SomaliNetizen
- Posts: 796
- Joined: Wed Sep 03, 2003 7:00 pm
- Location: Goldogob Distirict: leelkase State
Re: Sad day for Somalia walahi ( down sh dalxiis)
War Deg Deg Ah: Banaanbaxyo Rabshada Wata Oo Magaalada Muqdisho Ka Socda....
Magaalada Muqdisho ee caasimadda soomaaliya waxaa hadda ka socda banaan bax balaaran oo ay bilaabeen dadka shacabka ee ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimadda soomaaliya baanaan baxyadaasi oo ah kuwo looga soo horjeedo Labad Shariif ee Dawlada kmg ah.
Banaanbaxyadan ayaa ah kuwo looga soo horjeedo heshiisyadii xalay ka dhacay wadanka uganda kuwaasi oo ay wadayeesheen labada shariif isla marka ku aadanaa in Xukumada Maxamed Cabdulaahi Maxamed meesha laga saaro.
Banaanbaxa ayaa ah mid ay soo qabanqaabiyeen kumanaan ruux oo ku sugan magaalada Muqdisho,waxaana uu yahay mid haysata Jidka dheexe ee Maka Al Mukarama,waxaana banaanbaxayaashu ku dhawaaqayaan hadalo ku lid ah labada shariif.
Sidoo kale banaanbaxan ayaa ah mid rabshado wata isla markaasna ayu boqolaal ruux oo careysani ay dhagaxaan tuurayaan isla markaasna waxa jira gaadiid ay dawladu leedahay oo dadkaasi dhagaxyo tuurayaan,waxaan ay dadkaasi ku gacan sayreen go,aamada ka soo baxay kulankii Magaalada Kampala ee dalka Uganda.
Banaan baxayaasha ayaa mar sii horeysay xiray wadada Madaxtooyada looga galo, taasoo keentay inay istaagaan gawaarida wadadaas mareysa iyo kuwii Madaxtooyada geli lahaa,waxaana dadkaasi ay muujinayaan sida ay xun yihiin dhibaatada ka taagan magaalada Muqdisho.
Ugu dambeyntii waxaa banaanbaxaasi yahay mid looga soo horjeedo Labada Shariif oo lagu eedeynayo inay yihiin Khaa'imul Wadaniin,waxaana ay ku baaqayaan dadkaasi inay xilka dhigaan labadaasi shariif oo ay ku tilmaameen inay dhiiga shacabka ku gorgortamayaan.
Ahmed Aadam Gacal
Muqdisho-Gedo-News
Gedonet.com@gmail.com

- Paddington Bear
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2908
- Joined: Wed Jun 24, 2009 8:20 am
- Location: Over there..
Re: I stand with Farmajo
Everytime AbdiWahab "stands with" someone, they end up losing. Maybe it's time he stood with the two sharifs! 

- gemini_snake
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1938
- Joined: Mon Feb 11, 2008 12:12 pm
- Location: staging an intervention @ liban ashkirs house
Re: Sad day for Somalia walahi ( down sh dalxiis)
Walle if all Somalis show their support like this, it must mean his doing something right. I doubt the decision came from either of the sharifs though, I mean they rolled along with it, but I have been thinking since his short time as a PM, he accomplished enough to satisfy the average shacab in Muqdisho, which probably scared the ones pulling the strings with all his dangerous talks of Somalis running Somalia, they dont want nyggas reading and sh!t.
- gemini_snake
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1938
- Joined: Mon Feb 11, 2008 12:12 pm
- Location: staging an intervention @ liban ashkirs house
Re: Sad day for Somalia walahi ( down sh dalxiis)

dance, cry, protest..doesn't matter.. it's over http://af.reuters.com/article/topNews/i ... 5B20110609
- Archerr
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1242
- Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
- Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.
Re: BREAKING NEWS! Banaanbax in Galkacyo for Farmaajo ( PICS
Why did you take gemini's name?
- gemini_snake
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1938
- Joined: Mon Feb 11, 2008 12:12 pm
- Location: staging an intervention @ liban ashkirs house
Re: BREAKING NEWS! Banaanbax in Galkacyo for Farmaajo ( PICS
she let me borrow this username since my other one didn't work and my new username wouldn't be approved. why did you change your name for the billionth time, qansa?
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Shabelle: Farmajo Accepted (Forced) Resignation
Geedi is a nobody, he was a hired gun, Let's leave him there.Archerr wrote:I don't know what you mean by that but if you don't have short term memory you will remember that the same thing happened to Abdullahi Yusuf, Geedi, Cumar Abdirashid etc. They were all forced to resign. I don't know if Farmaajo really resigned but even if he did I don't even see it as a big deal. He was supposed to be out within a month or so anyway. Him and Sheikh Shariif and the Parliament were voilating their own charter by trying to extend their terms. They are genuine themselves. In fact no one in Mogadishu.Somalian_Boqor wrote:Without a political power base to lean on it is pretty much difficult to survive situations like these.Advo wrote:If this is true, I am now convinced TFG is just a scheme to cash in on Dolla dolla bills yo.....farmaajo thought he was fixing the nation when infact he was fuking with their paper, sharif and sakiin werent eating since he stepped in, so they plotted to fire him.
Farmaajo failed to establish himself as a power.
But what is clear to any thinking person from the situation Mogadishu is that Somalia is controlled by outside forces. AMISOM is not there keep "peace" but to enforce the decisions of these outside forces. I would not even be surprised if Al Shabab was also under the payroll of these outside forces as they never wage a full war on foreign forces. It is more likely that they need the presence of outside forces to enjoy the support of those who are easily duped.
Cumar Abdirashid, had resources but failed to use it to his advantage. Just like Farmaajo he came to Mogadishu with a Western political mindset and reality he didn't have the balls to take on had him out the door.
As for Abdullahi Yusuf no one forced him to resign, but rather illness and old age brought an end to his conquest on the savage nomads. He didn't need the protection of the locals nor the UN or for that matter Ethiopians. Are you forgetting odeyga was chilling in Jowhar in 2005 with 8,000 strong loyal army? He made it clear he was coming to take Mogadishu and armed resistances killed. The whole uprising of the notorious Islamic courts union was a bogus USC coverup, that came about due to the reality of Abduallhi Yusuf capturing Xamar and ruling over the masses. When those he was 3 steps ahead of thought they had him, he moved locations and changed the political strategy needed to accomplish the mission. He got to Villa Somalia and surely didn't need an Adoon AU guard outside the door of his bedroom for his protection. A/Y funded and ran his government for months on end without UN money. ICU replaced USC and beesha were forced to continue the fight on religious path and lost the political and military control of the movement. Ethiopians were taking in 80% of causalities and were looking for a way out. By the time Nur cade became Prime Minister, A/Y was having more doctor visits than any other time in his life. He himself was looking for a exist strategy out.

Sheikh Sharif has no real army of his own, nor does he control any territory that isn't a base for AU adoons, he even buys the support of his uncles. It wouldn't even take force to make him disappear, yet he is the recognized President of Somalia.

- Archerr
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1242
- Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
- Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.
Re: BREAKING NEWS! Banaanbax in Galkacyo for Farmaajo ( PICS
i was trying to outdo the cia agent arabman. i was wondering all this how gemini knew so much about canada all of a sudden.gemini_snake wrote:she let me borrow this username since my other one didn't work and my new username wouldn't be approved. why did you change your name for the billionth time, qansa?
- gemini_snake
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1938
- Joined: Mon Feb 11, 2008 12:12 pm
- Location: staging an intervention @ liban ashkirs house
Re: BREAKING NEWS! Banaanbax in Galkacyo for Farmaajo ( PICS
i thought everyone knew i was serena/ashlee? i made known a long time ago. 

- Archerr
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1242
- Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
- Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.
Re: Shabelle: Farmajo Accepted (Forced) Resignation
caadi ma tihid ninyahow. u are trying to convince abdullahi yusuf walked away from his post as the president of the tfg. lol
in anycase it looks like u have your own alternative history of recent somali history marka kama murmayo taasi. the way i personally remember it he was forced out.
where did those 8,000 troops when he was kicked to baydhabo. u don't remember maxameddheere accusing him of stealing his bedsheets and pillows.Are you forgetting odeyga was chilling in Jowhar in 2005 with 8,000 strong loyal army?

-
- SomaliNetizen
- Posts: 677
- Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
- Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
- Contact:
Re: Shabelle: Farmajo Accepted (Forced) Resignation
iwad shekada miyagemini_snake wrote:

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Sad day for Somalia walahi ( down sh dalxiis)
People attacked me when i said that this is dowlad ku sheeg which obeys the commands of shisheeye. They though i was undercover alshabaab, but today it became clear to them 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 656 Views
-
Last post by zingii
-
- 0 Replies
- 316 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 8 Replies
- 1166 Views
-
Last post by Murax
-
- 2 Replies
- 578 Views
-
Last post by Murax
-
- 10 Replies
- 1439 Views
-
Last post by Robotic
-
- 0 Replies
- 10318 Views
-
Last post by libaaxyare
-
- 24 Replies
- 2774 Views
-
Last post by HusseinHassan
-
- 0 Replies
- 465 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 11 Replies
- 1330 Views
-
Last post by VybzKartel
-
- 0 Replies
- 306 Views
-
Last post by BigBreak