ninyaw meesha big misundersding baa ka dhacay.
baqay= xumaaday, eg: caano baqay ama caano xumaaday, laakiin qabay waa reer koonfureed dialect.
and fear= cabsi, baqdin etc.
Moderators: Moderators, Junior Moderators


You mean dheereey.anonymousfaarax wrote:^ you know that I mean ... sanqadha dalac, heesta dalac, telvishanka dalac...

I see. baqay = afraid of/fear something. I would say caanuhu way dhanaanaadeen ama xumaadeen.greenday wrote:Cabsianonymousfaarax wrote:Interesting. So what word do you use for fear/afraid. I.e. waxan ka baqay, wukuu ka baqay... ?greenday wrote:baqay is when milk goes off.

yh dalac = dheeree/kor u qaad.greenday wrote:You mean dheereey.anonymousfaarax wrote:^ you know that I mean ... sanqadha dalac, heesta dalac, telvishanka dalac...

No. its gaabi for naaqus.anonymousfaarax wrote:yh dalac = dheeree/kor u qaad.greenday wrote:You mean dheereey.anonymousfaarax wrote:^ you know that I mean ... sanqadha dalac, heesta dalac, telvishanka dalac...
yaree = naaqus ?

HAHAHAHANabeela wrote:Oooh TVika dalac?I use TVika kor u qaad, muuskika dheerey.

gaabi/naaqus/ sanqadha yaree.greenday wrote: No. its gaabi for naaqus.


Nabeeley TVga kor u qaadNabeela wrote:Anonymousfaarax, qosol qariir baad heeysaa, bottom line, my somali is better than yours waliba ten times

Greenday,greenday wrote:Faranacab, how will you use kool koolin for adult as in today i going to a pampering sessionMaanta waxan adaa inaan isoo kool koolsho
![]()

Yes but small correction. Cod = voice. sanqadh = sound/noisegreenday wrote:Nabeela you dont say tvga kor uqaad you say codka kor uqaad right![]()
Sanqadh = sound/noise sanqandha = the sound/noisegreenday wrote: WTF is sanqadha![]()