Sheeko iyo bashaal thread

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Twist »

Just bored, mate. :)
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Oba »

Qabtii kedib Ninkaan reer xamarka ah maalin kasta aa la dhacaa, baad luus ku jiraa markii aragdid.Maalintii danbe khaati aas istaahay, wuu baxay suuqa uu aadey in uu BASTOOLO soo gato. Wuxuu arkay kuwo ku jiro Kooxda Caydiid Yacni Habar gidir .Wuxuu waydiistay bastoolo.

Reer xamarka: haye, Sxboow sii maalin kaste la ii dhacaayey, jahwareer aa igu dhacay, Bastoolo ma heesiin

Kooxda Caydiid: Haa, noocii rabtid qaado

Reer xamarka : hayabo, tan isiiya.

Xabadeedana ma gadiinoo?

Kooxda Caydiid: Haa, waa kuwaan, gisho bastoolada qaar oo baroobee

Reer xamarka: wuu gishtay, bastoolada uu cirka sadax xabo ku riday, uuu wuxuu dhahay marxaba tan aan gatay, wuuna baxay.

Cabaar ka kacdi, ninkii reer xamarka oo gurigiisa jooga, aa waxaa u imaadeen, Kooxda caydiid oo dudaayaan iyakoo MEED wadaan

Reer xamarka: haye, maxaa idin daaray? maxaa dhacay?
Kooxda Caydiid: Hadaayey ma xasuusataa markii aa bastoolada baroobo beeyneysay?

Reer xamarka: haa

Kooxda Caydiid: Ninkaan aad dishay. Magtiisa aa lagaa rabaaa

Reer xamarka: Habar Gidir, Koo buubaayo xitaa ma keenteen??
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Oba »

Twist wrote:Just bored, mate. :)
lol same here
DayaxJeclee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2598
Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
Location: Kr

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by DayaxJeclee »

Hilowle, qadaa xataa ma dhigin,midkoo oo madax kasoo qortay aa ka fiican.

kursiga aa ka dhaco, kaadidna igu dhagto camalooti
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by greenday »

Still waiting for twist to post his reading of that sheeko :lol:
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Twist »

greenday wrote:Still waiting for twist to post his reading of that sheeko :lol:



:lol: :lol:
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by greenday »

Twist wrote:
greenday wrote:Still waiting for twist to post his reading of that sheeko :lol:


:deadrose: thank you :lol: :up:
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Twist »

See, told you I'll do it. :steviej:


Now it's your turn ee is xuree. :lol:
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by greenday »

I would but walahi i cant stop laughing as i read some parts :meles:
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Twist »

LOL!

No worries, mar aa qamarji tahay oodan qosleynin duub. :lol:

Night night
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by greenday »

I will, keep an eye for it.


Hurdo wanaagsan :up:
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Oba »

User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by greenday »

Here is a sheeko i got from back home, dont know if you guys heard it, its Abaha iyo oday cabdule





For Twist



that's all i could manage man :meles: :lol:
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Twist »

Cool, Green. I am using my phone now & it doesn't support mp3 playback so I'll check it later. :up:
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Sheeko iyo bashaal thread

Post by Rabshoole »

Nin rahwayn ayaa hada ka hore lagu yidhi, ninyahow waad dhiman doonta, ayaguna wuxuu ugu jawaabay.
-
Ana Dhimashe majeleey lama faama dhatiyow kajira le fidaay. :lol: :steviej:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Banaadir”