ok. let me go update my ignore list.
thankx for the advice and ramadan kariim once again.
Moderator: Moderators




Ciidagale iyo Habar Yonis are both sons of Ismail Sh. Isxaaq therefore why does one member of family need an invitation to visit the house of his brother. Doesn't make sense.InvisibleHand wrote:When will the other half of Garhajis be invited to Sanaag or are they deemed not important?
Is Garhajisnimo dead?


kaliil wrote:SIciid iyo Somalistan,
Ciidagale waxba ha isku dhejinina. Ciidagale waynu wada dhalanay oo waa walaalaheen laakiin wax kale inagama dhexeeyaan.Inagu Ciidagale waynu soo dhowaynaa oo waa tolkeen ayaynu nidhaahnaa laakiin Ciidagale waa cadowga Habar Yoonis.Suldaan Maxamed Cabdiqaadir shirka waa lagu casuumay laakiin wuu diiday inuu yimaado kadibna shir Jibriil Abokor Gebiley ku qabsanayeen ayuu tegey. Ciidagale ilaa odaygooda ugu weyne Cabdiwaraabe ayaa shirka diidanaa oo lahaa dawladu shirka ha joojiso. badankoodu sidaa ayay u fikiraan oo HY ma maqli karaan horumarkoodana way ka xunyihiin.Ciidagale Isaaqa kale ayaan kaga kalsoonahay. dagaaladii 2006/2007 ka hor HY weligeed wax dhibaato ah umay geysan CG oo iyagaaba marwalba caawiya oo u gurmada markay cid la dagaalamayaan laakiin iyagu way ina necebyihiin. Waa la garan la`yahay meeshay reerku cuqdada noocaasa ka qaadeen.

Siciid taasi waa adiga fikirkaaga kugu qabsanmaayona haddaad Garxajisnimo aaminsantahay. Habar Yoonis weligood waxay rabeen ina labada reere walaalaha ahi isku duubnaadaan laakiin CG taa ma fahansana weligood iyo ilaa haddana HY cadow ayay u arkaan. anigu 2006/2007 wixii dhacay ka hadlimaayo.Waan ogahay inay CG abti kuu yihiin laakiin xaqiiqdaan ka hadlayaa. HY ilaahay ayaa laandheere ka dhigay oo inay cid kale urursadaan uma baahna. HY ilaahay mooyaane cid kale uma baahna markaa Garxajis iyo waxa la sheegayo cirka ha lala tago.HY iyo CG xoolohoodu Hawdka xiitaa hadda ma wada daaqaan oo la isma dhexgalo.sida hala kala ahaado oo hala kala baxo.Siciid85 wrote:kaliil i disagree. Whatever happened 6 years ago doesn't really effect the relation between those two communities. If we are to base our judgement on few odayaal we could also mention when the southern Hargeysa elders condemned Kulmiye following the Cabdirahman Cabdiqadir incident. Tas maxad iskaga indho tirtay? waliga la isma daho daadka kugu dhow ayaa cadow kugu ah, ileen meel uu ku joojiismo division ma jiro ee bariina waxa la dihi doona Isaxaaq iyo Ismaaciil ba iis neceb, kadibna Ismaaciil Carre gudihiis lol. Hadaladas oo kale wa la iska ilaaliya wa waxa ay cadowga ruunta ku farxan, midniimadana ayaa laga shaqeeya. Ta labaad Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir wu tageersana shirka, Cabdi Waraabana wuxu diidiina iis qabsi ama inu meesha khilaaf ka dhasho. So take it as a family member concerning with his brother. At the end day of the odayaashan are a old generation and will pass away, it is up to the new generation of Habar Yoonis and Cidagale to tighten their relations.



Not true Hy and Hj were never reall friends or allies not even political despite they living together in major Somaliland cities they never had a political allience the closest was the SNM movement in the war for liberation but that was something of all isaaqs. Hy had a political alliance with Habarawal in the 50s Sayid Ahmed al azhaari Cali meygaag samatar and Maxammad xaaji ibrahim cigaal SNL.skywalker25 wrote:HY best friend has historically been HJ. They are the best of friends worst of enemies.

Lolkhalid ali wrote:Not true Hy and Hj were never reall friends or allies not even political despite they living together in major Somaliland cities they never had a political allience the closest was the SNM movement in the war for liberation but that was something of all isaaqs. Hy had a political alliance with Habarawal in the 50s Sayid Ahmed al azhaari Cali meygaag samatar and Maxammad xaaji ibrahim cigaal SNL.skywalker25 wrote:HY best friend has historically been HJ. They are the best of friends worst of enemies.