Page 6 of 6
Re: Heedhee HoobaloWa Thread. Dedicated GEELJIRE music
Posted: Thu Jan 31, 2013 1:18 pm
by ina aadan
Guurowgu ciyaarta waa ka sareyaa, waayo xigmad baa ku jirta marwalba.
Re: Heedhee HoobaloWa Thread. Dedicated GEELJIRE music
Posted: Thu Jan 31, 2013 1:20 pm
by ina aadan
Cumar hawdka ilaa iyo wabiyada inta u dhaxaysa waa laga ciyaara, lakin way kala yar duwantahay.
Re: Heedhee HoobaloWa Thread. Dedicated GEELJIRE music
Posted: Thu Jan 31, 2013 1:22 pm
by Cumar-Labasuul
ok jidwaaqu ma dhaanteeyaan mise ciyaar gooni bey leeyihiin

Re: Heedhee HoobaloWa Thread. Dedicated GEELJIRE music
Posted: Thu Jan 31, 2013 1:27 pm
by ina aadan
Cumar-Labasuul wrote:ok jidwaaqu ma dhaanteeyaan mise ciyaar gooni bey leeyihiin

Dhaanto galbeed iyo bartiraha oo saylici qarkood ciyaara.
Re: Heedhee HoobaloWa Thread. Dedicated GEELJIRE music
Posted: Thu Jan 31, 2013 1:33 pm
by Cumar-Labasuul
ina aadan wrote:Cumar-Labasuul wrote:ok jidwaaqu ma dhaanteeyaan mise ciyaar gooni bey leeyihiin

Dhaanto galbeed iyo bartiraha oo saylici qarkood ciyaara.
horta jidwaaqu waa niman qunyarsocod
do you have any relatives from them?
Re: Heedhee HoobaloWa Thread. Dedicated GEELJIRE music
Posted: Thu Jan 31, 2013 1:37 pm
by ina aadan
Wax ka dhib badan male, lakin de waxay la dagaan qabiilo badan marka la maqlimaayo.
Abaskuusha ayaan kuwo qaraabo nahay lakin waa qaraabo fog.
Re: Heedhee HoobaloWa Thread. Dedicated GEELJIRE music
Posted: Thu Jan 31, 2013 1:43 pm
by Cumar-Labasuul
waa runtaa qabiilo badan bey la degaan sida: Gadabursi (jibriil yoonis), Sacad Muuse (xuseen abokor), Ciise, Akiisho, Hawiye (I think it's karanle), Mareexaan (reer nuur), jaarso, baabile oromo iwm
Re: Heedhee HoobaloWa Thread. Dedicated GEELJIRE music
Posted: Thu Jan 31, 2013 1:51 pm
by AbkoowDhiblaawe
ina aadan wrote:Guurowgu ciyaarta waa ka sareyaa, waayo xigmad baa ku jirta marwalba.
Gartay

Re: Heedhee HoobaloWa Thread. Dedicated GEELJIRE music
Posted: Thu Jan 31, 2013 1:51 pm
by waayeel101
horta ciyartan diisoow ma jarerta ciyarta? malaha qabki ciyar geeljir somali.
dhanto wa ciyarta ugu baladhan somalida inta an ogahay. lkn way kala duwantahay. from awdal to godey wa laga ciyara.
Re: Heedhee HoobaloWa Thread. Dedicated GEELJIRE music
Posted: Thu Jan 31, 2013 2:18 pm
by Meyle
Ciyaaruhu haynoo dambeeyaane, where is SareedoXareedo?