Mondey wrote:Statistics ka ugu dambeeya ee iso gaadhay wuxu cadaynayaa in hablaha Somalida qurbajoogtaa badankood markay schoolka sare dhameeyaan ma sii wadaan tacliinta jaamacada mana shaqeeyaan ee aqalka ayay dhex fadhiistaan. sababta jaamacadaha iyo college yada looga waayay gabdheheena ayaan daba galay, waxa ii cadaatay baadhitaan aad u qoto dheer markaan sameeyay in gabdhahan ayna rabin independent inay noqdaan oy isku haleeyaan hebel ayaa ku so doonan hebel ayaad la boodi waxba haisdaalin.
This past summer I was at mpls, for my cousin's graduation at UOM, out off all the 150 Somali graduates almost 110 where young ladies, times I've changed
