How does that wiki page disprove anything?

Moderators: Moderators, Junior Moderators


You spoke the truth.STARKAST wrote:Nationalism is Haram. Somalis should be reclaiming dire dawa not crying over Bari Somalia.




Wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Md. Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay Aas Qaran u samaynayso fanaankii weynaa ee Maxamed Salebaan Tubeec, isla markaana lagu aasayo magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil oo la sheegay inuu Marxuumku ku dar-daarmay in lagu aaso.


