Page 6 of 9

Re: Isaaq elders attacked in Janaale, Lower Shabelle

Posted: Fri Jun 06, 2014 2:43 pm
by waayeel101
Allaha u naxaristo

Re: Isaaq elders attacked in Janaale, Lower Shabelle

Posted: Fri Jun 06, 2014 3:33 pm
by Cunaaye25
Ilhaahay ha u naxariisto odaayshii xaqadarada lagu diley,,

Ina Godane markuu maqlo waxaan , Habar Kacsi haysa(habar Girdir)- Kintir ayaa laga goyndoonaa --Habar Gidir danbe yaa maqli doono-- Ina Godane ayaa lasugi doonaa wuxuu suubin doono the next few days. Ciyalka Isaaq hadaad dhiig leedihiin, Cidamada Baraykasan Ina Godane wato ku biira,,,,

Re: Isaaq elders attacked in Janaale, Lower Shabelle

Posted: Fri Jun 06, 2014 3:43 pm
by FarhanYare
Cunaaye25 wrote:Ina Godane ayaa lasugi doonaa wuxuu suubin doono the next few days. Ciyalka Isaaq hadaad dhiig leedihiin, Cidamada Baraykasan Ina Godane wato ku biira,,,,
:dead:
:dead:
:dead:
:dead:

Re: Isaaq elders attacked in Janaale, Lower Shabelle

Posted: Fri Jun 06, 2014 4:02 pm
by Cunaaye25
:D farhaan Waxaan hubaa Ina Godane xanaaquu xanaaqo- Muqdisho way gilgili doontaa trust me , Qarax ka dhaco maalin dhow- Indinku Habaarkiina iyo baroor diiq ayaa idiin harey,........... ilaahay ha sahlo amuuraha

Re: Isaaq elders attacked in Janaale, Lower Shabelle

Posted: Sat Jun 07, 2014 5:29 am
by TheblueNwhite
AUN.

Another typical chest beating thread from ciyaal casiir. :clap:

Image

Re: Isaaq elders attacked in Janaale, Lower Shabelle

Posted: Sat Jun 07, 2014 7:02 am
by AhlulbaytSoldier
Godane will now kill many xamar civilians to avenge his adeero.

Re: Isaaq elders attacked in Janaale, Lower Shabelle

Posted: Sat Jun 07, 2014 10:18 am
by knet
AhlulbaytSoldier wrote:Godane will now kill many xamar civilians to avenge his adeero.
Godane is not Isaaq, he is a Muslim. :ugeek:

Re: Isaaq elders attacked in Janaale, Lower Shabelle

Posted: Sun Jun 08, 2014 12:29 pm
by MrPrestige
The two man were attacked in Busleey. Many of the invaders that wanted to steal other people's farms were killed by the locals.


Faah Faahin: Maleeshiyaadka Dowlada iyo Habargidir Oo Si Xun Loogu Jabiyay Goobihii ay Soo Weerareen
Faah Faahin: Maleeshiyaadka Dowlada iyo Habargidir Oo Si Xun Loogu Jabiyay Goobihii ay Soo Weerareen.
Maleeshiyada Qabiilka ah ee Magaca Dowlada wata ayaa Maanta dagaal culus kusoo qaaday deegaanada Busleey, Sagaaroole iyo Ceelwareegow.
Dagaaladaan oo Billoowday waabarigii saakay ayaa waxey ka dhaceen tuulooyinka dhaca degmada Jannaale, Goobihii saakay la isku fara saaray ee
Ceelwareegoow , Sagaaroole iyo Busleey waxaa ku sugan Ciidamada deegaanka. Gudoomiyaha Ceelwareegow ahna Abaanduulaha Ciidamada deegaanka
ee aagaga Ceelwareegow, Busleey Mr. Carabow ayaa inoo xaqiijiyay in dagaalada Maanta ay ku jabiyeen Mooryaanta Dowlada ay kasoo dirtay Xamar.
.

http://markacadey.com/2014/06/07/malees ... weerareen/

Re: Isaaq elders attacked in Janaale, Lower Shabelle

Posted: Mon Jun 09, 2014 10:05 am
by gobdoon
Alah u naxariisto intii dhimatay oo dhan iyo dadka shicibka ah oo la laayey
ceeb waaye goorman ka baxayna anaga iyo iyaga , kuligeen Somali , dhulkuna Somaliya , nabad lagu wada noolado , xaq darada iyo gar daradan aan loo hiilin , qofkii gardarana sharciga lagu qaado kii ama kuwii wax dulmiya layska qabto oo aan dulmiga lagu tageerin.

Re: Isaaq elders attacked in Janaale, Lower Shabelle

Posted: Mon Jun 09, 2014 3:12 pm
by Rabshoole
Don't believe the hype, its likely your relatives were killed by Biimaal not HG, Biimaal have been on a rampage of cleansing everyone who isn't them and most of these cases are reported accidentally, when in all actuality they've done it purposefully, including one of my qaraabo last year and another individual killed the year before that by biimaal. The list is endless to be frank.
Armed militias manning a checkpoint in Ceel-Wareegow Village (11km NE of Marka) shot and killed a civilian man in the morning 23/12. The victim was travelling in a mini-bus heading to Mogadishu when the incident happened. The victim hails from Dir/Qubeys. He was probably mistakenly shot by Biyo Maal militias thinking that he was Habar Gidir.

Re: Isaaq elders attacked in Janaale, Lower Shabelle

Posted: Mon Jun 09, 2014 3:37 pm
by MrPrestige
First of all my relatives were not killed there, only a HA guy was killed there. It was confirmed though that the attackers were
indeed Habar Gidir. I am very well connected to the area.

Re: Isaaq elders attacked in Janaale, Lower Shabelle

Posted: Mon Jun 09, 2014 3:52 pm
by Rabshoole
Kolka hore AUN to the dead, you don't know these people as much as you think, and if your sold on the idea it was HG so be it. What's next for those individuals, do they want to be protected by the biimaal ?

Re: Isaaq elders attacked in Janaale, Lower Shabelle

Posted: Mon Jun 09, 2014 4:04 pm
by MrPrestige
Lol they get paid to look after my farm. So I know those who get paid won't turn against their employers. The old man aged 89 is well known in the area and
lived there for longtime, no reason for Waterboys to attack him in his home since they are familiar with the area to begin with, it is the work of HG.

Re: Isaaq elders attacked in Janaale, Lower Shabelle

Posted: Mon Jun 09, 2014 4:30 pm
by HooBariiska
I used to like hawiye they were cool people laakin ayaamhan fokn xun ayay noqdeen. At first dir now isaaq bay isku doonteen.....fokn hawiye yaa dadka qabta, hawiye foolxume

Re: Isaaq elders attacked in Janaale, Lower Shabelle

Posted: Mon Jun 09, 2014 4:36 pm
by Rabshoole
Prestiage, AUN to the old man, whether you pay them or otherwise doesn't really matter, most of the locals are goodhearted people making a honest living. They're in good hands :up:
Keep in mind, Militias from either side are up to no good in the area.