Page 6 of 6

Re: Naclatulahi Somaliya!look what its rival is doing aakh-t

Posted: Wed Oct 01, 2014 2:31 am
by Cherine
Kibera= كبيرة

?

Re: Naclatulahi Somaliya!look what its rival is doing aakh-t

Posted: Wed Oct 01, 2014 3:06 am
by ZubeirAwal
Shout out to Ethiopia, would definitely visit Addis one day.

Re: Naclatulahi Somaliya!look what its rival is doing aakh-t

Posted: Wed Oct 01, 2014 3:39 am
by Gabre
Cherine wrote:Kibera= كبيرة

?
No, it's not Arabic. In Somali it would be written "kibeera".

Re: Naclatulahi Somaliya!look what its rival is doing aakh-t

Posted: Wed Oct 01, 2014 4:01 am
by Jabuutawi
Oromos need to reclaim Finfinne from the minority regime. Aside from the slums of Addis, other "developments" in Ethiopia are exporting maids to the Gulf States and prostitution. Most prostitutes are Amhara and Tigriyans. I have been to Addis and the acute deprivation of the society is evidently clear just outside of Bole International airport.

Re: Naclatulahi Somaliya!look what its rival is doing aakh-t

Posted: Wed Oct 01, 2014 7:05 am
by LiquidHYDROGEN
KingWaslawi wrote:Waligay caawa oo kaliya ayaan is idhi wanlaweyn la dood, dad caadiya ayaa lala doodaaye waaba dad nasakhanba kuwani, Subxaanak yaa cadiim.

Gabigooduba waa ijiid aan ku jiidee, hadalku fahan buu leeyahay, dawbuu leeyahay, garawshiiyuu leeyahay, isu soo dhawaanshuu leeyahay, aakhirkana is fahan iyo is afgarad buu leeyahay.

Iyaguna inay hadlayaan iyo inay xaarayaanba kala saari maysid. Qodhiin iyo xeradiin iyo xigaalkiin ma waxanaa wax lala doodi karo ah waa yaabe!!!


Maalin sidaa u horraysay ayaan hiiraan online ka akhriyay, hablihii masaakiinta ahaa ee sangadhuudhigu wasayeen, ka dibna waxa iga sii yaabiyay markaan arkay qaar wanlaweyn ah oo comment ku hoos qoray:

''Amee amisom wadanka isaga baxaan, xee loo fadeexinaa, iska dhaafa nooh, raggaan wadanka dhan difaac aa ka hayaan, nikina naago yar oo kuus ah lee caawaba ku mashquulaysaan''

Qoomkaasaa wax laga sugayaa.
Allow maskaxda ha naga qaadin. :dwill: :Heh: