Page 6 of 7

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Sat Dec 27, 2014 5:56 pm
by Libix
:lol: :lol: :lol: qoroxda lee yaarabo inuu naga celiyo, roobakana?

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Sun Dec 28, 2014 9:48 am
by Lamagoodle
Twist iyo Bella, the world is a small place. Ceel Jaalle, Aw Baale, Aaw Cismaanka :up:

I think most of the snet members (kuwaa qaatiga laga taagan yahay) waxaa waalidkooda lagu soo mehriyey Cagaaran.

Funny names; Saraha bayturaas, Sheekh abroone iyo bulajaanka buufow.

There was this presidential palace between Shalanbood and Merca. It was where I first sinned. Three days in a row. :lol:

Libix laafyadeeda ayaan arkaa ee waa lafihii hore. :lol:

The thread;

This sketch is funny. It is how Xamar was back in the days; age of innocence

LOL reer baadiye iyo reer magaal; Radio

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Mon Dec 29, 2014 10:28 am
by Libix
JaalleMarx wrote:Twist iyo Bella, the world is a small place. Ceel Jaalle, Aw Baale, Aaw Cismaanka :up:

hahahaha saad ii fahantay lee. xafiirkoos inaas tahay indhahaagas ka kasay! lool

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Mon Dec 29, 2014 10:47 am
by Bella18
JaalleMarx wrote:Twist iyo Bella, the world is a small place. Ceel Jaalle, Aw Baale, Aaw Cismaanka :up:

I think most of the snet members (kuwaa qaatiga laga taagan yahay) waxaa waalidkooda lagu soo mehriyey Cagaaran.

Funny names; Saraha bayturaas, Sheekh abroone iyo bulajaanka buufow.

There was this presidential palace between Shalanbood and Merca. It was where I first sinned. Three days in a row. :lol:

Libix laafyadeeda ayaan arkaa ee waa lafihii hore. :lol:

The thread;

This sketch is funny. It is how Xamar was back in the days; age of innocence

LOL reer baadiye iyo reer magaal; Radio

Lol! Abootoy naa furo, 3 days in a row aa, sheekada waad uu bogtay miya Jalle? :lol:

Tuug maa aragtay is classic :up:

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Mon Dec 29, 2014 11:09 am
by Vivacious
I think most of the snet members (kuwaa qaatiga laga taagan yahay) waxaa waalidkooda lagu soo mehriyey Cagaaran.
:pac:

Gonna check these ruwaayado next time, nice work ladies :up:

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Mon Dec 29, 2014 1:46 pm
by Lamagoodle
DeeqaDagan wrote:
I think most of the snet members (kuwaa qaatiga laga taagan yahay) waxaa waalidkooda lagu soo mehriyey Cagaaran.
:pac:

Gonna check these ruwaayado next time, nice work ladies :up:
:damn:

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Mon Dec 29, 2014 1:49 pm
by Lamagoodle
Bella,
We were

Young days; when I could combine biyo macaan oo warshadda sonkorta Jowhar laga keenay, laba marduuf, heeso lilaw iyo laba gabdhood oo ii gogley oo laanta laariga afka ii geliyo oo marna i dhaho xuuno marna macaanow marna aboowe:lol:

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Mon Dec 29, 2014 1:51 pm
by Libix
:lol: :lol: :lol: jaale qoftaan manxeeso guntiiney idin galisay ee iska dhiciya hee hadii kala dirac bacweyna ana idin soo dhiiba. haha

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Mon Dec 29, 2014 1:57 pm
by Lamagoodle
Libix wrote::lol: :lol: :lol: jaale qoftaan manxeeso guntiiney idin galisay ee iska dhiciya hee hadii kala dirac bacweyna ana idin soo dhiiba. haha
Libix, waran? qaraabada, eheleda iyo deriska ma roono?

Qaraabo haddii la yahay u sheeg DeeqaD in aan ahay duqii xaafada. U sheeg Twist-na inuu yahay Sheikha Ceel Jaalle.

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Mon Dec 29, 2014 2:01 pm
by anzeloti
[youtube]?v=DALLlfShRzE[/youtube]

Ninkaan ilkahiisa aad moodo fargeeto qashin ku barisey

:russ: :pac:

Aw kuku ANU

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Mon Dec 29, 2014 2:02 pm
by Libix
ehelada wey roonaayeen markan ogaa. adiga mareesa?

lol jaale DD Specsavers in loo diro waaye hadeyba awoowayaashi xata saas ugu gaftay.

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Mon Dec 29, 2014 2:08 pm
by Lamagoodle
Libix wrote:ehelada wey roonaayeen markan ogaa. adiga mareesa?

lol jaale DD Specsavers in loo diro waaye hadeyba awoowayaashi xata saas ugu gaftay.
Ballo ma jidho, hadaay jirtana ma buurno.

DD ayaan kuu aqaanaa ee gantaalkaasi saaxibkey Twist ayuu u socoday. I was at the wrong place at the wrong time. Odey, mar xun socod ah ayaan ahay.

Habeen wanaagsan, waa inoo markale.

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Mon Dec 29, 2014 2:21 pm
by Libix
anzeloti wrote:[youtube]?v=DALLlfShRzE[/youtube]

Ninkaan ilkahiisa aad moodo fargeeto qashin ku barisey

:russ: :pac:

Aw kuku ANU
Saan feer kuugu wada dhagahaaga qaac ka keena
Saan titoonyo kuugu wada sankaaga holac ka keena
Oo wuxu waana bahalo roorinamaayaane xey tahay
Areey waxan naftiisa igu girgorihaa
Birtaan ninka qoray xoogbadnaaye
Arooya bal daye hee, far yara lakeenay oo bir laga qoray

:lol: :lol: :lol:

jaale, habeen wacan.

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Mon Dec 29, 2014 5:25 pm
by Vivacious
Jaale :dead:

See ladies la idin dhahaa :lol:

The ladies know themselves :down:

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Mon Dec 29, 2014 7:17 pm
by Bella18
Ibtiladan anay ii haysataa :demonic:
deriskayga ayu budkaasa ku fiicanyahay in madaxa lala dhaco iskiifoyaasha