Islaantani iyadu cid kasta ma maagaysaa?Stuckon21 wrote:Hadhow toole na wuxu ku odhan doona "na ka siidaa marka hore ba adiga cooshaddayada anigu soo doontay eh. Oho ka dheh.

Moderators: Moderators, Junior Moderators
Islaantani iyadu cid kasta ma maagaysaa?Stuckon21 wrote:Hadhow toole na wuxu ku odhan doona "na ka siidaa marka hore ba adiga cooshaddayada anigu soo doontay eh. Oho ka dheh.
Stuckon21 wrote:Lol Hoorta have you watched riwaayada sooran iyo jawaan when the mother tells her daughter intay xaabo soo gurto
And when the little girl comes back high because she was sniffing glue her mum says "Naa xaabadi meeday"
And the lite girl says "ee dhirti ba na diiday oo tidhi ha noo soo gurin' ileen she's high on xabag
Markaays ay hooyadeed ku tidhi "naa xagaa ka timid"
The little girl goes "ee samada ayaan ka imid"
Her mum then goes "Ala hoogey wala qaatay" drags her in and says "naa guriga soo gal"![]()
![]()
Stuckon21 wrote:Horseed looool
Sister-"Waar walaalow ice creamkan aad cabayso wax iga si"
Brother-"Naa ice cremaka modayso mahee orad xaabada qaad"
Sister-" waar hada hooyo ayan ku odhan aayga ayu ice cream ku cabayey"
Brother- "Naa hoo waakane" "naa sidaa looma cabe waa nooc kale ee sida u nuug"
Sister- (intay gujiso walaalkeed) "waar walaalow waaban ku wareere iga hoo"
Ka dib odey ba u imid oo ku idhi
Odey-"waar miyana lay idin dhalin, maxaa idin dhigay aayga"
Brother- "maxaa kaa galay adiga"
Odey- "waar hooyoyinkin mayee"
Sister-" Ee adigu ma hooyo aya tahay?"
Odey-" waar abooyinkin mayee"
Sister-" ee adigu ma abo aya noo noqonaysa"
Brother says to the odey "waar orad oo iska soco"
Sister says to odeyga "ee wuxu ku idhi oho ka dheh"
Odey- "oho ka dheaha maa geel ban waday"
Sister to odey- "waar ka soco haanala sii sheekaysan ee"
![]()
![]()
Ime some jawaan and sooran.