Horseed looool
Sister-"Waar walaalow ice creamkan aad cabayso wax iga si"
Brother-"Naa ice cremaka modayso mahee orad xaabada qaad"
Sister-" waar hada hooyo ayan ku odhan aayga ayu ice cream ku cabayey"
Brother- "Naa hoo waakane" "naa sidaa looma cabe waa nooc kale ee sida u nuug"
Sister- (intay gujiso walaalkeed) "waar walaalow waaban ku wareere iga hoo"
Ka dib odey ba u imid oo ku idhi
Odey-"waar miyana lay idin dhalin, maxaa idin dhigay aayga"
Brother- "maxaa kaa galay adiga"
Odey- "waar hooyoyinkin mayee"
Sister-" Ee adigu ma hooyo aya tahay?"
Odey-" waar abooyinkin mayee"
Sister-" ee adigu ma abo aya noo noqonaysa"
Brother says to the odey "waar orad oo iska soco"
Sister says to odeyga "ee wuxu ku idhi oho ka dheh"
Odey- "oho ka dheaha maa geel ban waday"
Sister to odey- "waar ka soco haanala sii sheekaysan ee"
I

me some jawaan and sooran.