Page 6 of 9

Re: Sheikh Umal assets also frozen in Kenya

Posted: Thu Apr 09, 2015 8:01 pm
by Machiavelli2
Jaidi wrote:My question is how on earth does a Sheikh amass considerable assets like he has done?
The Christians call it "prosperity theology". Nowadays, it is practised by the Pentecostal & the Evangelist religious movements with charismatic leaders. Some of our "new" Shaykhs have adopted that formula very well and they even have their own Youtube channels in par with the tele-evangelists, to get rich quick. They also buy time slots in our Somali TV stations when preaching and at the same time raising money to build a new mosque or donate to their billion charities helping orphans and families somewhere. The Somali TV channels deduct their commission of the amount raised per each show. Ina adeer, boorsada lacagta ka qarri marka ay hooyo, habaryar ama ayeeyo daawanayaan barnaamijyadaasi.

Re: Sheikh Umal assets also frozen in Kenya

Posted: Fri Apr 10, 2015 5:36 am
by Xamud.
Lamagoodle wrote:
Xamud. wrote:Umal waa af mishaar, dhaqan Sheikh maba laho, waxa caado u ah inu dabo dhigto dadka oo weliba ceebeyo, mida labad you guys ought to watch some of his "muxadaro" waa ninka la so shir tagay hadith fake oo Nabi Mohamed (SCW) sharaftisa meel loga dhacayo.

Qofku asaga oo aqoon leh ayu noqon kara qof qaldan, Umal aqoon islami wuu leyahay, laakin maha nin sahlan, kuwina aaminsan in aysan sax ahayn in culimada qaladkoda lagu cadeeyo, waxan idin sheegaya hal wax, ilaahey functionka ugu weyn oo u na siyey waa Iqtiyar\ikhtiyar free will, waliga qof kale hadalkisa ha iska qadan, Research samey, quranka so bar, ask around, yowmal qiyamaha lagama yelayo "Sheikh hebel ba saas yiri"

"Sheikh" Shibiile Aya ka daran Umal waa ninka yiri 700 oo gabdho oo aids qabo oo jiro 14-19 kuna sugan London ayan so arkay, marki lagu qarxiyey beentisa oo wasarada cafiimadka ee UK lala xiriryey waxa la so ogaday in 700 iska dhaaf ee aysan xitaa jirin 50 qof oo Somali ah oo London ku nool oo AIDS qabo, hadaba dad ba ka xanaqay maxaa "Sheikh" beenta logu qarxinayaa? culimada waa in laga xishooda, qof Sheikh isku sheegayo oo u bareeray inu bulshada war been ah u sheego, oo aan ka xishoneyn dadka, asagana lagama xishonayo, ilaahey ba laga xishoda bina adam been iyo qurafad bulshada la dhex waregayo lagama xishodo.

from now on, waxan Afsomali ahayn ma so qorayi. 8-)

Wa Billahi Towfiq.
Xaamudow, dhibaatada ummadeena haaysato waxaa saldhig u ah wadaada cusub. Wax kale iskaba dhaafe diintii ayaan bililiqeeysanay. Ruux waliba oo soomaali ah laba aayadood iyo hal xadiith ayuu jeebka kala soo baxayaa markii aad wax ka hadleeysaan. Wadaadadii hore waay xishoon jireen; waxaay ku hadlaan waay ka fiirsan jireen islamarkaana kuma deg degi jirin go'aanada. Waxaay ka duuli jireen wanaaga ummadda.

Waxaad moodaa sannooyinkaan dambe inaay diintu isu bedeshey wax afka qalaad lagu yiraahdo superficial ( dheeldheel). Bal xaggee lagu arki ummad wada wadaad ah. Bal oggoow misaajidka wadaad ayuu ka yahay; markuu banaanka u soo baxana waa af minshaar.

Bal eeg arrinta ku saabsan ninka qorey buuga?. Sheikh Umul iyo wadaadka kale (anigu waxaan ugu yeeri beenloowga maadaama uu yiri 700 oo ruux baa cudurka aidska dartiisa meel loogu xareeyey) waxaa habooneeyd inaay wada aqriyaan buuga, aay u dhaba galaan, ka fiirsadaan; kaddibna aay dood bilaabaan.

Been baay ka sheegeen buugga; xataa waxaay bedeleen magaca buuga.

Waxaan horumar u gaari la'anahay waa wadaada cusub oo soo bartey dhaqan carbeed; buugaagta loo soo aqriyey waa kuwo dhaqan carbeed ah.

Ninyahow dhibka jiro waxa weeye, dadki waxay dorbiden in aaysan so gudbin nasteexada diinta. Mida kale waa sidaa tirii, dadkan waxay jecelyihiin in ay quranka sida ay ayagu raban u turjumtan, surat bay qeybna so qadanayaan qeybna ka tagayan adiga oo u jeedo ayey raban in ay ku waalan.

Bro waxay watan buugagti Mohamed AbdulWahab, waxan arkey qar ka salaad badan oo ka xasanad badan oo aan quranka waxba ka ogeyn, wuxu kula so shirtagayaa Mohamed Abdulwahab wuxu yiri iyo wuxu qoray.

Re: Sheikh Umal assets also frozen in Kenya

Posted: Fri Apr 10, 2015 7:15 am
by COOL-MAN
Sheikh ummal like any other humanbeing is not fault free.

Lakin markey the usual culprits daba dhigtaan, ogow inuu sax ku taagan yahey.

Dad malin walbo halkan la tagaan habar boorso sIdato Ayan xaley shiisha cafe ku sheekeysane Iyo ku leh you can have sex with a water melon maxay culimo ka shegaan? iyagii baa tooda haysato oo qaatiyan taagan.

FYI, ummal studied in madina al munawara and has credentials to speak with knowledge of diin. Those who say he is not a learned scholar, ha idinku taagnaato.

Re: Sheikh Umal assets also frozen in Kenya

Posted: Fri Apr 10, 2015 8:17 am
by LiquidHYDROGEN
COOL-MAN wrote:Sheikh ummal like any other humanbeing is not fault free.

:pac: What?

Re: Sheikh Umal assets also frozen in Kenya

Posted: Fri Apr 10, 2015 8:23 am
by COOL-MAN
LiquidHYDROGEN wrote:
COOL-MAN wrote:Sheikh ummal like any other humanbeing is not fault free.

Lakin markey the usual culprits daba dhigtaan, ogow inuu sax ku taagan yahey.

Dad malin walbo halkan la tagaan habar boorso sIdato Ayan xaley shiisha cafe ku sheekeysane Iyo ku leh you can have sex with a water melon maxay culimo ka shegaan? iyagii baa tooda haysato oo qaatiyan taagan.

FYI, ummal studied in madina al munawara and has credentials to speak with knowledge of diin. Those who say he is not a learned scholar, ha idinku taagnaato.
:pac: What?
Oo maba ogid ba???

According to the most prominent somalinet suufi sheikh it's ok to have sex with a water melon :lol:

Re: Sheikh Umal assets also frozen in Kenya

Posted: Fri Apr 10, 2015 8:25 am
by LiquidHYDROGEN
:dead:

Let me guess Sheekh ul Islam, Al mujaahid, Al mutacalim, Dotoore Yalaxow?

Re: Sheikh Umal assets also frozen in Kenya

Posted: Fri Apr 10, 2015 8:38 am
by COOL-MAN
LiquidHYDROGEN wrote::dead:

Let me guess Sheekh ul Islam, Al mujaahid, Al mutacalim, Dotoore Yalaxow?
Our one and only secular suufi muslim scholar of somalinet :lol:

Alle ha ina hadeeyo dhamaanteen.

Re: Sheikh Umal assets also frozen in Kenya

Posted: Fri Apr 10, 2015 1:53 pm
by LeJusticier
Calling Yalaxaw SUFI is add insult to injury

:meles: :wtf: :wow: :dwill:

Re: Sheikh Umal assets also frozen in Kenya

Posted: Fri Apr 10, 2015 2:05 pm
by COOL-MAN
Aw sorry boss :meles:

Re: Sheikh Umal assets also frozen in Kenya

Posted: Fri Apr 10, 2015 3:29 pm
by LeJusticier
COOL-MAN wrote:Aw sorry boss :meles:

Dr Yalaxaw repeatedly said Quran needs a reform just like new testament bible while his mocking continues. I like his other funny posts LAAKIINSE markuu diinta ciyaar ciyaar ka dhigto ayuu dhex fadhiistaa!

Re: Sheikh Umal assets also frozen in Kenya

Posted: Fri Apr 10, 2015 4:20 pm
by COOL-MAN
LeJusticier wrote:
COOL-MAN wrote:Aw sorry boss :meles:

Dr Yalaxaw repeatedly said Quran needs a reform just like new testament bible while his mocking continues. I like his other funny posts LAAKIINSE markuu diinta ciyaar ciyaar ka dhigto ayuu dhex fadhiistaa!
Asagey udarantahay walle iyo bilee. Malaha ninku akharaba ma aaminsano oo shaw diintaba ciyaar ciyaar buu u arkaa?

Re: Sheikh Umal assets also frozen in Kenya

Posted: Fri Apr 10, 2015 4:58 pm
by Kareem99
COOL-MAN wrote:Sheikh ummal like any other humanbeing is not fault free.

Lakin markey the usual culprits daba dhigtaan, ogow inuu sax ku taagan yahey
.

Dad malin walbo halkan la tagaan habar boorso sIdato Ayan xaley shiisha cafe ku sheekeysane Iyo ku leh you can have sex with a water melon maxay culimo ka shegaan? iyagii baa tooda haysato oo qaatiyan taagan.

FYI, ummal studied in madina al munawara and has credentials to speak with knowledge of diin. Those who say he is not a learned scholar, ha idinku taagnaato.
Well said :up:

Re: Somali Kenyan Businessman Umal assets frozen in Kenya

Posted: Fri Apr 10, 2015 5:05 pm
by TheblueNwhite
Ganacsade Umul should be his title.

Re: Sheikh Umal assets also frozen in Kenya

Posted: Fri Apr 10, 2015 5:11 pm
by COOL-MAN
Nothing wrong with ganacsi. Xalaal ganacsi is highly recommended in Islam.

Re: Sheikh Umal assets also frozen in Kenya

Posted: Fri Apr 10, 2015 5:25 pm
by Cunaaye25
Good news,

shaley ayuu jihaad ku dhawaaqayey oo wiilal badan naftooda ku waayey, waa nin is badal badan oo seefla bood ah oo dadka gaaleysiiya
, dad badan ayuu haligey runtii asaga iyo kuwo isku sheega iney islamic,alshabab, xisbul khashin organsation and etc isku sheega

noolal raaxo ayuu ku nool yahey 4 xaas ayuu lee yahey, and he gets paid nice salary by some organisation, (all those organisation they are funded very well by......)

runtii dadkaan sida keli la iskaga celin karo waa , we have to fight them in many front ( they are well equipped these organsation don't underestimate them) .

to start with we need regulate the Education , whether private or state school from primary,secondary to university, iyo misaajidada, or just don't send your kids to any school, do your own due diligence before you send any school to your kids.

alshabab, xisbul xariir xisbul blaa blaah, jamul jadi shaley ma iska bilabanin tariikh dooda akhri. .

Kumanaanka kun oo wiil dagaal gala ku yiri oo akhiro oo u direy maxaa asaga ka reebey.

aniga waxaan lee yahey lacagtaas hala siiyo hooyinkii oo wiilashooda waayey ...