Page 6 of 16
Re: Farax and Xalimos Healthy Eating Thread
Posted: Sat Sep 26, 2015 12:01 pm
by KingWaslawi
Isma lahayn hilib noocan ah oo xalaala ayaad Sweden ka helaysaa, 2011 ayaan Mar imi Sweden laba wiig ayaan wadankana kusoo wareegay, from Orebro, Vesttras Stockholm, sunsvull, iyo goterburg, wax hilib xalaala oo sidana haddaan maadayo inan helayo, cunto kaleba ma cuneen.
Re: Farax and Xalimos Healthy Eating Thread
Posted: Sat Sep 26, 2015 12:09 pm
by salool
^ Oo cidi mayna hilib ku karin.Mesha hilibkeedu ma macaana sida ki wadanki..anigu waan taataabta uun marmar uun.Laakin Hargeysa maalin kasta dhaylo ayaan so iibsan jirnay ilaa aanu sanka ka keeno.

Re: Farax and Xalimos Healthy Eating Thread
Posted: Sat Sep 26, 2015 12:14 pm
by salool
French toast for aisha iskabuulo.
http://i.imgur.com/nr7w756.jpg
Re: Farax and Xalimos Healthy Eating Thread
Posted: Sat Sep 26, 2015 12:17 pm
by Rambie
The last two days were ...

Re: Farax and Xalimos Healthy Eating Thread
Posted: Sat Sep 26, 2015 12:20 pm
by MujahidAishah
Naga kala daa dee indeer meesha waxaba ku maa hayo
Iskabuloo oo fridgeka qeylinayo baan yahaye
http://i.imgur.com/As0DmxT.jpg
Re: Farax and Xalimos Healthy Eating Thread
Posted: Sat Sep 26, 2015 12:24 pm
by KingWaslawi
Salool walaal cidina waxba iima karin group baanu ahayn Soomaaliba aniga iyo mid kale uun baa la soconay, markii sidii afartankii cisho ee reer banii Israaiil waalaayeen oo kale ayaanu labadaa wiig subaxba magaalo u cararaynay ma anagaa fadhiisanayba, xataa weekend maanu nasan
Re: Farax and Xalimos Healthy Eating Thread
Posted: Sat Sep 26, 2015 12:28 pm
by MujahidAishah
Just realised I have no bread
Last meal macal dessert

6:15pn
http://i.imgur.com/SCqkyo4.jpg
Re: Farax and Xalimos Healthy Eating Thread
Posted: Sat Sep 26, 2015 12:38 pm
by salool
King W, gartey.Waxaan mooday inaad kaliga timi.
Aisha, maxaa ku cunto tiray walaaley?

Re: Farax and Xalimos Healthy Eating Thread
Posted: Sat Sep 26, 2015 12:44 pm
by MujahidAishah
salool wrote:King W, gartey.Waxaan mooday inaad kaliga timi.
Aisha, maxaa ku cunto tiray walaaley?

Benefit cap
naa I'm joking walal weekend is always dry like the Sahara
Re: Farax and Xalimos Healthy Eating Thread
Posted: Sat Sep 26, 2015 12:51 pm
by salool
Weekendka waaba xiliga la so adeegte.
cala kuli xaal..this ginger tea is my last meal caawa.
http://i.imgur.com/YbblS7c.jpg
Re: Farax and Xalimos Healthy Eating Thread
Posted: Sat Sep 26, 2015 3:09 pm
by waayeel101
skabulo but enjoying it. girls you're not the only ones who can cook.
http://i.imgur.com/D2lm3GF.jpg
Re: Farax and Xalimos Healthy Eating Thread
Posted: Sat Sep 26, 2015 3:21 pm
by MujahidAishah
Re: Farax and Xalimos Healthy Eating Thread
Posted: Sat Sep 26, 2015 3:30 pm
by waayeel101
^ lol what? let's see what inabtiga hyper can cook!
lol
Re: Farax and Xalimos Healthy Eating Thread
Posted: Sat Sep 26, 2015 3:31 pm
by Garaad_LQ
Meeshan ma cunta laysugu faanaya
there is nothing healthy about all that shyt ...
And excuse my lingo
Re: Farax and Xalimos Healthy Eating Thread
Posted: Sat Sep 26, 2015 3:36 pm
by MissFiora
Garaad_LQ wrote:Meeshan ma cunta laysugu faanaya
there is nothing healthy about all that shyt ...
And excuse my lingo
Iol I'm sorry but my meal is healthy, faan naga ma'ahaan Aisha asked for healthy meal inspirations. Dunno why King posted waffles.