Page 6 of 14
Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Sat Feb 06, 2016 7:13 pm
by Bella18
Tuushi lol bootada jaar isla nahay... adiga haa igu qarxinin quruxeeey
Chelski, maahee? Haday sidaas tahay waan ka soo qayb galaya in dhow.

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Sat Feb 06, 2016 7:15 pm
by Bella18
MRnutritionist wrote:Waxa aan shalay la kulmay, nin yiri waxa aan ka soo jeedaa qabiil la yiraa " Aan is wasno "
su' aashu waa qabiil kani yey galaan? maxaase loogu wanqalay " Aan is wasno"?
Haye jawaab ayaan sugayaa
Magaalo joog xumida inaga daa niyaw

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Sat Feb 06, 2016 7:18 pm
by Django
Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Sat Feb 06, 2016 7:21 pm
by Tuushi
Sahan.That was great.Cute story.
Bella.

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Sat Feb 06, 2016 7:24 pm
by MujahidAishah
Show hargeysa ku baratay af-ka gacan yare baa noqotay.. You must of gone to hargeysa in the mid 90s
Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Sat Feb 06, 2016 7:27 pm
by SahanGalbeed
Yeah

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Sat Feb 06, 2016 7:28 pm
by Django
MujahidAishah wrote:
Show hargeysa ku baratay af-ka gacan yare baa noqotay.. You must of gone to hargeysa in the mid 90s
He speaks somali language like a comedian.
Sahan afsomaliga qoralkisa baa igu adhag ee kuhadhalkisa wa caadi.

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Sat Feb 06, 2016 7:30 pm
by SahanGalbeed
Mayee maanta waad iska kay reebtay
Hadda inaabtidey Essence baan sugayna .

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Sat Feb 06, 2016 7:34 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
MujahidAishah wrote:You know I have to be original the samatar song is a classic
http://voicespice.com/Player.aspx?c=p&h ... A8&j=22D0A
Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Sat Feb 06, 2016 7:45 pm
by JSL3000
Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Sat Feb 06, 2016 7:47 pm
by Django
Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Sat Feb 06, 2016 7:48 pm
by MujahidAishah
Django wrote:MujahidAishah wrote:
Show hargeysa ku baratay af-ka gacan yare baa noqotay.. You must of gone to hargeysa in the mid 90s
He speaks somali language like a comedian.
Sahan afsomaliga qoralkisa baa igu adhag ee kuhadhalkisa wa caadi.

Sahan speaks Somali like gafaane aun hadalkiisa cay ma leh
Blue your xabeeb is whew:
Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Sat Feb 06, 2016 7:49 pm
by MujahidAishah
Waar inanka noo daa
Atleast you lot gave up fadhi ku dirir for one night
Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Sat Feb 06, 2016 7:52 pm
by Thuganomics
MujahidAishah wrote:
Dee Arhyee listen to my clip it took me 10 mins to do
For some reason I can only hear the format Chekski is using.Thats why I have only been commenting about his posts lol.I'm sure your cod is

though Aish

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Sat Feb 06, 2016 7:56 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
still waiting BELLA
