Warka la sheegaya XANUUN badana!!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Warka la sheegaya XANUUN badana!!

Post by theyuusuf143 »

jalaaludin5 wrote:
theyuusuf143 wrote:
SahanGalbeed wrote:Ubaxii SNM ta ayaan ahay , dhiigi faqashta aya inagu baxay , gacanteyda midig baan sidan kugu gelaya ..etc..ect.. War completely delusional baad tahay naanab yahow .:lol: Meeshan haddaad rabto inaad physical attribute ku faanto , avatar baa loogu talo galay ood soo gashan karto sawirkaaga .
Haddaad rabto inaad tacliin iyo aqoon ugu faanto dadka na , hadal baa lagu baneeyay oo cid walba ku qancin karta .
Labada ba mid na laga maa hayo . Fikrad ku salaysaan waayo aragnimo na la ga ma hayo , sawirkaaga na soo dhigi kari maysido yaaney wixi ku yiqiin kugu arkin meeshan baad is leedahay
Maxaad kaloo haysa haddaba abaaha bakhtiga ka wase :lol:
Xoog na laandheeraan u ahay, tacliina dhirta iyo geelaba waan kala aqaan. That's enough. Kolayba kuffurtu billahi inaan bilaale kuu kabanayn adiga . Feedhahaagaan tirsaday already :lol: Aniga ninkan dili karo scan kaan mariyaa. Djibsomali markaan tigidhka u goostay Birmingham meeluu jaan iyo cidhib dhigaa la waayey. Saddex bilood baan guriga indr kii mukhbaarad ka furtay oo uu food Soo gelin waayey. Adiga waxba kusoo dhoofi maayo laakiin inaad sida inanka Jalaludin dhidhiibsataa kuu roon. Cafis iyo musaamax no hard feelings.
:wtf:
-
-
-
Alyacni you don't phuk with the "lallis" as you said. You stick to your little beach, and you never cross the line. Respect :up:
User avatar
TheFuturist
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1420
Joined: Sun Nov 01, 2015 4:11 pm

Re: Warka la sheegaya XANUUN badana!!

Post by TheFuturist »

SahanGalbeed wrote::lol: eeg runta aynu is sheegno . Meeshan waxa jira avatar waxa la yidhado saw ma'aha ?
Nin kaliya oo sawirkiisa meesha so gelin kara ma jiro , waayo mid walba waxba laga sheegi bu is leeyahay .
Haddaba Ilaah ba caadil eh , rag sida naagaha isku qarinaya iney rag kale timahooga wax ka sheegan ma daw ba ?
Waydaan lahayn timahaas o kale, marka taas waxa la yidha hinaaso dumareed . Waxaad sheeganaysaan iyo sidaad u dhaqmaysaan kala saara .

The growing your hair part is the noble equation here , not the pony tale . Ridiculous people, ninjas ugu cawaandisan addunka maydaan arag . War Ilaah ban ku dhaartay e , midgo af faranji bartay baa dhax rooraya somalida sannadka maanta, naago fawqal naago.
Mid baad xashiishada iska kala yaree ku leedahay , the futurist baa isasoo taagaya war ba isu ma hayaan , waa wada compulsive { as in reacting before thinking }

Aw rastaale , raamaha saw timaha dhagaxda ah ma'aha waxa kuu yeelay ? Maxaad ku haysata timaheyga aniga naagyahey ? :lol:

Aabaha iyo xasiidkii xabashiga aha e ku dhalay ba
Waryaa Sahan I was joking with you ee chill out sxb, I thought you were one of the cool Snetters. Youre taking this all way too serious. Im always cussing Hawdian cuz he's a Xabashi lover :russ: No need for essays :holdup: :whoa:
User avatar
TheFuturist
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1420
Joined: Sun Nov 01, 2015 4:11 pm

Re: Warka la sheegaya XANUUN badana!!

Post by TheFuturist »

See waaye. Fiiri nooh dacaayad waaye sxb ma fahminoo
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”