jalaaludin5 wrote:Djiboutian wrote:Doorkan waxa iska lahaanaya cido ilahay u qoro.
Qolooyikiina Jabuuti langoustine ku cunaya iyo Xabashi-ismoodkan kik-alicha raabsanaya fadlan xadkiina ku eekaada ee xad gudubka iska ilaaliya.
Xadku ma kan aad magaca kula jirto mise mid kale?
-
-
-
MujahidAishah wrote:Djiboutian wrote:Doorkan waxa iska lahaanaya cido ilahay u qoro.
Qolooyikiina Jabuuti langoustine ku cunaya iyo Xabashi-ismoodkan kik-alicha raabsanaya fadlan xadkiina ku eekaada ee xad gudubka iska ilaaliya.
Oo kale Your nick is Djiboutian and your telling us to stick to our xaad bow!.. halka Q3 iyo burco kibir ka xigto waad taqaanta practice what you preach first sxb

Waxaan idin weydiiyay maxaad marka siyaasad Jabuuti laga sheekeenayo isso nabtaan marka ta Somaliland la soo hadal qaadana durmaanka u tuntaan?!
I have noticed you two. Both of you were Dahir Riyaale supporters and all of sudden you jumped to Mujahid Musa Bihi side. Tolow miyaad tawbad keenteen misa hadba qolada xeegada siddaad saar u noqotaane!
Caasha Cawleey Burco Kibirtanaad hadal haysiid miyaanay ahayn tii boodhka weyneed ee dadka silcay dagi jireen?