Have you guys watch Nuh Tani?

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by SahanGalbeed »

ImamAhmed wrote: Wed Aug 28, 2019 10:00 am
SahanGalbeed wrote: Wed Aug 28, 2019 9:48 am Ooh , imamahmed, is that so ?
Anyone can pretend to be anything he wants on the internet , but usually Isaaq people do not refer to themselves as " sitting on a throne " .
Might have outed yourself there buddy :lol:
Anyway Lejusticier is a little bit older than you , you might wanna try someone else
if im not isaaq what am i
That's precisely the question . What are tribes ? They're families . What are families ? People who share blood and values .
Just be careful with what you say , that's all .
A common bond is a common goal in a common mission . I am just trying to make you better .
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by SahanGalbeed »

One clear indicator of the difference between an idiot and an intelligent man is in the ability to appreciate, view , see the nuances and being able to articulate them .
What is a nuance ? --->a subtle difference in or shade of meaning, expression, or sound.
Idiots are 2 dimensional . Either/ or , black or white .
Intelligent people have an extra dimension , the nuance in where the solution lies .
Last edited by SahanGalbeed on Wed Aug 28, 2019 10:14 am, edited 2 times in total.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by theyuusuf143 »

Odayaasha ciidagale oo buuri ku tufay Habar yonis. " Magaca garxajis wax lagu qadhaabto , maaha , ilaahii isaaq somaliland Naga dhigaanu u xamdi naqayna" odayaashu waxay kaloo sheegeen ninka ina suldan madar ladhaha inuu laba fooq ku leeyahay ambassador agtiisa "adeer yaa kaaga futo xun dagalkad ku baaqday" ayuu yidhi mid kamida odayasha ciidagale oo suldaan cisman tooshka ku ifiyey.
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8473
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by LeJusticier »

kaliil wrote: Wed Aug 28, 2019 9:25 am Lej wararka caare laga fidinayo e la leeyahay dad buu laayay waa dacaayad raqiis ah oo sumcada lagaga dilayo.caare markuu qardho kasoo baxay wuxu toos usoo galay degmada ceerigaabo oo waatii ciidamada somaliland isku dhaceen markuu degmada soo gelayay?yaa kugu yidhi dararweyne ayuu tegey?cadayn miyaad u haysaa?

Waar kaa Saalax ha u jawaabin xanuun HY baa haya.
Kaliiloow yaa dilay labada oday iyo Islaanta? ka 92 jirka ah 6 bilood ka hor baanu qaadhaan u guray?
Caare shalaad maqashay sow ma aha? anigu isagoo jiingadaha 80s xada ceerigaabo ayaan garanayaa.

SahanGalbeed wrote: Wed Aug 28, 2019 9:23 am Warye , anigu homosexual jokes wax qosol ah u ma aqaan. Haddad rabto inaan kula qoslo, de wax lagu qoslo la kaalay .
Dee talo keen hadaa. Hadaad diideen in laydiin meheriyo quraan ma saaraa?
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by SahanGalbeed »

:lol:
War ninkan the Yusuf , wakhtigu isku dhaafinaya waxan
Aniga waxa igu dambaysay berigii u reer dhiriba iyo Ethiopia yo raxanweynta iyo Dir confederation u meelaha seefta u siday oo qolooyin aan horre u maqal dagaal kula jiray.
He's one of those guys that gets better the more he is attacked :lol:
Just try to be cool and supportive .
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by kaliil »

LeJusticier wrote: Wed Aug 28, 2019 10:28 am
kaliil wrote: Wed Aug 28, 2019 9:25 am Lej wararka caare laga fidinayo e la leeyahay dad buu laayay waa dacaayad raqiis ah oo sumcada lagaga dilayo.caare markuu qardho kasoo baxay wuxu toos usoo galay degmada ceerigaabo oo waatii ciidamada somaliland isku dhaceen markuu degmada soo gelayay?yaa kugu yidhi dararweyne ayuu tegey?cadayn miyaad u haysaa?

Waar kaa Saalax ha u jawaabin xanuun HY baa haya.
Kaliiloow yaa dilay labada oday iyo Islaanta? ka 92 jirka ah 6 bilood ka hor baanu qaadhaan u guray?
Caare shalaad maqashay sow ma aha? anigu isagoo jiingadaha 80s xada ceerigaabo ayaan garanayaa.
Dee ciidan beeleedkii sacad yooniska uun baa dilay dadka dararweyne lagu laayay laakiin caare kuma jirin oo anaa kuu hubay.saqdhexe ayuu qardho kasoo baxay subaxdiina waa kuwii ciidamada somaliland isku dhaceen markuu degmada ceerigaabo soo gelayay.haduu rabo inuu shicib laayo mar hore ayuu layn lahaa.isagu ciidamada somaliland iyo wixii maamulka u shaqeeya mooyaane shicib uma socdo walaahay,waa hadii la is fahmi waayo oo dagaal noqoto.caare shicibka reer abtiyaashii waxba uma qabee maamulka iyo ciidamadii munaafiqiinta ahaaye reeraha kala celin waayay ayuu u dhaarsanyahay.
Dilalkii dararweyne waxa ka horeeyay weerarkii biciide soo qaaday iyagoo tiknikooyin wata kadibna 8 nin oo sacad yoonis ah ayay dileen qaar badana way dhaawaceen.
Last edited by kaliil on Wed Aug 28, 2019 10:42 am, edited 1 time in total.
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8473
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by LeJusticier »

SahanGalbeed wrote: Wed Aug 28, 2019 10:38 am :lol:
War ninkan the Yusuf , wakhtigu isku dhaafinaya waxan
Aniga waxa igu dambaysay berigii u reer dhiriba iyo Ethiopia yo raxanweynta iyo Dir confederation u meelaha seefta u siday oo qolooyin aan horre u maqal dagaal kula jiray.
He's one of those guys that gets better the more he is attacked :lol:
Just try to be cool and supportive .
those days he was rageedii wuxuu cabi jiray liquor. iminka wuxuu cabaa nacas, markaasay tustay SM
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8473
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by LeJusticier »

kaliil wrote: Wed Aug 28, 2019 10:39 am
LeJusticier wrote: Wed Aug 28, 2019 10:28 am
kaliil wrote: Wed Aug 28, 2019 9:25 am Lej wararka caare laga fidinayo e la leeyahay dad buu laayay waa dacaayad raqiis ah oo sumcada lagaga dilayo.caare markuu qardho kasoo baxay wuxu toos usoo galay degmada ceerigaabo oo waatii ciidamada somaliland isku dhaceen markuu degmada soo gelayay?yaa kugu yidhi dararweyne ayuu tegey?cadayn miyaad u haysaa?

Waar kaa Saalax ha u jawaabin xanuun HY baa haya.
Kaliiloow yaa dilay labada oday iyo Islaanta? ka 92 jirka ah 6 bilood ka hor baanu qaadhaan u guray?
Caare shalaad maqashay sow ma aha? anigu isagoo jiingadaha 80s xada ceerigaabo ayaan garanayaa.
Dee ciidan beeleedkii sacad yooniska uun baa dilay dadka dararweyne lagu laayay laakiin caare kuma jirin oo anaa kuu hubay.saqdhexe ayuu qardho kasoo baxay subaxdiina waa kuwii ciidamada somaliland isku dhaceen markuu degmada ceerigaabo soo gelayay.haduu rabo inuu shicib laayo mar hore ayuu layn lahaa.isagu ciidamada somaliland iyo wixii maamulka u shaqeeya mooyaane shicib uma socdo walaahay,waa hadii la is fahmi waayo oo dagaal noqoto.caare shicibka reer abtiyaashii waxba uma qabee maamulka iyo ciidamadii munaafiqiinta ahaaye reeraha kala celin waayay ayuu u dhaarsanyahay.
Dilalkii dararweyne waxa ka horeeyay weerarkii biciide soo qaaday iyagoo tiknikooyin wata kadibna 8 nin oo sacad yoonis ah ayay dileen qaar badana way dhaawaceen.
Amba ma odhan wuu la socday, lamuu soconee waxay ahaayeen dhalinyaro isaga kasoo noqotay oo soo gashay.
Idarays iyo Boho masiibadoodu xitaa waxay gaadhay gobolka meelo badan. Ma rumaysanaysaa kuwa ku dhaawacmay labada reerba in daaweyntoodii laygu soo qoray? dagaalkooduna wuxuu salka ku hayaa anaa hallkan leh uyi anaa leh. dhulkaa ay kala sheeganayaana inta badan abaar baa ku disha oo way ku dayacanyihiin
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by theyuusuf143 »

SahanGalbeed wrote: Wed Aug 28, 2019 10:38 am :lol:
War ninkan the Yusuf , wakhtigu isku dhaafinaya waxan
Aniga waxa igu dambaysay berigii u reer dhiriba iyo Ethiopia yo raxanweynta iyo Dir confederation u meelaha seefta u siday oo qolooyin aan horre u maqal dagaal kula jiray.
He's one of those guys that gets better the more he is attacked :lol:
Just try to be cool and supportive .
Dagaalkas siyaasaded ee Ethiopia ila galay wuxu ahaa mid aan xuquuqdaada iyo xuquqda qawmiyada direed ku raadinayo , waanagii shirka qabanay ee buurmadaw na nagu Soo biiray. Ogaaden ka 50%50 baan u qaybsanay wixii deegaanka. Awalna yagaa iska wadan jiray . Hadaanan dir midayn lahayn kulligeen cirkay inoo fiirin lahaayen.

Halgankaas qaybtiisa labaad xamar baynu ku qaadayna , waxaanan ka sifayn doona cadawga somaliland , yadoo aan xildhibaanada Dir u midaynayno sidii ay yaguna kuraas culus u heli lahaayen Somaliland na u difaaci lahaayen. Markan arinku buurmadaw ka weyn ee muuse biixi laftiisa iyo faysal baad arki doonta oo dhex boodaya. Anigu Idiology fog baan ku shaqeeya oo danaha isaaq iyo somaliland wax u taraysa.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by Timiro1999 »

theyuusuf143 wrote: Tue Aug 27, 2019 2:11 pm @x.playa

I see you inaad daaqad igala degto baad doonaysa . Laakiin I am still junior keyboard warrior. Inan ku shuqa shuqeeyo oo tii dheerayd iga raacdo dooni maayo. Anigu kaliil baan ka adagahay iyo dadkaa aan ka caqliga badanahay. Dadka waaweyn iskuma doonto I know my place. Peace :lol:
Lol cid aad ka caqli badan tahay ayaaba iska yar nacasta snet ayad tahay xoolo waaxid
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by Timiro1999 »

theyuusuf143 wrote: Tue Aug 27, 2019 2:04 pm
SahanGalbeed wrote: Tue Aug 27, 2019 1:31 pm Oo kaalay Yusuf ma kanaad isku tool tihin , Skywalker ka la yidha ?
Halka thought process ka , the ability to form or develop a set of ideas that come to a logical conclusion , ayaa laga haysta yarka .
Wuxu yidhi " It's not about war , nobody 's gonna fight , but the HY are good fighters even though they're bad in politics " .:lol:
What does being a good fighter mean here if it is not about fighting?
My belief is that war is an extension of politics and that if you're bad in politics , chances are you're not going to be good in war either
General duufle kolay reer daahir wuu sheegta , laakiin isagu waa niicle. anigu siyaasadan kariya oo afkaaran gudbiya ha saxsanadan ama khaldanaadane. Isagu Hal abuur maleh marku meesha Soo galana anuu xiniin yaha igu dhegaa . Wax samayna maleh waa irrelevant.

I do agree with you . bad politics is the reason we Lost the 1977 war with Ethiopia. Good politics is the reason SNM won against afwayne. So yes if you are bad in politics you can never win the war. HY are synonymous with bad politics.

HY haday siyaasad ku xun tahay SL may xoreeyen CABDIRAHMAN AXMAD ALI AHUN wuxuu ahaa ninkii sameeyey shaxdii lagu xoreeyey SL adeerkaa Siloonyo oo 8 sanadood gudoomiye la ahaa far muu dhaqaajin.
Ujeedadiisa uga wayni waxay ahayd in uu habarjilco UK keeno fiisooyinkii dhaawacii SNM ta uu ku kaxeeyo.
Markii la yidhi wadanka la galayaana London ayuu u baxsaday si wadanka London laga xoreynayo lol waana halkuu kula baxay Siloonyo fuley
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by Timiro1999 »

theyuusuf143 wrote: Tue Aug 27, 2019 2:29 pm
skywalker25 wrote: Tue Aug 27, 2019 2:13 pm
SahanGalbeed wrote: Tue Aug 27, 2019 1:31 pm Oo kaalay Yusuf ma kanaad isku tool tihin , Skywalker ka la yidha ?
Halka thought process ka , the ability to form or develop a set of ideas that come to a logical conclusion , ayaa laga haysta yarka .
Wuxu yidhi " It's not about war , nobody 's gonna fight , but the HY are good fighters even though they're bad in politics " .:lol:
What does being a good fighter mean here if it is not about fighting?
My belief is that war is an extension of politics and that if you're bad in politics , chances are you're not going to be good in war either
Sahan,

We are dealing with possibilities and probabilities, likely scenarios.

If you want to test your theory that they are bad with war, you’re more than welcome to. We just won’t be the cannon fodder in any future conflict. This brain dead Yusuf seems to forget that we share 90% of our towns with HY, which means even a minor conflict will affect us more than folks in gabiley.

We would rather the problem be sorted out diplomatically and only diplomatically. If the current leadership is unable to find a solution then they should should step aside, let someone more capable handle this issue.

Soldiers deal with war and diplomats deal with diplomacy. The problem is not just HY. The problem is we have soldier learning diplomacy on the job. His solution to everything is geared towards war, naturally.
They too Know that we share more than 90% yet they declare war against you and the state. They never consulted you to reach this conclusion, they didn't even invite you to gacan libaax . They said all Somalis are well come except HJ and HA. HY don't know shit about diplomacy my friend you mentioned this in your earlier post. We are not Cannon fodders for gebiley because no body can reach gebiley. We are cannon fodders for own security and HA are our allies in this shit. Their war is our war you won't be spared any way . Period.
:lol: oo ilayn waa cadho shirkii gacan-libaax la kacday isqor badanaa ilayn oohin baa ku haysa
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by theyuusuf143 »

Timiro1999 wrote: Wed Aug 28, 2019 11:19 am
theyuusuf143 wrote: Tue Aug 27, 2019 2:11 pm @x.playa

I see you inaad daaqad igala degto baad doonaysa . Laakiin I am still junior keyboard warrior. Inan ku shuqa shuqeeyo oo tii dheerayd iga raacdo dooni maayo. Anigu kaliil baan ka adagahay iyo dadkaa aan ka caqliga badanahay. Dadka waaweyn iskuma doonto I know my place. Peace :lol:
Lol cid aad ka caqli badan tahay ayaaba iska yar nacasta snet ayad tahay xoolo waaxid
Berigii hore adoo shiiraya oo bayl daacaya baad Soo geli jirtee , maanta sibaad u degentee maxaa cusub miyaad guursatay. Maabtoo dhan reerkiina baan googoynaynay looma kala hadhin , dhiig isu yeel oo waxuun tuf, reerka maanta waan isu qaawinee ku gunto :lol:
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Post by Timiro1999 »

ImamAhmed wrote: Wed Aug 28, 2019 7:45 am sacad muse iyo HY maxay isku haystan oo aan kursiga ahayn. rag ba raba in gar iyo gardaro lagu tageero. ragna waxay baqayaan in ayaaydood la qixiyo. HY want the seat. they cannot have the seat till muses period is over or somaliland wont exist anymore. cida hargeisa iskaleh oo weligood fadiniya waa la ogyahay. the ball is in your court. do you want somaliland to continue and dowlada maad uu hogansamaysa. or do you want every man to go to their degaan.
.Hargeysa oo aad daraad timid ha sheegan, sheekada diciifka ah HJ u sheeg anaga ha noola iman Xaar-shin :arrow:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”