Ina dhabeeye speaks Ciidagale elders reject hy elders vs somaliland govt
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Ina dhabeeye speaks Ciidagale elders reject hy elders vs somaliland govt
Iga walaanay HA biitayada u noqonayn somaliland baad sheegtee hadii xitaa Somalida oo dhan shuban biyood ku dhaco. Waa dad resilient ah kooda ugu saboolsan beertisa qoto ama bada kallun kala Soo baxo. Ilaahay wuxu ku beeray dhul kooban oo strategic ah. Laakiin adigu laangab isaxaqa baad tahay adiga waxay dani kuugu jirta Reer Bariga dhiga dheeraha hargeisa ku yimaada ee wax kaa iibsada. Kuwaasi haday istaagan macalul baad u bakhtiyeysa .
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Ina dhabeeye speaks Ciidagale elders reject hy elders vs somaliland govt
[quote=theyuusuf143
Ilaahay wuxu ku beeray dhul kooban oo strategic ah. Laakiin adigu laangab isaxaqa baad tahay adiga waxay dani kuugu jirta Reer Bariga dhiga dheeraha hargeisa ku yimaada ee wax kaa iibsada. Kuwaasi haday istaagan macalul baad u bakhtiyeysa .
[/quote]
Miskiin baad tahay.ma adigoo habar xabuusho ah baad isaxaaq oo hy ah oo garxajis ah laangaab ku sheegaysaa
.horta isaxaaq iyo habar xabuusho yaa badan?isaxaaqu hargeysa ilaa daroor bay degaan markaa haday cidi laandheere tahay iyagaa laandheere ah.habar xabuusho 4 oday baa welo dusha iska saaran.100 kahor baa sayid maxamed cabdule xasan nin dhulbahante ah oo qaraabo ahaayeen oo burco iyo hargeysa imayay ayuu lasii dardaarmay.wuxu ku yidhi isaaqu waad qabyaslada ku dheereeya markaa haday qoladada ku weydiiyaan hj sheego si laguu sii baadhin,"haday haybta kugu sii badshaan habar jeclo u sheego ayuu ku yidhi".isaaqa kale markay is waraysanayaan e qoladooda sheegtaan sida yaad ka sii tahay loo leeyahay ayaa ilaa raaska u hooseeya la gaadhsiiyaa laakiin qofka hj sheegta ilaa hadda halkaa looma dhaaf ileen dadku ma kala yaqaanaane.intii siilaanyo meesha haystay xoogaa la kala bartay oo biciide,solomadow,reer daahir,axmed faarax iyo aadan madoobe la bartay
.waan xasuustaa 2010 kahor hj badankoodu way ka xanaaqi jireen hadii la yidhaahdo hj yaad ka tahay oo hana kala saarina ayay odhan jireen.
Ilaahay wuxu ku beeray dhul kooban oo strategic ah. Laakiin adigu laangab isaxaqa baad tahay adiga waxay dani kuugu jirta Reer Bariga dhiga dheeraha hargeisa ku yimaada ee wax kaa iibsada. Kuwaasi haday istaagan macalul baad u bakhtiyeysa .
[/quote]
Miskiin baad tahay.ma adigoo habar xabuusho ah baad isaxaaq oo hy ah oo garxajis ah laangaab ku sheegaysaa

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Ina dhabeeye speaks Ciidagale elders reject hy elders vs somaliland govt
This is the problem habaryoonis not all the small deseassd qurbajoogs have this mindset that habar awal eats everything in somaliland when this is not the reality. The majority of hy are great folks. There are poor habarawal sacad muses who struggle with their daily lives the same with hy. Somaliland maba burburayso axdi ba laga lay in 1991 we uphold the constitution When ever there is struggle clan issues we solve it. How difficult it maybe. The biggest challenge for somaliland was when cigaal died. 2002. And burco had gimbaarta money and the country was fragile no strong institutions. And siilaanyo actually won but we told siilaanyo to sit it out and he played fair back in 2010 And it was the guurti sheikh Ibrahim who had the last decision on that matter. Today there is no strong guurti we need to go to elections inshallah when that happens all will be well. Somaliland will prevail all of its challenges. Caare will be in line muse will hold elections
And its raining which means we are heading the. Right way
And its raining which means we are heading the. Right way
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Ina dhabeeye speaks Ciidagale elders reject hy elders vs somaliland govt
[quote="Khalid Ali"
it was the guurti sheikh Ibrahim who had the last decision on that matter. Today there is no strong guurti
[/quote]
Sheekh ibrahim nin daacad ah oo cadaali ah ayuu ahaa,ninkaasi markuu dhintay ayay guurtidu baaba'day.kuwa hadda meesha joogaa waa calooshood u shaqaysteyaal mushahar uun qaata.
it was the guurti sheikh Ibrahim who had the last decision on that matter. Today there is no strong guurti
[/quote]
Sheekh ibrahim nin daacad ah oo cadaali ah ayuu ahaa,ninkaasi markuu dhintay ayay guurtidu baaba'day.kuwa hadda meesha joogaa waa calooshood u shaqaysteyaal mushahar uun qaata.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Ina dhabeeye speaks Ciidagale elders reject hy elders vs somaliland govt
Isaxaaq habar yonis maaha ee candho dhexe , yaguba way ogyihiin inaysan habar yoonis ahayn Mana sheegtan. Income ka ugu Badan wuxu kasoo galaa HJ , dhuloos ka iyo warsangeli ga bari ka yimaada. Marku busku magaalada na dhigo , isaxaaq uunban ku degna. Waxan magaalada lasoo galnaa isaxaaq bay ku baxdaa . Markaa waa reer yaroo isdhex galka ay ugu badiso. Shaqadoodu waa inay HJ magaalada kala baraan. Shaqo kale oo ay garanayan ma jirto.
HJ waa runtaayo waa 4 Laangab oo awooda laandheraha leh , kkkkkk isaaq baanu axsaan u samaynay oo intii ugu yaryarayd baan midaynoo quwad kamida quwadaha geeska ka dhignay. Adna Cidagale iyo isaxaq baad kaa yaacay iska daa waxad isu keentee. Beesha isaaq waa inay nagu bogaadisa fariid nimada aan ku midaynay isaaq intii ugu yaryarayd weliba kartida iyo caqliga noo dheer.

- SuldaanOfSanaag
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2204
- Joined: Thu Jun 13, 2013 4:47 pm
Re: Ina dhabeeye speaks Ciidagale elders reject hy elders vs somaliland govt
I reject the notion that I sit idly by while our cities rot; our people are treated with contempt, our elderly demeaned by semi-polictian and are criticism.
On this thread As long as individuals are compelled to rent themselves on the market to those who are willing to hire them, as long as their role in production is simply that of ancillary tools, then there are striking elements of coercion and oppression that make talk of democracy very limited, if even meaningful.

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Ina dhabeeye speaks Ciidagale elders reject hy elders vs somaliland govt
Seems like this crisis is blowing over.....even though there has been a lot of incendiary statements inside and outside the region.......the silent majority of hy have not joined the rebels.
This is a similar situation to what happened in LA.....the majority of the people didnt feel oppressed or persecuted, even though they may have been against sl, it didn't necessitate taking up arms.
This demonstrates an immpressive maturity by the northern population to keep the peace.
This is a similar situation to what happened in LA.....the majority of the people didnt feel oppressed or persecuted, even though they may have been against sl, it didn't necessitate taking up arms.
This demonstrates an immpressive maturity by the northern population to keep the peace.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Ina dhabeeye speaks Ciidagale elders reject hy elders vs somaliland govt
Laascaanood was very different dhulbahante couldn't. Make up their decision whether punt land was for them or somaliland. They started with somaliland garaad abdiqani and then soon 1998 they changed. Habaryoonis as a clan was always part of somaliland they fought very hard for the re independence of somaliland and are citizens owners of large parts of Somaliland . You can't compare the 2 by the way hy has no issue with habar awal or conflict really. There are also no rebels in somaliland there is caare and 50 militia in the mountains. There is not a single hy elder that support open rebellion against somaliland govt. Apart from YouTubeers and disgruntled qurbajoogs.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Ina dhabeeye speaks Ciidagale elders reject hy elders vs somaliland govt
theyuusuf143 wrote: Sun Sep 01, 2019 1:12 am Iga walaanay HA biitayada u noqonayn somaliland baad sheegtee hadii xitaa Somalida oo dhan shuban biyood ku dhaco. Waa dad resilient ah kooda ugu saboolsan beertisa qoto ama bada kallun kala Soo baxo. Ilaahay wuxu ku beeray dhul kooban oo strategic ah. Laakiin adigu laangab isaxaqa baad tahay adiga waxay dani kuugu jirta Reer Bariga dhiga dheeraha hargeisa ku yimaada ee wax kaa iibsada. Kuwaasi haday istaagan macalul baad u bakhtiyeysa .
Horta laangaab adigaa habarjilco u ah " haday haybta kugu badshaan HJ uu sheego" dhinicna uma dhaaftid cidina kuma sii waraysato sadex reer oo siliig kuwada jira ayaa tihiin.
Waaba laydinku yaqaana SM haday aduunyo leeyahiin NGO'S may daba yaaceen, adeer anaga kuwaan wax haysanina way iimaan qabaan maaha macaan jecel uu waaraad ka qaaday.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Ina dhabeeye speaks Ciidagale elders reject hy elders vs somaliland govt
Miskiin baad tahay.ma adigoo habar xabuusho ah baad isaxaaq oo hy ah oo garxajis ah laangaab ku sheegaysaakaliil wrote: Sun Sep 01, 2019 2:57 am [quote=theyuusuf143
Ilaahay wuxu ku beeray dhul kooban oo strategic ah. Laakiin adigu laangab isaxaqa baad tahay adiga waxay dani kuugu jirta Reer Bariga dhiga dheeraha hargeisa ku yimaada ee wax kaa iibsada. Kuwaasi haday istaagan macalul baad u bakhtiyeysa .

[/quote]
Kaliilow indr reer HJ ah ayaa guri naga kireystay xaafada oo dhan waxay u yaqaanen HJ da.
Cidi may u dhaafin jirin weligey qof HJ ii sheegtey yaad ka tahay maan ku odhan xoog badanaa qofka sii wareysanayaa
- skywalker25
- SomaliNet Super
- Posts: 5456
- Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
- Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''
Re: Ina dhabeeye speaks Ciidagale elders reject hy elders vs somaliland govt
Miskeen yar o reer galbeed yad tahay. This hj nonsense is all new to you. I would like to see you show more support to HY not just through insults on some random forums. Go Burco, Go Cerigabo, go see how these Sacad Yonis you are so invested in live. But whilst you’re working as a jaariyad for SM in Hargeisa in your days, and in your nights insulating them by using your anonymous privilege, it’s nothing but comedy act.Timiro1999 wrote: Sun Sep 01, 2019 6:04 amtheyuusuf143 wrote: Sun Sep 01, 2019 1:12 am Iga walaanay HA biitayada u noqonayn somaliland baad sheegtee hadii xitaa Somalida oo dhan shuban biyood ku dhaco. Waa dad resilient ah kooda ugu saboolsan beertisa qoto ama bada kallun kala Soo baxo. Ilaahay wuxu ku beeray dhul kooban oo strategic ah. Laakiin adigu laangab isaxaqa baad tahay adiga waxay dani kuugu jirta Reer Bariga dhiga dheeraha hargeisa ku yimaada ee wax kaa iibsada. Kuwaasi haday istaagan macalul baad u bakhtiyeysa .
Horta laangaab adigaa habarjilco u ah " haday haybta kugu badshaan HJ uu sheego" dhinicna uma dhaaftid cidina kuma sii waraysato sadex reer oo siliig kuwada jira ayaa tihiin.
Waaba laydinku yaqaana SM haday aduunyo leeyahiin NGO'S may daba yaaceen, adeer anaga kuwaan wax haysanina way iimaan qabaan maaha macaan jecel uu waaraad ka qaaday.
Come to Burco and show support...
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Ina dhabeeye speaks Ciidagale elders reject hy elders vs somaliland govt
theyuusuf143 wrote: Sun Sep 01, 2019 4:23 am Isaxaaq habar yonis maaha ee candho dhexe , yaguba way ogyihiin inaysan habar yoonis ahayn Mana sheegtan. Income ka ugu Badan wuxu kasoo galaa HJ , dhuloos ka iyo warsangeli ga bari ka yimaada. Marku busku magaalada na dhigo , isaxaaq uunban ku degna. Waxan magaalada lasoo galnaa isaxaaq bay ku baxdaa . Markaa waa reer yaroo isdhex galka ay ugu badiso. Shaqadoodu waa inay HJ magaalada kala baraan. Shaqo kale oo ay garanayan ma jirto.
HJ waa runtaayo waa 4 Laangab oo awooda laandheraha leh , kkkkkk isaaq baanu axsaan u samaynay oo intii ugu yaryarayd baan midaynoo quwad kamida quwadaha geeska ka dhignay. Adna Cidagale iyo isaxaq baad kaa yaacay iska daa waxad isu keentee. Beesha isaaq waa inay nagu bogaadisa fariid nimada aan ku midaynay isaaq intii ugu yaryarayd weliba kartida iyo caqliga noo dheer.
Isaxaaq laandheeeeeeere banaan u baxay, habarjilco waanu ka khashaafna walaahi baan ku dhartee beri HJ iyo dhulbahante isku reer ayan moodi jirey.
Siranyo ayaa khariirada kugu soo daray.
Edeb yeelo guuxaaga haka dheereynin
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Ina dhabeeye speaks Ciidagale elders reject hy elders vs somaliland govt
Khadija Ali weligeedba xaqiiqda ha iska indho tirto qof kasta wuu ogyahay in SM shaqooyinka dawlada iyo NGO'S ay haystaan.
Ardayda dhalinyarada ah ee jaamacadaha la baxday ayaa warka u keena kuway asaxaabta ahaayen ee daamaha kale ka yimid.
Reer wax walba isla doon umad kale inay wax la lahaato maba ogola
Ardayda dhalinyarada ah ee jaamacadaha la baxday ayaa warka u keena kuway asaxaabta ahaayen ee daamaha kale ka yimid.
Reer wax walba isla doon umad kale inay wax la lahaato maba ogola
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Ina dhabeeye speaks Ciidagale elders reject hy elders vs somaliland govt
skywalker25 wrote: Sun Sep 01, 2019 6:11 amMiskeen yar o reer galbeed yad tahay. This hj nonsense is all new to you. I would like to see you show more support to HY not just through insults on some random forums. Go Burco, Go Cerigabo, go see how these Sacad Yonis you are so invested in live. But whilst you’re working as a jaariyad for SM in Hargeisa in your days, and in your nights insulating them by using your anonymous privilege, it’s nothing but comedy act.Timiro1999 wrote: Sun Sep 01, 2019 6:04 amtheyuusuf143 wrote: Sun Sep 01, 2019 1:12 am Iga walaanay HA biitayada u noqonayn somaliland baad sheegtee hadii xitaa Somalida oo dhan shuban biyood ku dhaco. Waa dad resilient ah kooda ugu saboolsan beertisa qoto ama bada kallun kala Soo baxo. Ilaahay wuxu ku beeray dhul kooban oo strategic ah. Laakiin adigu laangab isaxaqa baad tahay adiga waxay dani kuugu jirta Reer Bariga dhiga dheeraha hargeisa ku yimaada ee wax kaa iibsada. Kuwaasi haday istaagan macalul baad u bakhtiyeysa .
Horta laangaab adigaa habarjilco u ah " haday haybta kugu badshaan HJ uu sheego" dhinicna uma dhaaftid cidina kuma sii waraysato sadex reer oo siliig kuwada jira ayaa tihiin.
Waaba laydinku yaqaana SM haday aduunyo leeyahiin NGO'S may daba yaaceen, adeer anaga kuwaan wax haysanina way iimaan qabaan maaha macaan jecel uu waaraad ka qaaday.
Come to Burco and show support...
General duufle
Horta jaariyadu cay maaha waa gabadh shaqeysata xoogeda oo xalaal ah cunta lknse alxamdulilaah ILLAAHAY baa mahad leh aniga igumuu qabanin.
Adigu SM wax weyn ayad u aragtay waxaad moodeysa qof kasta oo reer Hargeysa ah in SM biil siiyo adeer anagu isuma galno xataa waayadan dambe in aanu kala guursanaa way yar tahay.
HY waa reer tolkay haday Burco, Ceerigaabo iyo hawd guntii degen yihiin ma bedelayso xaqiiqda inay tolkay yihiin.
Adigu laangaab ka reerkiina ka waran miskiin
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Ina dhabeeye speaks Ciidagale elders reject hy elders vs somaliland govt
Anigu waan iska daayey inan ku jawaabo.
Ilaahay dembigaaga ha dhaafo.
Ngo ma shaqaad uga bahantahay waanku arrangereyn doona inshallah anigu daan daan kama fekiro. All somaliland citizen inay quruxbadnasan baan jecelahay. Do you really think walanweyn and darood know the difference between isxaaaq care and their sacad muse neighbors. Qabyaalada heerkaasi ma wanaagsana.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 1509 Views
-
Last post by original dervish
-
- 13 Replies
- 2501 Views
-
Last post by Sharmarke91
-
- 17 Replies
- 1668 Views
-
Last post by Strategic
-
- 2 Replies
- 657 Views
-
Last post by Strategic
-
- 0 Replies
- 542 Views
-
Last post by SanaagLion
-
- 10 Replies
- 1484 Views
-
Last post by sahal80
-
- 4 Replies
- 773 Views
-
Last post by COOL-MAN
-
- 2 Replies
- 803 Views
-
Last post by SANDIEGUY
-
- 1 Replies
- 580 Views
-
Last post by LobsterUnit