North South integration starts as south’s elders land in hargeisa

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7771
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa

Post by ReturnOfMariixmaan »

Gubbet wrote: Thu Apr 27, 2023 8:17 am
Ogaadeen waa buu Tala xumaa, balse maanta tab iyo xeel ba way barteen.Waxaad u moodaa Marexaan in uu maanta na badalay.Iyagaa meel na la haysan Fadaraal iyo maamul Goboleed ba
Maamul iyo Goboleed ba? Maxaad maamushaa? Does Muuse Biixi "maamul" Laas Caanood? That's Ahmed Madoobe outside of Kismaayo port for the last 10 years. You to JUBBALAND is like Muuse Biixi and Laas Caanood right this second.

Maamul iyo Goboleed ba. Ar naga aamus lax yahay.

Wallahi I just find you irrelevantly annoying. Every single statement you have ever given had some grifting, inanity of insecurity towards Marehan. Laxyahay naga aamus. :lol: :geek:
“Roman, remember by your strength to rule Earth’s peoples – for your arts are to be these: To pacify, to impose the rule of law, To spare the conquered, battle down the proud.”
Virgil, The Aeneid

BestP
Posts: 188
Joined: Sun Mar 06, 2022 6:59 am

Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa

Post by BestP »

Gubbet wrote: Thu Apr 27, 2023 8:17 am
Ogaadeen waa buu Tala xumaa, balse maanta tab iyo xeel ba way barteen.Waxaad u moodaa Marexaan in uu maanta na badalay.Iyagaa meel na la haysan Fadaraal iyo maamul Goboleed ba
Maamul iyo Goboleed ba? Maxaad maamushaa? Does Muuse Biixi "maamul" Laas Caanood? That's Ahmed Madoobe outside of Kismaayo port for the last 10 years. You to JUBBALAND is like Muuse Biixi and Laas Caanood right this second.

Maamul iyo Goboleed ba. Ar naga aamus lax yahay.

Wallahi I just find you irrelevantly annoying. Every single statement you have ever given had some grifting, inanity of insecurity towards Marehan. Laxyahay naga aamus. :lol: :geek:
You are not the top guns in both Galmudug and Jubaland. Isn't that easy to understand ?
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa

Post by Khalid Ali »

BestP wrote: Thu Apr 27, 2023 5:26 am
theyuusuf143 wrote: Thu Apr 27, 2023 3:39 am
Markaa dib isugu laabtoo hadaad na caqli dhaantaan , keena xal anana noo cuntama idina aad nooga badbaadi kartaan. Wa billahi tawfiiq
Xalku waa iidoor oo laba arin fahma

1)In aydaan Dhulbaante xoog ku muquunin karin.Talada Dhulbaantana looga dambeeyo 13ka Garaad .Taasi waxay keenaysaa iidoor in uu deegaankiisa ku laabto.

2)Iidoorku waa in ay ogaadaan colaadinta Daarood waxba in ay ugu soo kordhayn, dabeetana iyagoo iidoor ah Soomalida kale u gar dhigtaan lagana wada hadlo qaabkii loogu heshiin lahaa MAR KALE IYO MIDNIMO

✓Waa in taarikh dhexdhexaad ah oo Soomaliyeed la unkaa .Mid la wada leeyahay oo aad loo lafa guray oo turid badan ka muuqato.Reer gaar ahna iin u yeelayn.

✓ Waa in saami qaybisiga iyo Dawlada reero lagu qaybsadaa .Qabyaalada xun ee qabiilku waa qayb ka mid ah nolosheena.Ninka siyaasiga ah ee qabiilka iyo hanaanka awood qaybsiga duraya waa uun MUNAAFAQ sad-buursi u miciya-lisanaya.

✓Waa in reeruhu kala madax banaanaadaan oo dawlad dhexe uun la isku yimaado. Waa xaaraan in Saraakiil HJ ah ka doobyaan carro Dhulbaante ,imika taasi way soo af jarantay .Nin waliba goofkiisa ha iimaansado.Iyadoo wax la kala leeyahay oo laga wada heshiiyay xuduud beeleed yada ayaa hadana is dhex bulsho la samayn karaa. Tusaale:

Ogaadeen,Garre iyo Dagoodi NFD waxa ay ku kala leeyihiin Deegaano leh xuduud cad oo la wada garanayo sidaa ay tahay Garre iyo Dagoodi way dagaan kana ganacsadaan Gaarisa.

Iidoor iyo Dhulbaante wada dugsanaya dallad Soomaliyeed (United Somali Republic ) oo deegaan iyo talisku u kala soocan yahay baa hadana is dhex gal iyo ganacsi samayn kara. Laakin, Iidoor xanuusan xoog hakuugu taliyaan garan maayo anigu cidda ay cuntamayso.

Gunaanud, adigoo iidoor ka go' Soomaaliya ama dib wax ula qaybso. Caqliga saliimka ah wa kaa!

Bal aan is yara fahano adigu waxad itoobiya ka doonaysa inad ka go id. Laakin waxad ka so hor jeeda somaliland inay dal gaar ah ahaato why is that somaliland gooni isutasgeeda adigu Waxba kugu kordhin mayso Waxba ka ridi mayso ma degtid. Shaqo kuma lihid for example Imika haday nfd tidha Kenya waan ka go ayna I have absolutely no issue with that so why aad adigu gooni isutaaga somaliland ku dhibaya haku riyoon waliga in. Hargeisa xamar looga taliyo waliga xita haku riyoonw
BestP
Posts: 188
Joined: Sun Mar 06, 2022 6:59 am

Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa

Post by BestP »

Gubbet wrote: Thu Apr 27, 2023 8:41 am
BestP wrote: Thu Apr 27, 2023 8:32 am

What is your point after writing all these nonsense :lol:
Garaad baad u leedahay.

As for why I sharply respond to you, xaaq baad u leedahay.
Horta ninyahow miyaad waalantahay? Adigoo ilkayar ah sidee u kibri kartaaa? mise rag kale garaadkooda wax uga sheegi kartaa?

Yaad isku hallaynaysaa ileen faduul iyo dardar cusub ayn kugu arkaaye :lol:

.
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Post by Gubbet »

BestP wrote: Thu Apr 27, 2023 10:12 am
Gubbet wrote: Thu Apr 27, 2023 8:17 am
Ogaadeen waa buu Tala xumaa, balse maanta tab iyo xeel ba way barteen.Waxaad u moodaa Marexaan in uu maanta na badalay.Iyagaa meel na la haysan Fadaraal iyo maamul Goboleed ba
Maamul iyo Goboleed ba? Maxaad maamushaa? Does Muuse Biixi "maamul" Laas Caanood? That's Ahmed Madoobe outside of Kismaayo port for the last 10 years. You to JUBBALAND is like Muuse Biixi and Laas Caanood right this second.

Maamul iyo Goboleed ba. Ar naga aamus lax yahay.

Wallahi I just find you irrelevantly annoying. Every single statement you have ever given had some grifting, inanity of insecurity towards Marehan. Laxyahay naga aamus. :lol: :geek:
You are not the top guns in both Galmudug and Jubaland. Isn't that easy to understand ?
Taas waan aqbalay maadamma after Saddam's quoting of me I realize waan kugu fogaaday. :) :lol:
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa

Post by Gubbet »

BestP wrote: Thu Apr 27, 2023 10:43 am
Gubbet wrote: Thu Apr 27, 2023 8:41 am
BestP wrote: Thu Apr 27, 2023 8:32 am

What is your point after writing all these nonsense :lol:
Garaad baad u leedahay.

As for why I sharply respond to you, xaaq baad u leedahay.
Horta ninyahow miyaad waalantahay? Adigoo ilkayar ah sidee u kibri kartaaa? mise rag kale garaadkooda wax uga sheegi kartaa?

Yaad isku hallaynaysaa ileen faduul iyo dardar cusub ayn kugu arkaaye :lol:
Sii wada hawlahaada walaal, anigu waan baxayey :)
BestP
Posts: 188
Joined: Sun Mar 06, 2022 6:59 am

Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa

Post by BestP »

Bal aan is yara fahano adigu waxad itoobiya ka doonaysa inad ka go id. Laakin waxad ka so hor jeeda somaliland inay dal gaar ah ahaato why is that somaliland gooni isutasgeeda adigu Waxba kugu kordhin mayso Waxba ka ridi mayso ma degtid. Shaqo kuma lihid for example Imika haday nfd tidha Kenya waan ka go ayna I have absolutely no issue with that so why aad adigu gooni isutaaga somaliland ku dhibaya haku riyoon waliga in. Hargeisa xamar looga taliyo waliga xita haku riyoonw

Itoopiya in aan ka go'no waan rabnay ,waana la dagaalnay sanado badan ,.Waxaa na dhabar jabiyay oo dhibta Ogaadeen ka macaashi jiray Soomalida kale gaar ahaan iidoor iyo MJ .Maanta ma jiro wax Ogaadeen ku gaar ah ,una doono in ay kaga go'aan Itoopiya.Waxaanu ka mid nahay Soomalidaa itoopiya hoos gasha, walibana maadama aan majority nahay, waa in aan itoobiyaanimada wax ku helnaaa.Si aanu dhaqaale iyo bulsho ahaan dib u kabasho u samayno.

Halgan dambe hadii aanu galno waxa uu noqon doonaa mid loo dhanyahay.Soomalida xuduudaha dega ee Dirta u badan marka uu kulaylku gaadho, Oromo dhulkooda xoog kaga qaado waxaa laga yaabaa halgan Soomaliyeed in uu curto.Intaa ka hor itoobiyaanimada ayaa na wada huran adigaagan reer Xaarshinka ah iyo anigan reer Awaaraha ah.

Qodobka kale, Soomaliya in la kala gooyo ma taageersani waayo midnimada iyo wada jirka dadkeena ayn jeclahay. Hadana ma qabo in iidoor lagu qasbo Midnimo , waa umad xor u ah in ay masiirkooda ka tashadaan .Iidoor na marna u suurta gali mayso in ay Dhulbaante ku qasbaan Dawlad Iidoor oo lagu unkay Daarood nacayb iyo hebel baa darajada MUJAAHID ku qaatay la dagaalanka Faqash.

Waxaan hadal kusoo koobay : maadama jiritaankaaga Soomaliland iyo taarikhdiinu ku salaysan tahay SNM iyo INGRIIS , reeraha Hartina wax taarikh iyo mabaadi aydaan wadaagin, soo ma haboona in aad Qolyihiina Iidoor ka maarantaan Daaroodka aad necebtihiin isla markaana aad dhisataan Maamul Isaaq u gaar ah ? hadaa sidaa yeeshaaj waxaan noqonayaa shaqsiga koowaad ee taageera rabitaanka shacabwaynaha beesha reer Sheekh Iidoor :lol:
BestP
Posts: 188
Joined: Sun Mar 06, 2022 6:59 am

Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa

Post by BestP »

Gubbet wrote: Thu Apr 27, 2023 10:56 am
BestP wrote: Thu Apr 27, 2023 10:12 am
Gubbet wrote: Thu Apr 27, 2023 8:17 am

Maamul iyo Goboleed ba? Maxaad maamushaa? Does Muuse Biixi "maamul" Laas Caanood? That's Ahmed Madoobe outside of Kismaayo port for the last 10 years. You to JUBBALAND is like Muuse Biixi and Laas Caanood right this second.

Maamul iyo Goboleed ba. Ar naga aamus lax yahay.

Wallahi I just find you irrelevantly annoying. Every single statement you have ever given had some grifting, inanity of insecurity towards Marehan. Laxyahay naga aamus. :lol: :geek:
You are not the top guns in both Galmudug and Jubaland. Isn't that easy to understand ?
Taas waan aqbalay maadamma after Saddam's quoting of me I realize waan kugu fogaaday. :) :lol:
Waxba iimaadan dhimin kaliya qodob baadan ka hadli aqoonin. Waxaagu waa ila meerayso waan ogahayoo Moderators-ka ayd isku hallaysaaa .

Waagii iigu kaa dambaysay adigoo jilicsan oo dood walba ku jaba ayaan ogaaa :lol:
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa

Post by Gubbet »

BestP wrote: Thu Apr 27, 2023 11:09 am
Gubbet wrote: Thu Apr 27, 2023 10:56 am
BestP wrote: Thu Apr 27, 2023 10:12 am

You are not the top guns in both Galmudug and Jubaland. Isn't that easy to understand ?
Taas waan aqbalay maadamma after Saddam's quoting of me I realize waan kugu fogaaday. :) :lol:
Waxba iimaadan dhimin kaliya qodob baadan ka hadli aqoonin. Waxaagu waa ila meerayso waan ogahayoo Moderators-ka ayd isku hallaysaaa .

Waagii iigu kaa dambaysay adigoo jilicsan oo dood walba ku jaba ayaan ogaaa :lol:
Garaad baad u leedahay, Best Playa and wallahi xumaan iyo kaftan ba intuba arrintaan waayga xaaraan waadna ogtahay arragtidaas waxa sal u ah. :lol:

In another topic haatan garab socoto tani ee shaar kale aad huwantahay, nin baa yiri "not very bright" iyo high school iyo caynkaa gaaray wallaw anigu aanun la qabin fikradaas hadane dhaliisheydu Garaad waan ku koobi kana degi maayso waayo munaafaq baan ahaanayaa hadaan dafiro arragtidaas.

Garaad maaha nuxurkiisu waxbarasho ama caqli xataa, waa "cabirraad" ama miisaan qofka ku dheehan oo ka turjumaysa qofkaasu in xiskiisu awoodo baarraandag taam ah oo "dhamaystirran."

Waa Garaad ama "wisdom."

Jawaabtaadu ayaa markhaati ka ah Garaad-yarrida soo hunqaacday.
BestP
Posts: 188
Joined: Sun Mar 06, 2022 6:59 am

Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa

Post by BestP »

Waxaan ogaa Voltage oo lagu caydhsado Somnet, iidoorku bah dilaan ilaa heer aan PM kaga ergeeyay oo aan ragaad is hayseen si gaar ah ula hadlay anigoo leh "War nimanyahow ninkaa ka kala dhima karbaashka waa miskiin Marexaan e " jawaabtoodii waxay noqotay "Waad ku cusubtahay golahan Midgaankaa abaalkiisu waa uun Karbaash" :lol:

Waa gartaa, golihii waxaa af duubtay Marexaan adigiina dabeecadihii lagugu xaman jiray baad banaanka la timid!
futa kala qaad iyo inaad threads-ka adigu aad dhawr ciwaan isaga jawaabto , kolba gidaar adigoo madaxa la dhacaya :lol:

Haa, afka qalaad waad iiga yara fiican tahay anna Afka Soomaliga ayn darajada gabyaa ama HAL-ABUUR ka marayaaa.

Laakin Af Ingriisku caqli kuu noqon maayo, mar waliba waxaa tahay Voltage-kii la ihaanaysan jiray ee haybta bo.oon Marexaan ka ahaaa :lol:
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa

Post by Gubbet »

BestP wrote: Thu Apr 27, 2023 3:32 pm Waxaan ogaa Voltage oo lagu caydhsado Somnet, iidoorku bah dilaan ilaa heer aan PM kaga ergeeyay oo aan ragaad is hayseen si gaar ah ula hadlay anigoo leh "War nimanyahow ninkaa ka kala dhima karbaashka waa miskiin Marexaan e " jawaabtoodii waxay noqotay "Waad ku cusubtahay golahan Midgaankaa abaalkiisu waa uun Karbaash" :lol:

Iska hadloow ina Igarre, Garaad la'aan kugu adkaataye hoo ka dhan DOQON WUU HADLAA WAXSE MA YIRAAHDO. Waano intaas baa kugu filan. :ugeek:
BestP
Posts: 188
Joined: Sun Mar 06, 2022 6:59 am

Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa

Post by BestP »

Garaad liita gocoryahow adaa ,Gooni u lahaaye

Gudcur dumay Midgaankii ciyee, guuxay baa tahaye
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa

Post by Gubbet »

BestP wrote: Thu Apr 27, 2023 3:54 pm Garaad liita gocoryahow adaa ,Gooni u lahaaye

Gudcur dumay Midgaankii ciyee, guuxay baa tahaye
That's the 3rd time you have implicated mansab and this serves as an example of how 'benighted' you are.

Damacaagi koowaad guuldarradi la idlaatay doqonnimadaadu waxeey kuu sheegtay ninkaan maagaadu waw indha la'aane sifiican usoo jeedi. Damacaas labaad isna hungoow ayuu la kulmay balse waano faa'iidadeedu miyaad garan kartay! Ileen doqonimmadu waa cudure, isagiiyoow fuuran ayaa kugu yiri war ninkaan "mooge" malaha indo la'aan maahe caanaha subagga uga miir. Seddex natiijo la'aan haatan gunnaanad ayeey doonaysaa waayo doqon hadii uus qaban lahaa ba waaw garasha la'aane! Adeer, maagaadu uma mooganee, qaadashadeedu ayaa lagaa diiday.

Inaan haatan kugu qoslo waan ka dhawaajiyey sababteeduye, wax hadaad colaadsanayso doqonnimmo colaadso oo la colloow!

Waana intaas ka badan alleylehe wayga xaaraan!
User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5456
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: North South integration starts as south’s elders land in hargeisa

Post by skywalker25 »

Gubbet wrote: Thu Apr 27, 2023 3:39 pm
BestP wrote: Thu Apr 27, 2023 3:32 pm Waxaan ogaa Voltage oo lagu caydhsado Somnet, iidoorku bah dilaan ilaa heer aan PM kaga ergeeyay oo aan ragaad is hayseen si gaar ah ula hadlay anigoo leh "War nimanyahow ninkaa ka kala dhima karbaashka waa miskiin Marexaan e " jawaabtoodii waxay noqotay "Waad ku cusubtahay golahan Midgaankaa abaalkiisu waa uun Karbaash" :lol:

Waa gartaa, golihii waxaa af duubtay Marexaan adigiina dabeecadihii lagugu xaman jiray baad banaanka la timid!
futa kala qaad iyo inaad threads-ka adigu aad dhawr ciwaan isaga jawaabto , kolba gidaar adigoo madaxa la dhacaya :lol:

Haa, afka qalaad waad iiga yara fiican tahay anna Afka Soomaliga ayn darajada gabyaa ama HAL-ABUUR ka marayaaa.

Laakin Af Ingriisku caqli kuu noqon maayo, mar waliba waxaa tahay Voltage-kii la ihaanaysan jiray ee haybta bo.oon Marexaan ka ahaaa :lol:
Iska hadloow ina Igarre, Garaad la'aan kugu adkaataye hoo ka dhan DOQON WUU HADLAA WAXSE MA YIRAAHDO. Waano intaas baa kugu filan. :ugeek:
Out of interest what do you mean by this I’ve seen you pay this in the past. Are you talking about the same Ina Igarre and is this suppose to be some sort of insult?
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”