Badh iyo Bar maaha wax isku mid ah la iskumana beddeli karo sida
Ari iyo Adhi oo kale.
Badh haddaad tidhaahdo waa micne kale oo ah nus ama half.
Laakiin bar waa u dhig(Teach) Sida bar ama baro. Micno kalena way leedahay oo waa bar-ta dadka ku taala

Quote" SIDEEBUU U HADLAA BAL I NOO SHEEG?"
Wuxuu odhan lahaa " Sidee buu u hadlaa, bal noo sheeg" Not bal inoo sheeg
