Posted: Mon Jan 22, 2007 3:58 pm
[quote="kambuli"]
Maxaad la qaylineysaan sowdinkii iska xoreeyey Siyaad Barre? Jihaadkii midhihiisa gurta oo naga daaya qaylada...
Dahabkii iyo luulkii Maxamed Siyaad idinkaga fadhiyey gurta... Yaa Ilaahay yaqaan...[/quote]
Kumbuli, in adeer waa ku sidee. Ma Afweynaa ka tahey dahab iyo luul waaba afwaynee?
Sowtee Mareexanku bililiqeystaan wixii dowlada ay ka tageen.