puntlanders and jubbalanders come in

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo Khudbad Taariikhi ah ka jeediyay xaflada lagu soo dhowaynayo Ra’iisul Wasaaraha.

Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ah Siyaasiyiintya ugu Miisaanka wayn Puntland oo caawo Khudbad ka jeediyay xaflada lagu soo dhowaynayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisa ayaa ka hadlay Arrimaha Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn iyo wada hadalada ay inta badan yeeshaan Soomaaliland iyo Federaalka.

Axmed Cabdi Xaabsade ayaa sheegay in Dowlada Puntland aysan ogolayn in Soomaaliya la kala gooyo,wuxuuna xusay in sababta loo Aas-aasay Puntland ay ahayd in dadweynuhu ay helaan Nabad iyo amaan,ayna Udub dhexaad u noqoto Dib helida Dowlad Soomaaliyeed.

‘’Reer Puntland ma ogola in Soomaaliya la kala googoyo,Taariikh ayaa haraysa kuraasta waad ka tagaysaan,ama waan idin caayaynaa,labadaa mid qaata,Madaxweynaha waxaan leenahay Axdiga aan dhiganay haka gudbin,annagu hadaan reer Puntland nahay waxaan Puntland dhisanay 1998,hadaan nahay Beelaha Sool,Sanaag iyo Cayn waxaan maqlayaa in dad ay kuu imanayaan oo ku leeyihiin waan ka go’aynaa kama go’in ee taa ogaada’’Ayuu yiri.

Wuxuu intaas ku daray‘’….Ra’iisul Wasaare waxaan nahay Puntland kama go’ayno,haddii shan ama Lix kuu timaado waxba haka dhagaysan,caawo waxaa halkaan lagu fadhiyaa inaan Puntland nahay,waxaa jira Simbiririxo waan saxaynaa,Gaas wuxuu balanqaaday inuu saxayo caawona halkaa inuu ka balan qaado aan doonayno’’.

Mar uu ka hadlayay Midnimada umada Soomaaliyeed ayaa wuxuu yiri ‘’…Soomaaliland waxay ka mid ahayd Soomaaliland maalintii ay calankaa qaadeen waan ogaa,Xeerkii waxba lagama badalin ee Dowlada ayaa ina ka burburtay waxna lagama badali karo, adiga iyo Wafdigaaga waxaan u sheegaynaa waxaa la yiraahdaa Soomaaliland iyo Soomaaliya ayaa wada hadlaya,haddii la wada hadlayo waa innaan joognaa,haddii aanan joogin waxba kama jiraan,haddii aanan kursiga soo fariisan’’Ayuu yiri.

Wuxuu intaas ku daray‘’…Waxaan leeyahay Soomaaliland waa walaaleheen,laakiin Siyaasadii ayaan ku Midoobi waynay,taasi waxay dhashay dagaal iyo dhibaato,Soomaaliland ma nihin ee Soomaaliya ayaan nahay,Sool,Sanaag iyo Cayn waa Buundada isku haysa Soomaaliya ee ayaan laka goyn,kuso dhowow dalka,Taariikhduna yay kaa xumaan’’.

Khudbadaha ayaa si habsami leh socda,waxaana iminka hadlaya Hogaamiye dhaqameedka Gobolada Sool iyo Cayn,oo sheegay in Soomaaliland ay Dulmi ku haysato Dhul ay leedahay Puntland.

http://puntlandi.com/siyaasi-axmed-cabd ... wasaaraha/
:whoo:
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

Daawo Sawiro badan “Xafladii xalay ka dhacdey Aqalka Madaxtooyada Puntland ee lagusoo dhaweynayay RW Cabdiwali”

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

more pictures...

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

Kooxda Waabari Puntland oo hees kaga naxsaday R.W Somalia 11.10.2014

:blessed: reminiscing the days of the kacaan...

HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

Fanaan wacdaro ka dhigay Caasimada Puntland "Daawo"

HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

DAAWO Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Puntland Lagusoo Dhoweeyay

HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

Daawo Puntland "Waan kula xisaab-tamaynaa Raysal wasaare "

HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

Gaas iyo Cabdiwali Shiikh oo furay shirka wada xaajoodka PL iyo DF 11.10.2014


HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

SAWIRRO:- Madaxweynaha Jubbaland Oo Galabta Degmada Dhoobley Gaaray.

Dhoobley(PO):- Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ay ku soo sagootiyeen Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulkaasi iyo Golihiisa wasiirada, ayaa goor gaaban oo galabta ka ah dagay Garoon Diyaaradeed oo ku yaalla Degmada Libooyo Kenya oo 10 KM u jirta Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose,waxaana safarkiisa dhoobley uu ku saabsan yahay booqasho iyo u kuurgalid.

Markii uu Madaxweynuhu ka degay Garoonka Diyaaradaha Libooyo Kenya,waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Saraakiil Ciidamada ka tirsan iyo Maamulka Degmada Dhoobley ee dowlad Goboleedka Jubbaland,waxaana loosoo Galbiyey Dhinaca Degmada Dhoobley (Libooyo Soomaaliya) halkaasi oo lagu wado inuu ku sugnaan doono Maalmaha soo socda oo kulamo kula qaadan doono qaybaha kala duwan ee Shacabka Degmada Dhoobley iyo maamulkaba.

http://puntlandone.com/?p=667
Image
Image
Image
Image
Image
Image
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

Kormeerka ra’iisul wasaaruhu ku tagay wasaaradda waxbarashada, PDRC, jaamacadaha iyo dugsiyada sare.

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

Laba Cabdiwali + Camey oo duleedka Garowe u caana doontey

Image
Image
Image
Image
Image
Image

speaker of parliament siciid, vice president baabul camey, president abdiweli gaas and prime minister abdiweli sheekh :Obama:

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

:blessed: imagine when puntland officials + jubbaland officials + the darod prime minister or president all meet up in a garden near jubba river for a picnic.
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by thegoodshepherd »

^^^ Soon we will all dine along the banks of the Juba in the Holy Land, eating papaya and mango.
And take a boat trip on the Juba down from Jilib to Gobweyne only to dock at Kismayo Harbor
ilma Jaberti Ismaciil waa gob barakaysan :up:
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by HusseinHassan »

thegoodshepherd wrote:^^^ Soon we will all dine along the banks of the Juba in the Holy Land, eating papaya and mango.
And take a boat trip on the Juba down from Jilib to Gobweyne only to dock at Kismayo Harbor
ilma Jaberti Ismaciil waa gob barakaysan :up:
we'll be eating papaya in jamaame and mangoes in jilib while listening to mohamed mooge's babaaygii jamaame song. :lol:
JamalAddow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1144
Joined: Thu Jan 23, 2014 8:28 pm

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Post by JamalAddow »

Eff eating with Marehan and Ogaden those niggas are mooryaan. I'm gonna be eating mango with my Jareerweyne brothers.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”