Page 52 of 58

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sun Oct 12, 2014 4:06 pm
by thegoodshepherd
Mujahid Madaxweyne Mudane Madoobe preparing a new battalion :eat:


Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sun Oct 12, 2014 4:10 pm
by HusseinHassan
thegoodshepherd wrote:Mujahid Madaxweyne Mudane Madoobe preparing a new battalion :eat:

president ahmed madoobe understands that building the armed forces is the most important pillar in state building :up:

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sun Oct 12, 2014 4:17 pm
by Righteous
Mujaahid Madoobe :up:

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sun Oct 12, 2014 4:31 pm
by BigBreak
clan enclaves building their own militia style "armies" - this is a slap in the face of the paper central govt of zoomalia

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sun Oct 12, 2014 5:31 pm
by HusseinHassan
Ila Qosol Ra,isull Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland oo Cod iskugu Faanay heesta Calank



president abdiweli gaas and prime minister abdiweli sheekh having fun; you can also see vice president camay laughing from 1:37 :lol:

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Sun Oct 12, 2014 6:55 pm
by HusseinHassan
Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya oo kormeeray xarumaha wasaaradaha Puntland


Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Mon Oct 13, 2014 3:34 am
by BigBreak
i wonder how s***** saado cali is doin? :lol:

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Mon Oct 13, 2014 10:36 pm
by HusseinHassan
Ra’iisul Wasaaraha DFS iyo Madaxweynaha Dowlada Puntland oo si wayn Qardho loogu soo dhoweeyay.

Waxaa maanta magaalada Qardho soo gaaray wefdi balaaran oo hogaaminayo Ra’iisal wasaaraha Somalia C/weli Shiikh iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas,wefdigaani ayaa waxaa ka mid ahaa Madaxweyne ku xigenka Puntland,Wasiiro ka tirsan Dolwadda Federaalka. Gudoomiye kuxigenka labaad ee Baarlamaanka Somalia,xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka,Wasiiro ka mid ah xukuumadda Puntland iyo wefdi aad u heersareeyo.

Wefdiga Ra’iisal Wasaaraha Somalia ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey goob 20 km u jirto magaalada Qardho waxaana soo dhaweynta wufuuda kala duwan ka qeybgalay Dhammaan qeybaha Bulshada Qardho sida Ardayda,Maamulka Degmada iyo Kan Gobolka Urururada Haweenka iyo Kooxdaa Hiddaha iyo Dhaqanka.

http://puntlandi.com/daawo-sawirada-rai ... dhoweeyay/
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Mon Oct 13, 2014 10:44 pm
by HusseinHassan
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Mon Oct 13, 2014 10:48 pm
by HusseinHassan
Wafti Hogaaminayo Raysal wasaaraha somalya iyo Madaxweynaha puntland ayaa manta Booqasho

[youtube]CqiG5EhrgfM#t=270[/youtube]

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Mon Oct 13, 2014 10:57 pm
by HusseinHassan
Qada Saharaftii Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse u sameeyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,Raysal Wasaaraha Dalka Soomaliya Cabdiweli Shiikh Axmed iyo Wafdigii la socday ayaa waxa ay ka dhacday Dooxada Ceelmur oo ku taal Duleedka Magaalada Qardho.
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Mon Oct 13, 2014 10:58 pm
by HusseinHassan
:blessed: i wish i was there.

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Mon Oct 13, 2014 11:02 pm
by HusseinHassan
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka magaalada Dhoobley.

(Pi Kismaayo) Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa kulan la qaatay odyaasha dhaqanka degmada Dhoobley, kaasoo ku saabsanaa kala warqaadashada xaalada guud ee Deegaankaasi iyo waliba sidii loogu diyaar garoobi lahaa howlgalada dib u xoreynta deegaanada Jubboyinka ee kamaqan Gacanta Jubaland .

Madaxweyne Axmed madoobe ayaa sheegay magaalada Dhoobley inay horyaal u tahay halganka dib u horeynta Jubaland, Wuxuuna sheegay inay hooy u ahayd Boqolaalka kun oo reer Jubaland oo ay Alshabaab ka barakaciyeen guryahoodii, kuwaas oo haatan ku xaraysan xerooyinka qaxootiga ee Dhaadhaab ee Kenya.
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Wed Oct 15, 2014 10:52 am
by HusseinHassan
Munaasabadii lagusoo gabagabeeyay wada xaajoodkii u dhexeeyay dowlada Puntland iyo dowlada federalka Soomaaliya

Image
Image
Image
http://puntlandi.com/wp-content/uploads ... C_0022.jpg[/img]
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

:Obama:

Re: puntlanders and jubbalanders come in

Posted: Wed Oct 15, 2014 11:01 am
by HusseinHassan
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo sagootiyey Raysal Wasaaraha Soomaliya Cabdiweli Sheekh iyo wafdigii uu hogaaminayay.

(Pi Garoowe) Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland ku sagootiyey Raysal Wasaaraha Dalka Soomaliye Cabdiweli Shiikh Axmed iyo Wafdigii uu hogaaminayey oo u ambabaxay Magaalada Muqdisho

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Camay ,Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire ,Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Xukuumada Puntland ,Saraakil Madaxtooyada Puntland ka tirsan ,Cutub kamid ah Ciidanka Puntland iyo Dadweyne kale ayaa ka qeyb qaatay ambabixida Raysal Wasaaraha Dalka Soomaliya Cabdiweli Shiikh Axmed oo soo gaba gabeeyey safarkii uu ku joogay Gudaha Puntland.
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image