Re: puntlanders and jubbalanders come in
Posted: Sat Oct 18, 2014 10:50 am
Soo dhaweynta Madaxweynaha Dawlada Puntland London


Largest online Somali community!
http://somalinet.com/forums/
Shirkii Maalgashiga Afrika oo London Ka Furmay Iyo Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Abdiweli M. Ali Gaas oo Ka Qayb Galay
(Pi Landon) Madaxweynaha dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maamed Cali Gaas ayaa saaka ka qayg galay shirkii maalgashiga wadamada Africa “The Globel African Investment Summit” oo ka furmay magaalada London ee caasimada cariga Ingiriiska.
Shirkan ayaa waxaa lagu casumay wadama Rwanda, Puntland, Uganda, Tanzania iyo Gana, waxaana kasoo Qayb galay madaxweynayaasha wadamadaas oo kala ahaa Madaxweynaha Rwanda “Paul Kagame”, Madaxweynaha Puntland “Dr. Abdiweli M. Ali Gaas”, Madaxweynaha Uganda ” Yoweri Kaguta Museveni”, Madaxweynaha Gana ” John Dramani Mahama” iyo Ra’iisal wasaaraha Tanzania “Mizengo Pinda”.
http://puntlandi.com/sawirro-shirkii-ma ... ayb-galay/
Its prove of Royal blood.zumaale wrote:Bloody hell, have we become that desperate as Somalis that we celebrate a front row seat?
jalaaludin5 wrote:Its prove of Royal blood.zumaale wrote:Bloody hell, have we become that desperate as Somalis that we celebrate a front row seat?
Mujahid Mudane Madaxweyne Madoobe oo tababar xir ka fuuliyey Ras Kamboni
thegoodshepherd wrote:Mujahid Mudane Madaxweyne Madoobe oo tababar xir ka fuuliyey Ras Kamboni
Kismaayo(PO):- Xeebta Liido ee Magaalada Kismaayo Todobaad walba dhammaadkiisa Maalinta Jimcaha ah waxaa u damaashaad taga Boqolaal ka tirsan Shacabka Magaalada Kismaayo kuwaasi oo si nabadgalyo buuxda ah ugu soo baashaala Xeebtaasi, Maanta oo jimce ahayd Xeebta waxaa lagu arkayey dhallinyaro aad u fara badan oo qaarkood ay Kubadda Xeebta ku dheelayaan Halka Qaarkoodna ay Biyaha Xeebta ku dabaalayeen.
Xeebta Liido ee Magaalada Kismaayo waa meel aad u qurux badan oo Dalxiiska iyo Damaashaadka ku macaan, waana xeeb taariikh dheer oo xilligii bari samaadkii sidaan oo kale loogu baashaali jiray.
http://puntlandone.com/?p=1278
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Abwelli Mohamed Ali Gaas oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah Loogu Sameeyey London
WARBIXIN+SAWIRO: Madaxweynaha dawlada Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas ayaa xalay xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Hotel ka weyn ee caanka ah Millemmium Gloucester ee ku yaala badhtamaha magaalada London. Xaflada oo ahayd si aad u quruxbadan looga soo shaqeeyey ayaa waxay ahay mid dadweyne kumaankum gaadhaya ay kasoo qayb galeen, islamarhaantaan ahayd mid jawigeedu aad iyo aad u heersareeyey.
http://sanaagpost.com/2014/10/madaxweyn ... ey-london/